Soomaalida Bristol oo ka baaqatay kulan looga hadlayay sababha Police-ku u joojiyaan una baaraan dadka
Bristol Mar 28,2014(SDN)-Soomaalida ku nool magaalada Bristol ee dalka Britain ayaan ka xaadirin kulan Police-ka magaaladaasi qabteen oo looga hadlayay qodobo ay hore uga cawdeen. Soomaalida ayaa dhawaan ka cawday fal ay Police-ka magaalada Bristol ku weydiiyeen rag Soomaali ah oo ku sugnaa maqaaxida Star iyaga oo baadi goobaya nin denbiile ahaa. Police-ka Bristol ayaa…
