Cali Daacuun“Shalay Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa tagey maanta Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa Hargeysa ka degay, barinna mid kale ayaa tagaya saa-dambe anigaa tagaya, saakuunna mid kale ayaa tagaya.”

    Muqdisho April 24,2014(SDN/QJ)-Mid ka mida xildhibaanada dawlada Federaalka Soomaaliya kana soo jeeda Jamhuuriyada Somaliland Md Cali Maxamed Cali oo Cali Daacuun lagu naaneyso ayaa sheegay in uu ku hungoobay riyadii Somaliweyn ee Muqdisho geysay. Xildhibaanka oo u waramay jariirada afka dawlada Somaliland ku hadasha ee Dawan ayaa hadaladiisii waxa ka mid ahaamarkaasaad doonaysaan inaad hadashaan….

    Read More

      Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed lays foundation stone for the Aviation Training Academy at Aden Adde Airport

      Mogadishu, Wednesday, 23 April 2014 — The Prime Minister of the Federal Government of Somalia His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed, accompanied by the Minister of Air and Land Transport and his deputy, the Minister of Finance, the Turkish Ambassador and the General Manager of Aden Adde International Airport, laid the foundation stone for the building…

      Read More

        Maxkamadda Hargeysa Oo Soo Gebogebaysay Dhegaysiga Kiiskii Marxuumad Ruqiya iyo Natiijada Oo Soo Dhawaatay

        Nairobi:24-April-2014(SDN/QJ)-Ciidamada Dembi-baadhista iyo Maxkamadaha ayaa Gebi ahaanba Maalintii shalay soo Gebogebeeyey Kiiskii haweenaydii Dhawaan Maydkeeda laga dhex helay Guriga ku dhex yaalla Hargeysa. Maalintii shalay ayey Maxkamaddu soo Gunnaanadday kiiskan iyo dhegaysigiisaba, iyadoo Haweenayda iyo carruurta ay dhashay ee arrintan ku eedaysan la keenay Maxkamadda Hargeysa,  waxana si weyn loo adkeeyey Gebi ahaanba Ammaanka Maxkamadda…

        Read More

          Qarax lala Eegtay Saldhig Boolis oo ku Yaalla Xaafadda Islii

          Nairobi:24-April-2014(SDN/QJ)-Qarax awood  badan ayaa Goor  Dambe oo xalay ahayd gilgilay Saldhigga booliska Pangani oo ku yaalla Xaafadda Islii ee ay soomaalidu degto. Qaraxani Markii u Dhacay Ayaa Boqolal Soomaaliya waxa laga Soo Qabtay goobta Uu ka Dhacay Iyadoona Ilaa hada Police ka Kenya Goobta la wareegeen Waxana Uu qaraxani imanayaa xili Xaalay xafada islii Ku…

          Read More

            Warbixin la Xidhiidha 15-jir Somaliyeed Oo Taayir Diyaaradeed Saarnaa 5-Saacadood iyo Halkii ay ku Dambeeyeen Dadkii Hawshan ugu Horreeyey

            California:24-April-2014(SDN/QJ)-Waxa Warbaahinta Caalamku ayaamahan si weyn u hadal haysaa Wiil 15-jir ah oo lagu sheegay inuu Soomaali yahay, kaas oo muddo shan saac ah ku jirey Taayirka Diyaarad  Hawada ku jirtey. Diyaaradda ayaa la sheegay inay Hawada u gashay 12000mitir, iyadoo waliba ay Hawadu aad u qaboobayd oo neefsashadu ay yarayd.   Wiilkani  ayaa doonayay…

            Read More

              Shirweynaha Kulmiye Oo La Isku Waafaqay Xilliga uu Qabsoomayo iyo Duruufaha ku Gedaaman

              Hargeysa:24-April-2014 (SDN/QJ)-Shirweynaha Xisbiga Talada Somalilannd Haya ee Kulmiye, ayaa la sheegayaa in ugu dambayntii la isla gartay in Badhtamaha Toddobaadka soo socda uu dhaco. Xubno ka Tirsan Guddida qabanqaabada   oo magaciisa qariyey ayaa qurbejoog.com u xaqiijiyey in 28-ka Bishan oo ku Beegan maalinta Isniinta uu shirkani dhici doono. Waxa uu masuulkani intaasi ku daray in…

              Read More

                Daawo:kulankii gudoomiyaha gollaha baraalmanaka Somaliland iyo jaaliyada Somaliland ee Sheffeild

                Sheffeild April 24,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Wadani isla markaana ah Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Somaliland Md Cabdiraxmaan Ciro ayaa booqasho ku jooga dalka Britain. Guddoomiyaha ayaa waxa dhawaan xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay Jaaliyada reer Somaliland ee magaalada Sheffeild iyo taageereyaasha xisbiga Wadani,halkan hoose ka daawo xadlada soo dhaweynta.  

                Read More

                  Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad ka jeediyay gabagabada shirweynaha Amniga Qaranka

                  Muqdisho, April 24, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa khudbad dhinacyo badan ka jeediyay gabagabada shirweynaha amniga oo soconayay muddo 4 cisho ah kaasoo lagu casuumay ergooyin matalayay dawlad goboleedyada, maamulada gobolada iyo degmooyinka dalka, aqoonyahano ka yimid dalka dibeddiisa, iyo khubaro dhanka amniga ah.Shirweynahan oo ahaa midkii labaad oo…

                  Read More

                  Real Madrid Ayaa 1-0 Ku Soo Dhaweysey Bayern Munich (Champion League Semi Finals) By Jaahuur.

                  Spain-23-April-2014-(SDN) Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Spain iyo ciyaar dhexmartay Real Madrid iyo Bayern Munich kana tirsaneyd horyaalka Yurub (Cham0ion League,Semi Finals). Ciyaartan oo lawada sugayey aadna u ciisa badneyd ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne cagacageynaya 70,ooo iyo dabcan taageerayaasha qaylada iyo sawaxanka taagnida ku dhameysta. Labadan kooxood ayaa xurguf ciyaareed…

                  Read More

                    Somaliland: Maxaa sababay iscasilaada waqtigan ee Guddoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Qaranka, maxaadse kala socotaa arrimaha lala xidhiidhinayo?

                    Hargeysa April 23, 2014 (SDN)- Kadib inka badan 4 sannadood oo uu hoggaaminayay Guddiga Doorashooyinka Somaliland, Eng. Ciise Yuusuf Xaaji Maxamed (Ciise Xamari) waxa uu Salaasaddii shalay ka degay xilka guddoomiyenimo. Siday Komishanka Doorashooyinka Qaranku (KDQ) ku sheegeen qoraal kooban oo ay soosaareen, waxay xubnaha Guddigu si wadajir ah u aqbaleen qoraal iscasilaad ah oo…

                    Read More

                      Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sh. Axmed oo maanta dhagax dhigay Dugsiga Tababarka Duulimaadka oo laga dhisayo Garoonka Diyaaradaha Ee Aaden Cadde

                      Muqdisho, 23 April, 2014 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed Maxamed, oo ay weheliyaan Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, Wasiirka Maaliyadda, Wasiir Ku-xigeenka Gaadiidka, Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Wakiilka Hay’adda Tika iyo Maareeyaha Guud ee Garoonka Aaden Cadde, ayaa maanta dhagax dhigay Dugsiga Tababarka Duulimaadka oo laga dhisayo…

                      Read More

                        Prime Minister: “local communities and security forces must have a close relationship”

                        Muqdisho 23.April 2014 (SDN)- His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, today closed the National Security Conference held in Mogadishu, telling attendees that “local communities and the security forces must have a close relationship – we are one people with one enemy”. The National Security Conference organised by the Ministry of National Security brought together…

                        Read More

                          Xiliga la Qaadanayo Hawl Wadeenada Hawsha Diiwaangelinta Muwaadiniinta oo Maanta la Shaaciyay

                          Hargaysa 23.April 2014 (SDN)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Jamhuriayda Somaliland Cabdi Samad Cumar Maal ahna  Gudoomiyaha Gudida oo ugu horeyn ka hadlay shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Hargeysa ayaa waxaa hadaladiisii ka mid ahaa: “Halkan waxa fadhida guddidii farsamo ee diiwaan galinta cod bixinta aqoonsiga muwaadinka qaranka waxaanu saaka iclaaminaynaa inaanu…

                          Read More

                            Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland iyo Dhigiisa Itoobiya oo Kulan Xaasaasi ahi Maanta dhex maray

                            Hargaysa 23.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland ayaa Maanta Caasimada Waddanka Itoobiya ee Addis ababa Waxa uu Kulan kula Qaatay Dhigiisa Waddanka Itoobiya Dr. Shiferaw. Sida lagu Sheegay Qoraal ka soo Baxay Shirkaas Waxaa Kulankan rasmiga  ah ee dhex-maray wasiirka arrimaha Federaalka Ethiopia Dr. Shiferaw Tekel Mariam iyo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland…

                            Read More

                              Beelo Xaqoodii Raadinaya Oo Meehaanabaya Xarunta Xisbiga Kulmiye, Hoggaanka Sare Oo Ka Muquurtay Iyo Madaxweyne-ku-xigeenka Oo Saaka Ku Kallahay Si Uu U Xalliyo Khilaaf Soo Baxay

                              Hargeysa:24-April-2014(SDN/QJ)-Xarunta Guud ee Xisbiga Kulmiye ee Hargeysa ayaa isu beddeshay Goob ay ku dhex meehanaabayaan Beelaha Cabashada ka qaba Saami-qaybsiga Ergooyinka  Xisbiga oo dhawaan lagu wado inuu Bilaabmo. Xarunta Guud ayaa marka laga Bilaabo 8:00-Aroornimo ilaa iyo 1:00-Duhurnimo aanay ka faaruqin Dadweynaha iyo waxgaradka reeraha Metelaya ee cabashada ka qaba Saamiga wax lagu qaybiyey. Sidoo…

                              Read More

                                Sheekh Aadan Siiro Oo 4-Bilood ka dib Hargeysa Ku Soo Noqday iyo Soo Dhaweyn Ballaadhan Oo Loo Sameeyey

                                Hargeysa:23-April-2014(SDN/QJ)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan siiro) oo Muddo xaalad Caafimaad ugu maqnaa dalka Dibaddiisa ayaa Maana Si Weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Hargeysa. Sheekh Aadan ayaa waxa soo dhaweyntiisa ka qaybqaatay shacab, masuuliyiin, cuqaal,Salaadiin iyo Dadweyne Tiro badan oo ay gadh-wadeen ka ahaayeen Guddi loo xilsaaray qabanqaabada soo Dhaweyntiisa. Waxa uu sheeku Muddo Afar…

                                Read More

                                  Saleebaan Xuquuq Oo Gar Eexo Ka Naqay Eedaha Dhexyaalla Haatuf iyo Xukuumadda.

                                  Hargeysa:23-April-2014(SDN/QJ)Afhayeenka Ururrada XuquuqaL Iinsaanka Somaliland Saleebaan Ismaaciil Bullaale(saleebaan xuquuq), ayaa sheegay in Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf ay gardarro ku hayaan masuuliyiinta Qaranka. Saleebaan Xuquuq oo maanta Saxaafadda La Hadlayey ayaa sheegay eedihii uu wargeyska Haatuf u jeedinayey Wasiirka Macdantu aanay ahayn kuwo wax ka jiraan oo ay soo ogaadeen, arrinnta la isku  hayaana ay tahay dano…

                                  Read More