Maydka Ra’isal Wasaarihii Hore Ee Somalia Oo Haatan Laga Soo Dejiyey Garoonka Aadan Cadde

    Muqdisho:07-Feb-2014(SDN)-Waxa Daqiiqado ka Hor Garoonka Aaddan Cadde ee Magaalada Muqdisho laga Soo Dejiyey Maydka Allah Ha Naxariistee Ra’isal Wasaarihii hore Ee Somalia Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo Maanta Lagu Aasi Doono Halkaas. Maryka Ra’isal Wasaaraha oo Laga Soo Duuliyey Dalka Maraykanka, isla-markaana Madaxda iyo Shacabka soomaaliyeed ay Garoonka ku Sugayaan, ayaa waxa Sidday Diyaaradda Turkish Airline,…

    Read More

      Nuxurka Kulan Xalay Villa Somalia ay Isku Horfadhiisteen Madaxda Soomaalidu Oo Runta La Iskugu Sheegay, Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Cali Geeddi Oo Markii Ugu Horraysay is Horfadhiistay

      Muqdisho:07-Feb-2014 (SDN)-Kulan Ballaadhan oo Habeenkii Xalay Ka Dhacay Aqalka Madaxtooyada Somalia, kana Soo Qaybgaleen inta Badan Madaxda Soomaalidu, ayaa lagaga wada Hadlay waxyaabo Badan.  Kulankan oo ahaa mid Ujeeddadiisu ahayd sidii  kulana duco ah loogu qaban lahaa Ra’islawasaarihii hore ee Somalia Cabdirisaaq xaaji xuseen oo Dhawaan Geeriyooday, ayey isku soo Horfadhsiiteen Wajiyaal Siyaasadda ku colloobay…

      Read More

        Madaxda Ugu Sarraysa Dawladda Somalia iyo Shacab Tiro Badan oo Haatan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Wada Taagan

        Muqdisho:07-Feb-2014(SDN)-Wararka ka Imanaya Magaalada Muqdisho ayaa Sheegaya inay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde International Airport Ku Sugan yihiin inta Badan Madaxda Dawladda Somalia iyo Shacab Tiro badan oo Sugaya maydka Ra’isalwasaarihii hore ee Somalia Cabdirisaaq Xaaji Xuseen. Garoonka ayaa La sheegayaa inay Si Haybaysan  u taagan yihiin Madax Sare oo ka Tirsan dawladda iyo Ciidamada…

        Read More

          WHAT MAKES AGREAT LEADERSHIP?

          Everywhere around us, there are leaders; at school, at home, on the playground, sports field or in government. Leaders have a responsibility to lead their followers well and to be a good example to them. It is important to know who our leaders are and to be able to judge if they are good or…

          Read More

            Enduring Quest for International Recognition

            Somalilandsun – Ever since declaring its independence from Somalia on 18 May 1991, Somaliland has struggled for international recognition as a sovereign and stable state. While this struggle continues, Somaliland has already succeeded in establishing a currency, setting up a working government and holding a series of free elections. Below is an article published by…

            Read More

              54 years and the conflicts initiated as a consequence of UNIONIST ideals continue to plague the HORN of AFRICA…

              Somaliland-Republic gained it’s independence 26-June-1960 at the end of the British Protectorate agreement dating back to 1884. The Territory of Somalia-Italia colony was created in 1925 from the merger of Jubaland with the the Italian colony to it’s north forming Somalia-Italia(Somalia). The Italians granted Somalia it’s independence 01-Jul-1960. The TWO independent countries entered into a…

              Read More

                Mooshino Iska Soo Horjeeda Oo Golaha Wakiilada Ka Socda+Siilaanyo Iyo Cirro Iyamaa Fudud+Sixirka Xildhibaanada Golaha Wakiiladu Uu Marayo

                Hargaysa 06.Feb 2014 (SDN)-Qasriga Madaxtooyada Somaliland ayaa u tafaxaytay,dagaal siyaasiyadeed oo aanu waxba iskula hadhin oo dhexmara iyaga iyo Golaha wakiilada Somaliland, dagaalkaas oo uu hormood u yahay Wasiirka madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka wakiil ah madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa hogaaminaya dagaalka madaxtooyadu ula badheedhay golaha wakiilada Somaliland isagoo adeegsanaya Xildhibaanada Wakiilada…

                Read More

                  Xukuumada oo dabada ka Riixaysa Mooshin Wax ka bedel Xeer hoosaadka Golaha Wakiilada Iyo Gudoomiye Cirro oo dalka ka Maqan

                  Hargaysa 06.Feb 2014 (SDN)- Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa u aragta Go’aankii uu Golaha Wakiiladu Wax kaga bedelay Xeer hoosaadka Golaha Wakiilada Mid Wiiqay Awoodii Xisbul Xaakimku ku dhex lahaa Golaha Wakiilada . Warar Xog ogaal ah ayaa Shabakada Qurbejoog u Xaqiijiyay in Qaar ka mid ah Mudanayaasha Xukuumada Gacan saarka la lihi ay rabaan inay…

                  Read More

                    Kenya: Names of 2 Other Mall Terrorists Revealed

                    Nairobi, 06 Feb 2014 (SDN) –A senior security official in Kenya on Thursday disclosed for the first time what authorities believe are the names of two previously unidentified gunmen who carried out the attack on a Nairobi mall, killing at least 67 people. The official, who insisted on anonymity because he is not authorized to…

                    Read More

                      Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka oo Jabuuti kaga Qayb gashay Shir Caalami ah iyo Khudbadii ay ka Jeedisay {DHAGAYSO}

                      Jabuti 06.Feb 2014 (SDN)- Jamhuuriyadda Somaliland ayaa qayb gashay shirweyne caalami ah oo maanta ka furmay dalka Jabuuti kaasoo lagaga hadlayo sidii loo joojin lahaa gudniinka fircooniga ah ee Hablaha Wasiir ku xigeenka wasaaradda Shaqada iyo arimaha bulshada Marwo Shukri Xariir Ismaaciil iyo wefti ay hogaaminayso oo Somaliland u metelaya shirkaasi ayaa hadal ay ka…

                      Read More

                        “Kaalmadu Ma Keento Wax Xal ah,Waana Lugooyo,Waa wax leysku soo Habaarey” Wasiirka Macdanta Somaliland

                        Cape Town 06.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale ayaa shaaca ka qaaday in uu dhulka Somaliland yahay mid dihin oo leh khayraad macdaneed oo aan gebi ahaanba la taaban. Wasiirka oo la hadlay wakaaladda wararka Reuters, isaga oo ka qeyb-galayay shir lagaga hadlayay macdanta oo ka dhacay Koonfur  Afrika, waxa…

                        Read More

                          Hay’ada Qaramada Midoobay ee Caafimaadka oo Dhisme Cusub ka Samaysanaysa Garowe SAWIRO

                          Garowe 06.Feb 2014 (SDN)- Hay’adda WHO ayaa maanta soo bandhigtay dhisme cusub oo ay ka dhisanayso duleedka waqooyi ee magalada Garowe,kaasoo ku kacaya aduun lacageed oo gaaraya $3-milyan. Dhigax dhiga daartan ay yeelatay WHO waxaa ka qayb galay madaxda wasaaradda caafimaadka,wasiirkii hore ee caafimaadka iyo mamulka Gobalka Nugaal. Wasiirkii hore ee caafimaadka Dr.Cali Cabdilaahi Warsame…

                          Read More

                            Xaalada Wadanka Ukraine oo Baaxaadagaysa iyo Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka oo booqatay

                            Washington 06.Feb 2014 (SDN)- Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Victoria Nuland ayaa maanta Ukraine wadahadalo kula leh Madaxweyne Viktor Yanukovych  iyo taageerayaasha mucaaradka. Socdaalka Nuland waxay ku soo beegmeysaa maalin kadib markii madaxa arrimaha dibedda ee Yurub Catherine Ashton ay booqatey caasimadda Ukraine ee Kyiv, iyadoo banaanbaxyada dowladda looga soo horjeedo ay weli socdaan….

                            Read More

                              xisbiga Ucid laantiiisa Uk waxa Hambalyo dhalaasho u direynaa Maxamed Yusuf Shaxari & Marwadiisa Hana Abiib Oo Wiil ugu dhashay magaalada London

                              Anagoo kala ah Madaxda Xisbiga Ucid laanta Uk Xoghayaha Xisbiga mudane Cabdilaahi Cumar Shaqale , Gudoomiyaha Garabka haweenka Ucid Marwo Farduus CIge , Gudoomiyaha garabka haweenka qarada Yurub Marwo Amina Ismaciil Cubule ,Xoghayaha Waxbarashada Fawsi Xaji Yusuf ,Caasha Yusuf Cali, Fawsiya Caydiid, Yasmiin Dhoolayare ,Nasir Maxamed Cali ,Cabdiqadir Cali Qawdhan , Nuur Cali qawdhan ,Mustafe…

                              Read More

                                Xoghayaha Xisbiga UCID Cabdilahi Cumar Shaqale Laantisa Uk ayaa waxa u hambalyey bulshada reer Burco ee gobolka Togdheer siday u u soo dhaweyeen Musharaxa Madaxwaynaha xisbiga iyo ku xigeenkiisa iyo madaxda kale la socotay waxana cambareyey dhacdadii ay dawladu kula kacday inay is hortagaan

                                London 06Feb14(SDN) Xoghayaha Xisbiga UCID Laantisa Uk waxa u hambalyey bulshada reer Burco ee gobolka Togdheer siday u u soo dhaweyeen Musharaxa Madaxwaynaha xisbiga iyo ku xigeenkiisa iyo madaxda kale la socotay waxana cambareyey dhacdadii ay dawladu kula kacday inay is hortagaan waxa uu hadalkis ku yiri maanta waxaan mahad aad oo wayen aan odirayna…

                                Read More

                                  Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo dalka ku soo dhaweeyay Hay’ad ka Socota Boqortooyada Sucuudiga

                                  Hargaysa 06.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee JSL Sh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa maanta madaarka caasimadda ku soo dhoweeyey wefti balaadhan oo ka socda Hay’adda  DACWA-ISLAAMIYA oo fadhigeedu yahay dalka Boqortoyada sucuudiga. Wasiirka oo warfidiyeenada ugu waramay qolka VIP-da ee Egal Intranational Airport ayaa ku bogaadiyey Hay’adda DACWA-ISLAAMIYA taageerada ay la dhinac…

                                  Read More

                                    Prime Minister: “Education is the only solution to rid our country of FGM and protect our young girls from this barbaric act”

                                    Muqdisho 06.Feb 2014 (SDN)- Today is the eleventh anniversary of the International Day of Zero Tolerance for Female Genital Mutilation (FGM). This important Day was first declared by four African first ladies on February 6, 2003, aimed at bringing people around the world together to put an end to female genital mutilation/cutting (FGM/C). FGM affects…

                                    Read More

                                      Madaxweyne Siilaanyo oo Maalmo kadib Maanta Tacsi u diray Ra’isal Wasaarihii Lixdamaadkii ee Somalia

                                      Hargaysa 06.Feb 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Siilaanyo), oo haatan socdaal ugu maqan dalka Ingiriiska ayaa tacsi u diray  Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo guud ahaanba dadka soomaalida, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geeridii dhawaan ku timid raisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen, waxaanu illaahay uga baryayaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo…

                                      Read More

                                        Wasiirada Waxbarashada oo ka Hadashay Sababta ay Wasaaradeeda ugu Samaysay Koox u Ciyaarta

                                        Hargaysa 06.Feb 2014 (SDN)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland, ayaa qaadatay koox cusub oo kubadda kolayga ah oo ay maalgelinayso, kuna ciyaari doonta magaceeda. Kooxdan oo magaceeda la yidhaa IFTIN, kuna metali doonta xirfadda kubadda kolayga Wasaaradda Waxbarashada, ayaa daahfurkeeda laga shaaciyey xaflad lagu qabtay hoolka guriga shaqaalaha dawladda ee magaalada Hargeysa maanta,…

                                        Read More