Xisbiga Kulmiye oo Mar kale la Rajaynayo in Dib loo dhigo Qabsoomida Shirweynihiisii Mudo dhaafay ee Sadexaad
Hargaysa 17.March 2014 (SDN)- Xisbiga Kulmiye ayaa dib u dhigaya shirweynihiisa maalmo kooban iyadoo lagu beegi doono soo noqoshada Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigiisa oo qabsoomida shirka aan looga maarmayn. Illaa hada Xisbiga Kulmiye sooma saarin wakhtiga uu dib u dhigayo shirka hase yeeshee waxa la hadal hayaa muddo toddobaad ah in uu dib u dhici…
