Gudoomiyaha Degmada Maxamud Haybe oo Dhinac isaga Leexiyay eedayn uu u soo Jeediyay Maayarka Sallaxley,Sheegayna inuu Bulshada kala faquuqayo {DHAGAYSO}

    Hargaysa 26.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Degmadda Maxamud Haybe ee magaaladda Hargaysa,ayaa maanta Shir jaraa’id oo ku qabtay Xafiiskiisa iska Fogeeyay Eedaha loogu jeedinayo in isaga iyo raxan ka tirsan Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Hargaysi  ay Weerar ku Qaadeen Golaha Deegaanka ee Degamadda Sallaxley,ka dib markii laysku af-dhaafay Qorshaynta Beer daaqsimeed ku taala Agagaarka Tuuladda Toon oo…

    Read More

      Waalidiinta 21 Dhallinyaro ah u Xidhan Kufsi Wadareed oo Cabasho ba’an ka Muujiyay Wasiirka Xoolaha,Kuna dooday inaanay Caruurtoodu danbi gelin

      Hargaysa 26.March 2014 (SDN)- Qaar ka mid ah Waalidiinta iyo Ehelada 21 Wiil oo Maxakamadda Maroodijeex ku xukuntay 10 Sano ka dib markii lagu Eedeeyay Kufsi wadareed ayaa maanta Sharci daro ku tilmaamay Xukunkaasi oo sanadkii hore dhalin yaradaasi lagu riday. Ehelada Caruurtaasi ayaa ku doodaya in Wasiir Xukumadda ka tirsani Shaadh Dawladeed u xidhay…

      Read More

        Beesha Gaashaanbuurta Warsangeli oo Iclaamisay inay Si Buuxda Xidhiidhkii ugu Jareen Punt land Waxna la Qaybsanayaan Somaliland Sawiro

        Buraan 26.March 2014 (SDN)- Shir ka socday Deegaanka Degmada Buran ee Gobolka Sanaag ayaa la soo Gabo gabeeyay isla markaana laga soo saaray Go’aan Sideed Qodob ka Kooban oo Beesh Gaashaanbuur ee Warsangeli ay ku go’aansadeen inay Wada Shaqayn rasmi ah la sameeyaan Xukuumada Somaliland .   Shirka Jaraa’id oo ay goob joog ka ahaayeen…

        Read More

          “Madaxwayne Siilaanyo Oo Sanad U Hadhay Waxa Uu Dhagax-Dhigay Mashaariic Dekedo, Warshado Iyo Wadooyin Leh Oo Markii Aan Xisaabiyey Ay Ku Baxayso Lacag Ka Badan $500 Milyan” Jamaal Cali Xuseen

          Hargaysa 26.March 2014 (SDN)- Musharaxa madaxwayne-nimo ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa kaaf iyo kala dheeri  ku tilmaamay mudada sanadka ah ee Madaxweyne Siilaanyo uga hadhay mudo xiliyeedkiisa Madaxweynenimo iyo mashaariicda balaadhan ee uu gobolada dalka ka dhagax dhigay. Jamaal Cali Xuseen waxa uu sheegay inuu dersay dhaqaalaha ku baxaya mashaariicda…

          Read More

            Waa la Ogyahay In Somaliland ay dirir iyo dagaalba kula Jirto kooxda Alshabaab,Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Gudaha

            Hargaysa 26.March 2014 (SDN)-Wasiirkuxigeenka arrimaha gudaha ee somaliland md Cisman Garaad Soofe ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal ka soo yeedhay maamulgoboleedka puntland oo ku saabsan in Somaliland xidhiidh la leedahay Al-Shabaab Wasiirku wuxu hadalkaasi ku tilmaamay mid aan sal iyo raadtoona lahay Somaliland aanay wax xidhiidh ah la lahay alshabaab oo wali ay Somaliland la dagaalanto…

            Read More

              Gudiga Ladagaalanka Musuqmaasuqa oo fadhigoodu yahay Uk London oo dalbatay in Wasiirka Maaliyada Cabdi casiis samaale Cadalada la Horkeeno

              London 26March14(SDN) Gudiga Ladagaalanka Musuqmaasuqa oo fadhigoodu yahay Uk London oo dalbatay in Wasiirka Maaliyada Cabdi casiis samaale Cadalada la Horkeeno gudoomiyaha ururkan siciid xariir diriiye oo fadhigiisu yahay london ayaa warsaxafadeedkan soo gaadhsiyey warbahinta waxana uu  qornaa sida tan Ku :socota Maxakamada Sare ee Somaliland: Ku: Labada Gole ee Parliemanka somaliland Ku:Madaxwaynaha Somaliland A.M.M.Siilanyo…

              Read More

                Dagaal Beeleed ka qarxay aaga Garisa ee Woqooyi Bari Kenya

                Garisa Mar 26,2014(SDN)-Dagaal beeleed ka qarxay degaanka ku teedsan magaalada Gaarisa ee gobolka Woqooyi Bari Kenya ayaa waxa lagu gubay tuulooyin. Dagaalka ayaa waxaa ku baro kacay in ka badan 100 qoys oo colaadaha isaga yaacay sida uu saxaafada u sheegay Guddoomiyaha Garisa Rashid Khadar. Beelaha Dagaalamay ee Cawlyahan iyo Cabdiwaq ayaa hore waxa uu…

                Read More

                  Kenya Oo Amar Cusub Ku Soo Rogtay Qaxootiga Soomaalida ee Ku Sugan Goobaha Ka Baxsan Xeryaha Loogu Talo Galay

                  Nairobi:26-March-2014(SDN)-Dawladda Dalka Kenya ayaa Maalintii Shalay Amar ku siisay Qaxootiga somalida ah ee Meelaha Magaalooyinka Kenya Dhexdeeda Deggen inay Dib ugu laabtaan Xeryahaha Qaxootiga ee Dalkaasi ku Yaalla. Arrintan ayaa loo aanaynayaa markii Dhawaan Ciidanka Ammaanka Kenya ay ka hortageen Qaraxyo lagu maleegayey Goobo Kenya ku Yaalla. Joseph Ole Lenku, wasiirka arimaha gudaha ee dalka…

                  Read More

                    Kal Fadhigii Afraad Ee Baarlamaanka Somalia Oo U Xanniban Kooram La’aan Xilli ay Xildhibaanada Qaar Ka Mid ahi Ku Mashquulsan yihiin Maamul Goboleedyo Colaadda Bulshada Hurinaya

                    Muqdisho:26-March-2014(SDN)-Kala Fadhigii Afraad ee Baarlamaanka Somalia ayaa Maalintii Afraad u Baaqday Kooram La’aan kadib markii ay Tirada Baarlamaanka ee Sharciyan uu Fadhigu ku Furmi karaa ay ka soo Xaadiri waayeen.   Guddoonka Baarlamaanka ayaa isaga oo ka Duulaya Arrintaas, waxa uu Maalintii shalay Baaq u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia oo u muuqda kuwo shaqadoodii kaga…

                    Read More

                      Xaaladda Baydhabo Oo Sii Kululaatay, Hub Urursi Bilaabmay iyo Shacabka Gadoodsan Oo Maanta Ku Ballansan Inay Gudaha U Galaan Aqalka Shariif Xasan ku Jiro

                      Baydhaba:26-March-2014(SDN)-Sida ay sheegayaan wararka laga Helayo Xarunta Gobolka Baay ee Baydhabo, Dhinacyadii Isku Hayey Maamul u samaynta Deegaankaas ayaa si xoog ah iskugu Hub urursanaya, waxana Laga Cabsi Qabaa inay Isku Dhacaan.   Arrintan ayaa daba socota markii  Shalay ciidamo ilaalo u ah Shariif Xasan Sheekh iyo xildhibaanno kale oo ku sugan Beydhabo ay toogteen…

                      Read More

                        Kenya orders Somali refugees back to camps after attacks

                        NAIROBI (Reuters) – Kenya on Tuesday ordered all Somali refugees living in urban areas to return to their camps in a bid to end attacks by Islamist militants carried out in retaliation for Kenya’s intervention in neighboring Somalia. Interior Minister Joseph Ole Lenku issued the order citing “emergency security challenges” in Kenyan towns, but the…

                        Read More

                          Toronto man told undercover officer it was ‘God’s Will’ for him join terror-group Al-Shabab, trial hears

                          BRAMPTON, Ont.—A Toronto security guard on trial for allegedly attempting to join the Somali terrorist group Al-Shabab said he believed it was his religious duty to do so, an undercover police officer testified on Tuesday. “It’s the ultimate sacrifice you can make for your religion,” Mohamed Hassan Hersi said, according to the testimony of the…

                          Read More

                            Ehelada rakaabkii saarnaa diyaaradda Malaysia ee la waayay oo Dibad-bax ka dhigay dalka Shiinaha, maxay tahay sababtu?

                            Beijing March 25, 2014 (SDN)- Ehelada qaar ka mida dadkii saarnaa diyaaradda dunida dhakafaarka ku riday ee laga leeyahay Malaysia, tirsigeeduna ahaa 370 oo muddo laba todobaad badan la la’yahay, ayaa dibad-bax ka sameeyay jidadka caasimadda Beijing ee dalka Shiinaha. Dibad-baxeyaasha oo ku qaylinayay ama ku dhawaaqayay ‘beenalayaal’, waxay ka cadhoodeen dhawaaqa dawladda Malaysia oo…

                            Read More

                              Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Kampala, kana qeybgalaya shirka ka hortagga abaaraha ee dalalka IGAD

                              Kampala, March 25.2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa  caawa soo gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Yugandha, waxaana wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ku soo dhoweeyey garoonka madax ka tirsan dawladda Yugandha, Safiirka Soomaaliya u fadhiya Yugandha iyo kuxigeenkiisa, iyo Xanaanada Xoolaha Prof. Saalim Caliyow Ibrow oo horay…

                              Read More