Nuqul ka Mid ah Mooshinada Golaha Wakiilada hor yaala ee Xiisadu ka Dhalatay + Xildhibaanada SaxeexayHalkan ka akhri
Hargaysa 08.Feb 2014 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa Mid ka Mid ah labada Mooshin ee ay rabaan in Awooda Gudoomiyaha iyo Ku Xigeenadiisa lagu ridi karo soo Jeediyay in laga dhigo 42 Cod halka ay haatan ka tahay Gudoomiyaha in lagu ridi karo 2/3 amase 55 Cod halka Ku Xigeenadiisuna uu Xeer Hoosaadku Tilmaamyo in…
