“Waxanu dareensanahay in khilaafka Xisbiga KULMIYE uu caqabad wayn ku yahay socodsiinta hawlaha qaran ee ay Xukuumada” Daneeyayaasha Xuquuqul Iinsaanka
Hargaysa 12.Feb 2014 (SDN)- Afhayeenka Difaacayaasha Madaxabanaan Ee Xuquuqda Aadamiga Somaliland Saleebaan Ismaaciil Bulaale ayaa war-saxaafadeed uu warbaahinta siiyey ku tilmaamay macluumaad ay ka soo ururiyeen adeegyada xukuumaddu u hayso bulshada in uu ragaadiyey khilaafka Xisbiga Kulmiye. Saleebaan Bulaale waxa uu warbixintiisa ku sheegay khilaafka Xisbiga Kulmiye in uu abuuray khilaafka Golaha Wakiiladda ka dhex…
