Ra’iisul Wasaare-kuxigeenka oo la kulmay mas’uuliyiinta Ururada hoos yimaada Ururka Iskaashiga Islaamka
Muqdisho, March 16, 2014(SDN)-Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xersi Maxamed ayaa la kulmay xubno matalayay hay’addaha iskaashiga la leh ururka iskaashiga Islaamka, waxaana kulankan looga hadlay sidii loo gaarsiin lahaa gobolada la xoreeyey mashaariicda horumarineed ee ururka iskaashiga islaamku bixiyo soona marsiiyo hay’addahan gudaha ka howlgala. Kulanka ayaa waxaa sidoo…
