Safarkii Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada Dalka Oo Inta Badan Albaabada U Laabay Xarumihii Dawladda Ee Caasimadda iyo Dhaqdhaqaaqyadii Ciidanka Booliska Oo La Yareeyey

    Hargeysa:18-March-2014(SDN)-Inta Baddan Shaqooyinkii ay Caasimadda Ka Hayeen Xarumaha Dawladda ayaa iska Xannibnaa tan iyo intii uu madaxweyne Siilaanyo u baxay Safarka Gaaban ee uu ku Marayo Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka. Shaqooyinka istaagay waxa ka mid ah oo si weyn loo Dareemaya kuwa dhinaca Ammaanka la Xidhiidha, kuwii ka socon jirey Xarumaha Wasaaradaha Dalka iyo waliba…

    Read More

      Booliska Mombasa Oo Sheegay inay Fashiliyeen Laba Qarax Oo Gawaadhi Loo Adeegsanayey

      Mombasa:18-March-2014(SDN)-Wararka Naga Soo Gaadhay Magaalo-xeebeedda Mombasa ee Dalka Kenya, ayaa Sheegaya in Halkaasi Lagu Qabtay Laba  Nin oo ay ku sheegeen inay Maleegayeen Qaraxyo  gaadiid loo adeegsanayey. Ciidamada booliska ayaa sheegay in labada ruux oo mid u dhashay dalka Kenya kan kalana uu kasoo jeedo asal ahaan Soomaaliya ay qorsheynayeen inay weerar ka geystaan goob…

      Read More

        Wax Ka Ogow Qoddobada Sababay In Alshabaab Awood Buuxda Ku Yeeshaan Gudaha Muqdisho

        Muqdisho:18-March-2014(SDN)-Dhegaha iyo Indhaha dadka Reer Muqdisho ayaa Bilihii ugu dambeeyey ay ka Badatay Dhibka dhimashada iyo dhaawaca leh ee ay Kooxaha Alshabaabku ka Fuliyaan Magaalada Muqdisho oo muddo hore laga Saaray. Haddaba Dadka ammaanka Lafagura ayaa Arrimo badan ku macneeyey Xooggan cusub iyo awooddan ay kooxda Alshabaab ku yeelatay Magaalada Muqdisho, kuwaas oo Gaadhay Heer…

        Read More

          Somaliland:Shacabka Oo dhabannada la Haysta Xildhibaanno In Ka Badan 10-sano Fadhiidnimo La Hor Joogay Oo Haddana Safaf Ugu Jira Hambalyeynta Madaxweynaha

          Hargeysa:18-March(SDN)-Waxa Tartan Loogu JIraa ka hadalka iyo ammaanta Safarka Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada Dalka, gaar ahaan midkan uu Haatan ku Joogo Gobolka Sanaag oo inta badan La Sheego inuu dalka intiis  kale  ka Dambeeyo. Dadka  ayaamahan Ammaanta madaxweynaha sida weyn  ugu tafo-xaydnaa wax aka mid ah Xildhibaano Golaha Sharcidejinta ee umaddu dooratay ah, kuwaas oo…

          Read More

            Prime Minister hosts National Band ‘Waabari’ to discuss the importance of culture in countering terrorism

            His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, hosted a meeting with the Somali National Band, ‘Fanaaniinta Qaranka Waabari’, to discuss the important role they and other leading figures in Somali culture have to play in the fight against terrorists and rebuilding of the nation. The meeting was also attended by the Minister of Information, Mustaf…

            Read More

              Khudbadihii Kala Duwanaa ee Daahfurka Bilawga Dhismaha Waddada Ceerigaabo Qurbejoog.com Ka {DHAGAYSO}

              Ceerigaabo 17.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta si rasmi ah u Daah furay Bilaabay Dhismaha Waddada Ceerigaabo iyo Burco iyadoo Munaasibad balaadhan oo arrintan la Xidhiidhana lagu Qabtay duleedka Konfureed ee Magaalada Ceerigaabo.   Madaxweynaha oo maanta ujeedadiisa ugu wayni ahayd inuu ka dhabeeyo balanqaadkisii hore ee ahaa…

              Read More

                Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenk​a Soomaaliya iyo Safiirka Britain oo ka wada hadlay gurmadka iyo xasiloonid​a goobaha laga xoreeyay Nabad-diid​ka

                Muqdisho Mar 16,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka dawladda Britain ee  Soomaaliya Neill Wigan, waxaana ay ka wada hadleen gargaarka bani’aadanimo ee la gaarsiinayo dadka ku dhaqan goobaha laga xoreeyay  Nabad-diidka iyadoo Britain ay kamid tahay dawladaha ka qayb-qaadanaya  gurmadka iyo xasiloonida goobahaasi….

                Read More

                  Ministers visit liberated town of Hudur

                  Following the liberation of eight key towns from Al-Shabaab by the Somali National Army with support from AMISOM, ministers today visited the newly liberated areas to access the needs of the people. Minister of Defence, Mohamed Sheikh Hassan Hamud, and the Interior Minister, Abdullahi Godah Barre, today visited Hudur town to access the needs of…

                  Read More

                    Somali traffic cops battle gridlock and chaos

                    Mogadishu, Somalia –  “Tow it away, tow it away!” shouts a short man at a group of men wearing white shirts and navy blue trousers. They are the Somali traffic police, and Ali Hirsi Barre – the short man with a larger-than-life personality – is the head of the department. His voice is raspy, but…

                    Read More

                      Car bomb targets African Union troops in Somalia

                      Mogadishu — A convoy of the African Union’s AMISOM force was targeted by a car bomb just outside the Somali capital on Monday, witnesses and a Somali army source said, though it was not immediately clear if there were any casualties. Contacted by AFP, a spokesman for the Shebab Islamist group said the group carried…

                      Read More

                        Maxamed Saleebaan Tubeec: Erey sagootis ah, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, Qormada 3aad

                        Waxa habboon inta aynaan halkan isla dhaafin in aynu kala saarno Heellooyinka iyo Heesaha oo labadaba muusig raaco. Heellooyinku waa qaraamiga. Waxa laga tidcaa oo laga soohaa oo keliya Badda Dhaantada ee Maansada Soomaaliyeed “Giddigeed adduunyada intii, geesi lagu faanay, Gocasho iyo magac baa ka hadha, gobi u aydaaye, Waad gudatay Muusow xilkii, kula gudboonaaye,…

                        Read More

                          Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka oo ka Hadashay Qasdiga ay uga Gol leeyihiin Siyaasada Faya dhawrka Qaranka ka Daawo QURBEJOOG.COM

                          Hargaysa 17.March 2014 (SDN)- Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa Maanta soo Gabo gabaysay Kulan lagu soo bandhigayay Siyaasada Fayo dhawrka Qaranka oo mudo laba Cisho ah ka socday Huteel Ambassador ee Caasimada hargaysa. Kulankan oo ay ka soo qayb galeen Xubno ka mid ah Maayarada dalka,Wasaaradaha dawlada qaar ka mid…

                          Read More

                            Xarun lagu daryeelo Ubadka Agoomaha ah oo uu dhisayo Orodyahan Mo Farax oo Hargaysa lagu Dhagax dhigay Ka Daawo QURBEJOOG.COM

                            Hargaysa 17.March 2014 (SDN)- Maayarka Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco oo uu Weheliyo Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose ayaa Maanta dhagax dhigay Xarun loogu talo galay in lagu daryeelo Caruurta Agoomaha ah oo uu Maal gelinayo Orodyahanka Caanka ah ee Maxamed Faarax Mof. Xaruntan Maanta la dhagax dhigay ayaa Maayarku sheegay in sida ugu dhakhsaha…

                            Read More

                              Shir Heer Caalami ah oo lagaga Hadlayo Waxsoo saarka Somalia iyo Sida ay Dunnida ugu Xidhmi lahayd oo Dubai ka Furmay

                              Dubai 17.March 2014 (SDN)- Shir caalami ah oo ku saabsan horumarinta wax-soo-saarka Soomaaliya sida xoolaha, beeraha iyo kalluunka ayaa maanta oo Isniin ah ka furmay magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan beeraha ee FAO oo ka mid ah hay’adaha shirka soo qaban-qaabiyey ayaa sheegay in ujeeddada shirku tahay in…

                              Read More

                                Guddoomiyaha degmada Xarfo oo la sii daayay kaddib markii dambi lagu waayay iyo Xubno Xukun lagu riday

                                Boosaaso 17.March 2014 (SDN)- Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta xorriyaddiisa dib ugu celisay guddoomiyaha degmada Xarfo ee gobolka Mudug, Cabdullaahi Faarax Beyla, kaas oo lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa lunsashada raashin gargaar ah oo loogu talagalay dadka tabaaleysan ee ku nool degmada. Hase yeeshee maxkamadda ayaa xabsi min saddex sano ah…

                                Read More

                                  Madashii Maanta ee Dhaqaajinta Wadada Ceerigaabo+Dareenkii Bulshada Ceerigaabo+Weedhihii Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiir Xirsi DAAWO oo DHAGAYSO

                                  Ceerigaabo 17.March 2014 (SDN)- Jawiga maanta oo ahaa mid layaab ku noqday weftiga madaxweynaha ku wehelinaysay safarkan loogu magac-daray Hilaacii Xeebaha Somaliland ka dib markii ay xalayto ku soo hoyden Caasimada Gobolka sanaag ee Ceerigaabo goor habeenimo ah balse ay shacbigu jawaab uga dhigeen saaka Nin daar ku jiraa daruur ma arkee ilayn xalay roobku…

                                  Read More

                                    Afhayeenka Xisbiga Waddani Ee USA oo Ka Hadlay Rajada ay ka Qabaan in doorashooyinku Xiligoodii ku dhacaan SAWIRO

                                    Hargeysa 17.March 2014 (SDN)Saraakiil sar sare oo katirsan Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani ayaa maanta madaarka Caalamiga Ah Ee Cigaal kusoo dhoweeyay Afhayeenka Xisbiga Waddani ee Dalka Maraykanka Mudane Mukhtaar Mure Warsame oo dalka soo gaadhay. Mukhtaar Mure Afhayeenka Xisbiga Waddani Ee USA oo warbaahinta la hadlay ayaa kawarbixiyay hawlaha horumar iyo habsi usocodka laanta…

                                    Read More