Wasiiro ka Socda Xukuumadda Somaliland Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Maxkamada iyo Qaybta Booliska Ee Gobolka Saraar

    Caynaba 03.March 2014  (SDN) Wefti Wasiirro ah oo ka socda Xukuumadda Somaliland oo socdaal hawleed  ku jooga Xarunta Gobolka Saraar ee Caynaba ayaa maanta dhagax dhigay dhismayaasha Xarunta Maxkamada Gobolka iyo Xarunta qaybta Booliska ee gobolkaasi oo hada la hir galinayo. Weftigani Wasiirrada ah oo uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Md. Cali Maxamed Warancade,…

    Read More

      Nicholas Kay oo baaq ka soo saaray shirarka Baydhabo

      Nairobi 03.March 2014 (SDN)- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa sheegay inuu si dhow u eegayo shirarka ka socda magaalada Baydhabo iyo natiijadii shirkii maanta. Labo shir oo midkood la sheegay in maamul loogu sameynayo saddex gobol iyo mid kale oo lix gobol maamul loogu sameynayo…

      Read More

        Dr:Madoobe Nuunow Oo Loo Doortay Madaxweynaha 6-Da Gobol Ee Kufurta Galbeed Somalia‏ iyo Shir ka soo Hor jeeda oo ka Socda Baydhaba

        Baydhaba 03.March 2014 (SDN)- Goor dhow ayuu ku soo gaba gaboobay Xarunta ADC ee magaalada Baydhabo tartankii doorashada hogaanka Maamul goboleedka Koofur Galbeed  Soomaaliya oo ka kooban lix Gobol, iyadoo lagu doortay Madaxweyne Dr:Madoobe Nuunow Maxamed . Madoobe Nuunow Maxamed oo horay Wasiir iyo Xildhibaan ugu soo noqday Dowladihii KMG ahaa ayaa ku guuleystay doorashada,…

        Read More

          Xukuumada Federaalka Somalia oo Cadaysay Mawqifkeeda ku aadan shirarka Baydhabo

          Muqdisho 03.March 2014 (SDN)- War-murtiyeed maanta ka soo baxay xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay mowqifka ay dowladdu ka taagan tahay habka loo marayo dhismaha maamul-goboleedyada iyo sida ay uga welwelsan tahay shirarka siyaasadeed ee iska soo horjeeda ee ka socda magaalada Baydhabo. Xukuumaddu waxay xustay inay dhibaato ka imaan karto natiijada ka…

          Read More

            Daawo sawiro…Gudiga Fulinta Xisbiga Waddani Uk oo Kulan Ku Yeeshay Galbeedka London iyo Dr Maxamed Cismaan Fadal oo Goob-joog ka ahaa.

              London 3March14(SDN) Shirkan oo ahaa mid si heersare loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay xubnaha Gudida Fulinta UK iyo Hogaanka sare ee Uk, kulankan oo ahaa mid lagu dar dar galinayey hawlaha Xisbiga ee UK.   Kulankan oo aad muhiim ugu ahaa guud ahaan Xisbiga Waddani iyo kan Laanta UK-ba ayaa lagu…

            Read More

              Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Magaalada Boorama Xadhiga kaga Jaray Shirkada Biyaha ee Shappa

              Boorama 03.March 2014 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka jsl md cabdiraxmaan cabdilaahi ismaaciil [ saylici] ayaa maanta xadhiga ka jaray laba ceel biyood oo ay hirgalisay shirakadda biyaha shappa ee magaaladda borama. Madaxweyne ku xigeenka jsl  md  cabdiraxaan cabdilaahi ismaaciil [saylici] iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin wasiirka wasaaradda biyaha jsl  iyo wasiiru…

              Read More

                Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Cadeeyay Mawqifkiisa Ku Wajahan Mudo Kordhinta Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo

                Hargaysa 03.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal haynta Mudo kordhin Xukumadda Madaxweyne Siraanyo loo Sameeyo. Waxa uu sheegay inay dadaal ugu jiraan sidii Doorashada wakhtigeedii loo qaban lahaa. “ Waxa weeye in Doorashada wakhtigeedii lagu qabto, Dadaala waanu ugu jiraa. Waakii…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo oo Dhaqan geliyay xeerka Guddida Hoggaaminta Diiwaan-gelinta Muwaadinka iyo Guddi Hawleedkeeda.

                  Hargaysa 03.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa Xeer Madaxweyne oo uu maanta soo Saaray ku dhaqan Geliyay Xeerka aasaasida Guddida Hoggaaminta Diiwaan-gelinta Muwaadinka iyo Guddi Hawleedkeeda. Warsaxaafadeedkan oo uu ku Saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada ayaa u dhignaa Sidan:- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xeer Madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/M/XERM/249-2296/032014, ku…

                  Read More

                    Daawo Muqaal Soo dhaweyntii Mujaahid Cali guray iyo Xoghayaha Arimaha Dibada ee Waddani Dr Fadal oo ka dhacday Hotel Nomad London.

                    London London 03March14(SDN) Xaflad casho sharaf ah oo ay ka qayb-galeen Haweenka reer UK ayaa waxa lagu qabtay Galbeedka London xafladan oo lagu soo dhawayeynayey Mujaahid Cali Gurey Gudoomiyaha sadexaad ee xisbiga UCID ayaa waxa ka soo qayb galay  xisbiyada Waddani iyo UCID ,madaxdooda Uk waxa kale oo marti ku ahaa xoghayaha Arimaha Dibada ee…

                    Read More

                      Gudoomiyaha ictiraaf raadinta Somaliland Subeer Maxamed Cabdilaahi oo baaq u diray dhamaan bulshada reer somaliland ee ku dhaqan Aduunka Dawasho wacan

                      London 03March149SDN) Gudoomiyaha ictiraaf raadinta somaliland mudane subeer maxamed cabdilaahi ayaa waxa uu baaq u diray dhamaan qurbejogta somaliland gaar ahaan Uk isaga oo ka hadlaya baraamijka ictiraaf raadinta somaliland iyo qaabkii looga qayb gali lahaa waraysigan oo u dhacay waa sidatan Mudane: Subeer Maxamed Cabdilaahi Mobile:00447908254869      

                      Read More

                        Ukraine oo ciidamadeeda heegan la galiyay iyo Ruushka oo isku diyaarinaya in uu qabsado gebi ahaanba dalkaasi

                        Kiev Mar 03,2014(SDN)-Ciidamada dalka Ukrain ayaa la geliyay heegan ka dib kolkii ay soo baxday suurto gal nimada in ciidamada Ruusha ee dalkaa galay ay isku balaariyaan dhul dheeri ah. Ciidamo Ruusha ayaa lagu arkay gobolka Crimea ee dalka Ukraine maalmo ka hor iyada oo dalkaasi uu hareeyay qalalaase siyaasadeed. Mareykanka ayaa sheegay in tilaabada…

                        Read More

                          MASHRUUCA BIYO BALAADHINTA EE CAASIMADA HARGEYSA EE AY MAALGALINAYAAN EUROPEAN UNION KA OO AY SALUUGEEN DEGMOOYINKA MAXAMUUD HAYBE IYO MAXAMED MOOGE(WARBIXIN)

                          Hargeysa Mar 03,2014(SDN)-Kulan balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen maasuuliyinta Wakaalada Biyaha ayaa waxa uu ka qabsoomay Xalay STAR HOTEL ee magalada Hargeysa, waxaana ka soo qaybgalay kulankaasi Maareeyaha Wakaalada Biyaha mudane Ibraahim Siyaad, iyo Maareeye kuxigeenka W/Biyah Eng. Ismaaciil Cabdilaahi iyo hayadaha gacanta ka gaysanaya fulinta mashruuca biyo balaadhinta magalada Hargaisa oo uu maalgalinayo…

                          Read More

                            Wasiirka Duuliska Oo U Muuqda Inuu Mar Labaad Dib Ugu Laabtay Dhiriqda Musuqii Garoonka Hargeysa iyo Mashruucii Dib-u-dhiska Dhabbada Diyaaradaha Oo Muddo dhaaf Galay

                            Hargeysa:03-March-2014(SDN)-Waxa Mar kale  Ifafaalihiisa la Arkayaa Ceebihii  mar kasta ku Iman Jirey Dib udhiska Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport, kadib markii uu   dib uga Dhacay inay Shaqada dib-u-dhisku Bilaabanto xilligii Ballantu ahayd. Garoonka Dib-u-dhiskiisa ayaa Loo Ballansanaa inuu bilaabmo  01-03-2014-ka, Balse waxa Taasi ma muuqato wax ifaafaale dhismo ahina kama Muuqdaan wali Garoonka. Wasiirka…

                            Read More

                              Somali shops looted in Nelspruit

                              Several shops belonging to Somali nationals at Pienaar, outside Nelspruit, have been looted. The attacks followed the death of a 20-year-old man, allegedly at the hand of a shop owner. The looting started after the victim was buried. Somali business owners’ representative Ali Mohamed says police are not doing enough to protect them. Mohamed adds…

                              Read More

                                Baydhabo: Doorashada Maamul U Samaynta K/Galbeed Somalia Oo Saaka Dhacaya iyo Liiska Musharixiinta oo Lagu Dhawaaqay

                                Baydhabo:03-March-2014 (SDN)-Waxa Gebogebo maraya Shirweynihii ka Socday Magaalada Baydhabo ee la Doonayey in lagu Dhiso Maamulka Koonfur-galbee Somalia, waxana Soo Baxay Liiska Musharixiinta u taagan Hoggaanka Maamulkaas. Guddiga Doorashooyinka ayaa Ku Dhawaaqay Liiska cidda uu hurgurigu kaga Jiro inay Noqdaan Madaxda Maamulkaas qabanqaabadiisu muddada socotay. Liiska ay Guddidu ku dhawaaqeen ayaa u dhignaa Sidatan. 1-…

                                Read More

                                  Somalis in Minnesota: Still misunderstood

                                  Twenty years have passed since Somalis started arriving in Minnesota to establish their largest community in America. Yet a large gap in understanding prevents integration of this burgeoning subcommunity in the North Star state. Popular culture provides Exhibit A. Barkhad Abdi gained instant stardom after outshining Tom Hanks in the thriller “Captain Phillips,” about Somali…

                                  Read More

                                    Somaliland Oo Si Weyn Looga Hadal Hayo Dil Aan Noociisa Hore Loo Arag Oo Hargeysa Ka Dhacay Iyo Dad Hore Looga Samray Oo Loo Malaynayo In Sidan Oo Kale Lagu Dilay

                                    Hargeysa:03-March-2014(SDN)-Guud ahaanba Shacabka Reer Somaliland eek u dhaqan Dalka Gudihiisa ayaa si weyn u Hadal haya Dilkii Abid ugu foosha xumaa ee dalka ka Dhaca. Waxa Meelaha La isugu yimaaddo, Basaska la Raaco, Goobaha waxbarashada iyo Makhaaxiyaha Shaaha laga Cabbo laga Hadal hayaa Dilkaas, iyadoo Dadka Intooda badani ay Anfariir iyo argagax baahsan ka qaadeen…

                                    Read More