Guddomiyaha jalliyada Somaliland ee dalka ugandha oo hanbalyey hogaanka cusub ee ururka ardaya Sland dalka ugandha +kana hadlayey qodobo dhowr ah siyaasiya
(SDNKampal) Guddomiyaha jalliyada Somaliland ee dalka ugandha Md abdi risaaq Mohamed daaud cigaal oo maaanta saxafada Somaliland ee dalka ugandha iskugu yeedhay ayaa waxa uu ka hadlay xaalada guud ee jalliyada Somaliland ee dalka ugandha iyo arimo siyaasi ah dhanka kalana hanbayeyey hogaanka cusub ee ay doorteen ururka ardayda Somaliland ee dalka ugaandha oo…
