Dagaal Xoogan oo u Dhaxeeya Ciidamadda Milatariga Somalia,ayaa Ka Socda Duleedka Af-gooye

    23,Apr.2o14(SDN/QJ)- Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya uu hada kasocdo deegaanka Tixsiile ee Duleedka Degmada Afgooye. Dagaalka ayaa u dhaxeeya Ciidamo kawada tirsan Dowlada, waxaan la isku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan , Wariye kusugan Degmada Afgooye ayaa sheegaya in…

    Read More

      Wajigii 2-aad ee Jidka isku xidha Sallaxley iyo Hargaysa oo si Rasmi ah loo Dhaqaajiyay

      23,Apr.2o14(SDN/QJ)-Waxa todobaadkan si rasmi loo dhaqaajiyay Wajigii 2-aad ee Wadada cad ee isku xidha Magaalooyinka Sallaxley.wajigan labaad ayaa noqonaya inta u dhaxaysa Tuulooyinka Toon ilaa Qool-cadey. Sida uu goordhayd u Sheegay Shabakadda Caalamiga ah ee Somalidiasporanews.com,Gudoomiyaha Gudiga Wadada Cad,Cali Ibraahim (Cali Sanyare),iyada oo 5 km ee ugu horeeya ay Bixinayso Xukuumadda JSL,halka 15 kalena,ay tuurta…

      Read More

        Danjire Nichlos Kay Oo Si Saraaxadleh Uga Sheekeeyey Kulankii Uu Madaxweyne Siilaanyo Layeeshay Iyo Weedhihii Lagu Yidhi Ee Aanu Wali Iloobin

        23,Apr.2014(SDN/Q Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Mr. Nicholas Kay ayaa si saraaxad leh uga hadlay kulankii uu sannadkii hore la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Silaanyo, markaas oo lagu wargeliyay inaanu xafiiskiisu ka shaqayn karin Somaliland maadaama oo uu ka soo horjeedo danaha qaranka Somaliland.   Danjire Nicholas Kay, oo shalay…

        Read More

          Al-Shabaab oo ku Goodiday inay sii wadayaan Ugaadhsiga Xildhibaanadda Baarlamaanka Somalia

          23,Apr.2014(SDN/QJ)-Afhayeenka guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa ku hanjabay inay sii wadayaan dilalka ay u geysanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii 24-saac gudahood lagu dilay magaalada Muqdisho Labo xildhibaan. Cali Dheere ayaa sheegay in hadafkooda koowaad uu yahay Xildhibaanada Baarlamaanka oo uu tilmaamay inay la baxeen sharci dejiyaal. “Mujaahidiinta waxaa leenahay ku sii dadaala,…

          Read More

            Marxuumkii Jeelka weyn lagu dilay oo Maalintii 4-aad Yaala Cisbitaalka Hargaysa

            23,Apr.2014(SDN/QJ)- Ilo-wareedyo lagu kalsoonyahay,ayaa shabakkadda Caalamiga ahee Qurbejoog.com u xaqiijiyay in aan wali la aasin Askarigii ka tirsanaa Ciidamadda Asluubta ee lagu dilay isku daygii ay qaar ka tirsan Maxaabiista Jeelku ku doonyeen inay jeelka uga baxsadaan. Dad odayaal ah oo ay Marxuumka dhintay qaraabo dhaw ahaayeen,ayaa noo sheegay inay Wasiirka Cadaaladda ay siku afgaran…

            Read More

              Shilalka gaadiidka Somaliland oo batay

              23,Apr.2014(SDN/QJ)-Shilalka gaadiidka ee ka dhacay gobollada Somaliland sanadkii 2013 ayaa lagu qiyaasay 2374 shil, waxaana ku dhintay 130 qof , dhaawaca ayaa gaaraya 1433 qof . Shilalka baabuurta ee saddexda bilood ee sanadkan 2014 waa 648 shil oo ay ku dhinteen 20 qof kuna dhaawacmeen 443 ruux . Sidaana waxaa Idaacadda BBC-da u sheegay taliyaha…

              Read More

                Nicholas Kay oo Shabaabka u bidhaamiyay habka Diblomaasiyiinta Caalamka looga saari karo Soomaaliya

                Washington April 23,2014(SDN/QJ)-Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa sheegay in ay suurtogal tahay in Soomaaliya ay isaga baxaan Diblomaasiyiinta caalamka. Ergeyga ayaa arinkan ka sheegay kulan lagu qabtay Washington oo ay marti gelisay Mac-hadka Nabada xaruntiisa. “Waxa aan maanka ku hayaa in hadii aanu sameyno khalad amni oo ay naga dhintaan tiro…

                Read More

                  The White Crow ( Xuunsho )

                  Mr.Benedict Arnood from the Cedar Tree Institute said, my friends of many years views, did not offend me, what offends me most was their beliefs that I had no right to my independent, moderate views, and that I should just shut up and leave the future coarse of the country to them alone.  Because they…

                  Read More

                    Somali Parliament Pushes for Stricter Monitoring of Govt Spending

                    Mogadishu — After a closed session on Sunday (April 20th) attended by the speaker of the Somali parliament, his two deputies, the 15 parliamentary committee chairs and ministry officials, lawmakers said they were still unsatisfied with Ministry of Finance’s budgetary accounting. The details about last year’s expenditures remain “unclear” and other requested changes to this…

                    Read More

                      Cabinet discusses plans for regional administrations

                      Cabinet, chaired by His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, today discussed the importance of establishing local regional administrations across Somalia. Ministers discussed the process and plans for establishing regional administrations and how this must be achieved in accordance with the Somali Constitution. Addressing Cabinet, H.E Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed stressed that priority must…

                      Read More

                        Prime Minister: “The use of terror will not derail us from the progress made in securing Somalia”

                        His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed sends his deepest and most heartfelt condolences to the families and friends of Member of Parliament Abdiaziiz Isaak Mursal, Secretary of Parliament’s Natural Resources Committee. The horrific and deplorable killings of two members of parliament have shocked the nation. Sending his condolences Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, said:…

                        Read More

                          Somali President: “Burundi’s participation in the AMISOM mission has made a massive contribution to the improving security situation in Somalia.”

                          Mogadishu, 23 April 2014. His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today welcomed the Burundian President, Pierre Nkurunziza, to Somalia and said, “Burundi’s participation in the AMISOM mission has made a massive contribution to the improving security situation in Somalia.” During his time in Somalia, President Nkurunziza will also meet with the AMISOM Force Commander, Burundian…

                          Read More

                            Mulkiilaha shirkada Magan`s Taxi (Mahad Xaaji Good) oo $10,000 Dollar ugu deeqay dhismaha Wadada Cad ee isku xidha Hargeysa – Sallaxley – Ina Guuxaa.

                            Hargeysa April 23,2014(SDN/QJ)-Tan iyo markii Beelwaynta Ciidagale bilaabeen dhisida Wadada Cad ee Hargeisa – Sallaxley – Ina Guuxaa, waxa jiray Shakhsiyad, Shirkado iyo Magalooyin kaalin weyn ka qaatay mashruucaa dib u dhiska. Shaki la`aan, shakhsiga koowaad ee la`aantii aanay suurtogasheen hawshaa dhismaha wadada cadi waa Ganacsade Mudane Cumar Caydiid. Sida uu sheegay Sh. Maxamed Cali…

                            Read More

                              Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka DF Oo Ka Hadlay Wax-ka-bedelka Dastuurka iyo Wadahadalladii Somalia iyo Somaliland

                              Muqdisho:23-April-2014(SDN/QJ)-Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Somalia Faarax Sheekh Cabdiqaadir, ayaa sheegay inay qorshihiisa koowaad ugu jirto sidii Distoorka wax looga Bedeli isla-markaana dhidibada loogu taagi lahaa Dhismaha Maamul-goboleedyada iyo waliba Wadahadalladii u dhexeeyey Somalia iyo Somaliland. Faarax waxa uu xilka uu hadda hayo qabtay January 2014-kii markii uu Ra’iisul-wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed uu shaaciyay golihiisa…

                              Read More

                                Madaxweynaha Puntland Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday

                                Garacad:23-April-2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa ka Badbaaday isku day Di loo uu la Beegsaday mid ka mid ah Ilaaladiisa gaarka ahi. Sida ay Daabaceen qaar ka mid ah warbaahinta Somalidu, waxa rasaas Madaxweynaha oodda Kaga Qaaday Mid ka mid ragga ilaalada u ah, isagoo halkaas ku dilay Askari kale, waxana uu  dhaawac u geystay laba  qof…

                                Read More

                                  Wiil Uu Dhalay Maskaxdii Ka Dambaysay Film-kii Fitna Oo Islaamka Qaatay Kuna Wajahan Xaramka

                                  Feynoord:23-April-2013(SDN/QJ)-Waxaa diinta Islaamka qaatay wiil uu dhalay Arnoud van Doorn oo ah nin Holandiis ah, kaas oo sannadkii 2008 faafiyey filim diinta Islaamka meel-ka-dhac ku ahaa cadho badanna ka dhaliyey dunida muslimka ah. Arnoud  ayaa la sheegay inuu Diinta Islaamka ku Biiray Sanadkii hore ee ina dhaafay. Wiilka oo lagu magacaabo Iskander Amien De Vrie…

                                  Read More

                                    Qaramada Midoobay Oo Cambaaraysay Dilkii Muqdisho Loogu Geystay Xildhibaan Mursan iyo Wariye Camaar

                                    Nairobi:23-April-2014 (SDN)-Wakiilka gaarka ah ee qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia ayaa  cambaareeyey Dilkii shalay Muqdisho loogu geystay Xildhibaan Cabdicasiis isaaq mursal. Mudane Kay ayaa sheegay inuu aad uga xumaaday dilka Xildhibaankaasi, isagoona sidoo kale cambaareeyay dilka wariye Maxamed Cumar Maxamed (Camaar)  oo fiidkii isniinta lagu dilay gudaha suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Wuxuu kaloo…

                                    Read More

                                      Golaha Wasiiradda oo dood ka yeeshay samaynta maamul goboleedyada

                                      Muqdisho, April 23, 2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka yeeshay samaynta maamul goboleedyada dalka. Golaha ayaa dood dheer ka yeeshay muhiimadda ay leedahay in si waafaqsan dastuurka iyo shuruucda dalka loo sameeyo maamulada gobolada,…

                                      Read More