Madaxweyne Ku Xigeenka Punt land oo ka Gaws Qabsaday shaqada hantidhowrka Puntland,Somaliland ku Xidhiidhiyay Wada Shaqaynta Axmed C.Godane

    Garowe 27.March 2014 (SDN)- Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Eng,Cabdixakiin Cabdilaahi Camay oo maanta 26.March.2014 socdaal ku tagay qaar ka mid ah wasaradaha dowladda ayaa sheegay inuu soo arkay qaar shaqaynaya iyo kuwo laga maqan yahay. Camey ayaa sheegay inay jirto habacsanaan ka jirta qaar ka mid ah wasaradaha dowladda wuxuna sheegay in looga baahan…

    Read More

      AL –ZIIZI oo iska casilay Hogaankii Ciidamadda iyo Wasiirka Difaaca

      Masar,27,march,2014(SDN)-Wasiirkii Gaashandiga ee Wadanka Masar Cabdifataax Al-Ziizi,ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilayo jagadaasi.si uu Qalaanqal ugu yeesho U cararida Jaggada Madaxtinimadda ee Dalkaasi. Ziisi oo ka hadlayay Tv-ga Qaran ee dalkaasi ayaa hadal uu shacabka ugu talogalay oo jeedyay waxa uu ku yidhi “Maanta waa maalintii ugu danbaysay ee aan hortiina taaganahay,aniga oo xidhan dharka…

      Read More

        Gudoomiyaha Ictiraaf raadinta Somaliland Mudane Subeer Maxame d cabdilaahi ayaa baaq u diray jaaliyada soomaliland ee Uk

        London 27March14(SDN) Gudoomiyaha Ictiraaf raadinta Somaliland Mudane Subeer Maxamed cabdilaahi ayaa baaq u diray jaaliyada soomaliland ee Uk in Banaanbaxa 18 may ay fursad  fiican tahay  marka ay ku jiraan doorashooyinka Wadankan Uk sida  golahooda dagaanka markan oo kale wax walba way ogol yihiin oo waad tusi karata qadiyadaada iyo xagey mareyso ta kale waad…

        Read More

          Human Rights Watch oo ku eedeysay dawlada Itoobiya in ay dhegeysato Mobilada qurbejoogta iyo shirkadaha ganta ka siiya oo la shaaciyay

          Adis Ababa Mar 27,2014(SDN)-Hay’ada u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in dawlada Itoobiya ay dhegeysato isgaarsiinta dadka ay u aragto in ay ka soo horjeedaan. HRW ayaa sheegtay in dawlada Itoobiya ay gacan ka hesho shirkado isgaarsineed oo laga kala leeyahay dalalka China,UK,Itly iyo Germany. Wasiirka Warfaafinta Itoobiya Ridwaan Xuseen ayaa…

          Read More

            Mandera is safe, says police boss

            Mandera police boss Noah Mvivanda has said the county is safe and ready for investments. In an interview with the Star at his Mandera town office yesterday, he said although there are a few incidents of crime, the police have beefed up security in the area. “We have taken all necessary measures to ensure Mandera…

            Read More

              Somalia commissions Offshore Oil and Gas Survey

              The Somali government has commissioned a study of the nation’s offshore oil and gas reserves by British-owned Soma Oil and Gas. According to a report by Bloomberg, depending on the result of the survey, which commenced mid-February, the Somali government may start issuing exploration licenses to petroleum companies by next year. Due to the outbreak of civil…

              Read More

                GCC Sec-Gen meets Somali and Yemeni Presidents

                Kuwait, Mar 26 (BNA) – GCC Secretary-General, Dr. Abdullatif bin Rashid Al-Zayani, today in Kuwait, met the Somali President Hassan Sheikh Mahmoud, on the sidelines of the 25th Arab Summit that concluded today. The parties discussed enhancing cooperation relations between Gulf Cooperation Council and the Republic of Somalia in all areas and reviewed topics of…

                Read More

                  Somali militants lose town to African Union troops

                  MOGADISHU, Somalia (AP) — African Union troops in Somalia say they have captured a town previously controlled by al-Shabab, extending a string of recent victories against the al-Qaida-linked militants. The African Union Mission in Somalia said in a statement Wednesday that the town of Eel Buur in Galgaduud region had been taken from al-Shabab after…

                  Read More

                    Dawladda Somalia Oo Jawaab Ka Bixisay Amarkii Kenya Ku Soo Rogtay Qaxootiga Soomaalida ah

                    Muqdisho:27-March-2014 (SDN)-Dawladda Somalia, ayaa si Cadho lehh uga jawaabtay Amar ka soo Baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya oo ay Qaxootiga somalida ee Dalkeeda ku sugann inay iska Xaadiriyaan Xeryaha Qaxootiga. Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya, Maxamed Cali Nuur oo Xalay warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay aad uga naxeen hadalka ka soo baxay Kenya…

                    Read More

                      Xildhibaano iyo Wasiirro Safaf Dhaadheer u Galay Hambalyeyntii Siilaanyo ee Booqashada Gobollada Bari Oo Haatan Laga La Yahay Jawaab ay Ka Bixiyaan Gardarrada Puntland

                      Hargeysa:27-March-2014(SDN)-Inta Badan Xildhibaanada iyo Wasiirrada Somaliland kaga Jira Gobollada Bariga ee Sool iyo Sanaag, ayaa u muuqda kuwa Daawanaya Garddarada iyo Hadallada Deelqaafka ah ee Ka Soo Yeedhay Maamulka Puntland. Wasiirrada Wasaaradaha Caafimaadka iyo Warshadaha ayaa laga Sugayey inay bixiyaan Jawaabta ugu Horraysa, maadaama Cidda  Somaliland Argagixisada ku sheegaysaa ay Yihiin Xubno ay isku Deegaan…

                      Read More

                        Wiil La Xidid ah Qoyska Madaxda ka Ah Somaliland Oo Burco la Soo Galay Raxan ka mid ah Gaadiidkii, Ilaaladii iyo Dirawaliintii Madaxweyne Siilaanyo

                          Burco:27-March-2014(SDN-Waxa Habeenkii Xalay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Soo Gaadhay Wafti Wasiirro ah oo Wato Wiilka uu Madaxweyne Siilaanyo Soddogga u yahay ee  Baashe Cumar Cawil (Moorgan) Loo Yaqaano, iyadoo  Halkaas Marayaan Raxan ka mid ah Gaadiidki Madaxtooyada iyo waliba Ilaalada Gaarka u ah Madaxweynah Qaranku. Xubnaha Wasiirrada ee Waftigan qaybta ka ah…

                        Read More

                          Qashin Doortay Qashin

                          halku dhega maqaaladan waxaa ku tiraabay ruux muwaadin ah oo aan kula kulmay mid ka mid ah xaafadaha Hargeysa kaas oo ka xanaaqsanaa qashinka buux dhaafiyay dariiqyada magaalada, waxana uu intaa ku daray dadka sidan doortay iyo golaha ay doorteenba waa qashin. masuuliyiinta dowlada hoose waxaad moodaa in aanay fahamsaneyn shaqadii loo doortay ee aasaasiga…

                          Read More

                            DOOD DHEXMARTEY WAX GARADKA BEESHA ARAB

                            WADAN IYO WAX QABADKIISII INTAAN DIB ISKU WAYDIINO WAXOOGAA INTAAN FIIRINO IYO SUU WAKHTIGU YEELEY WIXII LEYSKU WADA WAAFAQO IYO WIXII ISWEYDAARSAN WAAN IN LEYS WAREYSTAA SIDUU WAAJIBKU YAHEY (Murtidii Dhoodaan) Anagoo isugu jirna waxgarad iyo xubno kale oo ka soo jeeda beelwaynta Arab waxaanu in mudo ah wax iska waydiiney wacyiga siyaasadeed ee ku…

                            Read More

                              “Xukumada Somaliland Waxay Maamulka Puntland U Aragta Gobol Ka Tirsan Somaliya” Wasiirka Ganacsiga Somaliland

                              Hargaysa 26.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasarada Ganacsiga Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah Ee Somaliland Dr.Maxamed Cabdilaahi Cumar Ayaa Ka Hadlay Ujeedada  Safar Uu Maanta Ugu Baxay Dalka Kenya Isaga Oo Sheegay In Uu Kulamo Uu La Yeelan doono Masuliyiinta Dawlada Kenya Iyo Ganacsatada  Wadankaasi Oo Ay Kaga Wada hadli doona Sidii Ay Somaliland U Maalgashan Lahayeen….

                              Read More

                                Midowga Yurub iyo Madaxweyne C.Weli Gaas oo Markab Dushii Shir ku Wada Qaatay

                                Boosaaso 26.March 2014 (SDN)- Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta  Markab dushiisa kula shiray Wakiilka Midowga Yurub ee Somalia iyo dhowr safiir oo dalalka Yurub ka socda. Markabka uu shirkan ka dhacay ayaa kusoo xirtay duleedka xeebta magalada Bosaso wuxuna socday mudo ku dhow lix saac. Afhayeenka madaxtooyadda Puntland Cabdilaahi Quraan jecel…

                                Read More

                                  Prime Minister meets with South Sudan special envoy

                                  His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today held a side meeting with special envoy for the Republic of South Sudan Minister Kwong Danhier Gatluak, to discuss the ongoing situation in South Sudan. The Prime Minister reiterated that there is a moral responsibility for the safety and lives of all civilians. The pair highlighted the…

                                  Read More

                                    Naqshad Cusub oo Tilmaamaysa Sida Hargaysi u dhisan tahay iyo Goobta uu Qofka aan Magaalada kala Aqooni doonayo oo dawlada hoose soo bandhigtay

                                    Hargaysa 26.March 2014 (SDN)- Dawlada hoose ee caasimada Hargeysa, ayaa maanta soo bandhigtay Khariirad caasimadda oo dadka ku cusub u tilmaamaya goobaha ay muraadka ka leeyihiin. Khariidad samayntan waxa isla kaashaday Dawladda Hoose iyo UN-Habitat, taas oo hoteel Maansoor ku soo bandhigeen Mape-ka magaaladda Hargeysa oo qofkasta ka helayo goobtu u baahdo sida Hoteeladda, xafiisyadda…

                                    Read More