Tababarihii Man United David Moyes oo Shaqadii Laga xayuubiyey Iyo Atletico Madrid 0-0 Isla dhaafi waayeen Chalsea (Champion League Semi Finals) By Jaahuur.

London-22-April-2014 (SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa tababarihii Man United David Moyes oo shaqadii tababarinimo laga xayuubiyey guul daro ka soo gaadhey horyaalka kaalinta 7-aadna aay dhexdabaalanayaa. 50-ton iyo laba jirkan Moyes ayaa shaqadan ku dhex jirey 10-an bilood markii uu xagaagii hore kala wareegey Alex Ferguson. Waa markii ugu horeysey ee Man United…

Read More

    OGEYSIIS SOO DHAWEYNTA MARWO FADUMO SICID EE FINLAND

    Qof walba oo qaranimada Somaliland jacel iyo Asxaabta qaaliga ah Ku soo dhawaada maalintaa Khamiista ah 24.04.2014 saacadda 12:05 Duhurki , Helsinki Airport Soo Dhaweenta Marwo Faduma Saciid.   Waxaa Dhamaan Jaliyada reer Somaliland iyo Asxaabta qaaliga ah la ogeisiinaya in ay  Xaflada soo dhaweenta Marwo Faduma Saciid ay ka dhici doontu maalinta Axadda 27.04.2014, …

    Read More

      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

      Hargaysa 22.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN SI AAD MOBILKAAGA UGA DHAGAYSATO WARARKII QURBEJOOG [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Warsalaasa22a(1).mp3″] Hargaysa SDN….

      Read More

        Madaxweynaha Punt land oo kala Diray Golayaasha Deegaanka ee Jariiban iyo Galdogob

        Garowe 22.April 2014 (SDN)- Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali ayaa maanta 22 April, 2014 kala diray goloyaaasha deegaanka Degmooyinka Jariiban iyo Galdogob.   Waxa uu kaga dhawaaqay shir uu saaka Degmada Jariiban kula qaatay waxgaradka Jariiban iyo xildhibaanada deegaanka wuxuna sheegay inay muhiim tahay in si cadaalad ah shacabka loogu adeego lagana dhabeeyo is-badalka ay…

        Read More

          Kulan Garnaqsi ah oo Madaxtooyada ku dhex maray Madaxweyne Siilaanyo iyo Garaad Jaamac {DHAGAYSO}

          Hargaysa 22.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada  Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Qasriga madaxtooyada kulan saacado qaatay kula yeeshay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo weftigii ku wehelinaayey socdaalkiisa. Afhayeenka Madaxtooyada ee Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul oo Kulanka Kadib Warbaahinta la hadlay ayaa ka waramay Waxyaabihii ay Madaxweynaha iyo Garaadku ka wada hadleen Waxaanu…

          Read More

            Hogaanka Sare ee Xisbiga Waddani oo Si Midaysan u Cadeeyay inaanu Jirin Khilaaf Madaxdooda Sare u dhexeeya

            Hargaysa 22.April 2014 (SDN)- Masuuliyiinta Sare Ee Xisbiga WADDANI ayaa maanta Shir Ay ku qabteen Xafiiskooda magaalada hargaysa, waxa ay ku beeniyeen hadalo warbaahinta qaarkood ka qoreen taasi oo ay ku tilmaameen in la buun buuniyay. hadaba masuuliyiintan oo kala ahaa Xubnaha Ugu Sarsareeya ee hogaanka Xisbiga ayaa waxaa ay sheegeen in hadalkaasi aad loo…

            Read More

              Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Salaad roob doon ah ku baaqay iyo Wasiirka Diinta oo Sharaxay {DHAGAYSO}

              Hargaysa 22.April 2014 (SDN)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh.Khaliil C.laahi ayaa Maanta ku dhawaaqay In Guud ahaanba Dalka looga dareeri doono maalinta Sabtida  ee 26ka bishan April 2014ka  kuna Beegan 26ka Bisha jumaadalaakhir ee 1435ka Hijriya. Saacaddu marka ay tahay 9:00 Sagaalka subaxnimo Roobdoon. Wasiirku Waxa uu Sheegay in Madaxweynaha Jahuuriyadda Somaliland Mudane Axmed…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Dhisme Cusub oo loo sameeyay Wasaarada Deegaanka Sawiro iyo Dhagaysi

                Hargaysa 22.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta Xadhiga ka jaray Dhisme cusub oo wasaarada Deegaanka loo dhisay, sidoo kalena waxa uu madaxweynuhu beeray Geedka horumarinta Deegaanka oo uu Barxada weyn ee Wasaaradda dhex-deeda.   Madashan maanta ayaa ahayd mid ka duwan munaasibadihii hore ee uu madaxweynuhu ka qaybgelijiray, waxaana…

                Read More

                  Wasiirka Deegaanka oo Sheegtay in Cimilada isbedeshay ay Raad Taban ku Yeelatay Raxmaadkii Eebe {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 22.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka ee Somaliland Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa Sheegtay in Isbedelka Ku Yimid Cimilada adduunka ay Somaliland Qayb ka tahay Waxaanay Xustay in Xili Roobaadkii Gu’ga hakadka ku Yimid ay Sabab u yihiin Xaalufinta deegaanka. Wasiiradu waxay Xustay in Deegaamo ka Tirsan Somaliland uu haatan…

                  Read More

                    Asbaabaha Dhaliyay in Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Qaranku uu isku Casilay

                    Hargaysa 22.April 2014 (SDN)- Guddoomiyihii komishanka doorashooyinka Qaranka ciise Yuusuf Maxamed    “Ciise Xamari” ayaa iscasilay maanta, waxaana guddoomiye cusub loo doortay afhayeenkoodii maxamed axmed geele. Shir ay maanta isugu yimaadeen Xubana uu ka kooban yahay Gudiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa lagu shaaciyey is casilaada Gudoomiyihii Hore iyo kan Cusub. Waxaanay Sidaasi ku Sheegeen War saxaafadeedkan…

                    Read More

                      Afhayeenka Madaxtooyadda oo ka Hadlay Xildhibaano la sheegay in laga Mamnuucay Madaxtooyada

                      Apr.22, 2014(SDN/QJ) – Af-hayeenka Aqalka Madaxtooyada Somaliland Md:Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa waxba kama jiraan ku tilamaamay warar sheegaya in Madaxtooyada laga mamnuucay Shan Xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland. Af-hayeenka oo u warmaayey wargeyska Geeska Afrika ayaa sheegay in madaxtoyadu ay ku mashquul santahay horumarinta arimaha qaranka balse aanay ku mashquulsanayn shaqsiyaad. Mr:Dhuxul…

                      Read More

                        Madaxweynaha Dalka Burundi ayaa Maanta Booqasho aan Hore loo sii Shaacin Ku Tegay Magaaladda Muqdisho,Kulan la qaatay Madaxweyne Xasan Sheekh

                        22,Apr.2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza ayaa booqasho aan horey loo shaacin maanta oo Talaado ah ku tegey Muqdisho. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku soo dhaweeyey Pierre Nkurunziza garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana kulankoodu ka dhacay Saldhiga ciidamada AMISOM ee ku yaala Garoonka diyaaradaha. Ciidamada dalka Burundi ee AMISOM…

                        Read More

                          Tolaay yaa muslimaay! Qallinkii: Sayid Balayax

                          Allahayawnin I tumay, nin ii taliyay, iyonin I tabaaleeyay. Allahayawtiirbiraankacuskaday, tamardaraantooda.   Badhtimihiiiqarnii 19 ayaawaxasoocaanbaxayxaajooyinugubooaandunidamuslimka ah horeloogaarkijirin, waxyaaboquusgaliyayumadiikudhaqnayddeegaanadamiyiga ah eekuteedsanbarigaiyogeeskaafrika, waxa ay la yaabeenhorumarkiiiyohanaqaadkiiqalabkatignoolojigaeecasrigaa ay ikhtiraaceenculimadii u badnaareergalbeedkaeefikradoodasooraacinayaygumaystayaashiikatalinayaygayigasoomaalidukuidishay. Ta kale ee ay la yaabeenwaxayahaydmakii ay isbadaleendhaqaniyocaadooyin ay kufaanijireenamaixtiraamijireenooqiimahoodiihoos u dhacay, kolaymarka ay noqotowixiikahoreeyay 1972dii markii la xardhayafkasoomaaliga, iltaariikheedkaqudhaee wax lagugaranjirayamalagusugijiraywaxayahaydgabayoamageereeroinagasoogaadhayabwaanadiimagacaiyomaamuuskakulaaabulshadii ay markaakudhexnoolaayeen. Waxaka mid ahaaMaxamuud…

                          Read More

                            Gudoomiyhii Gudiga Doorashooyinka Qaranka oo Iscasilay

                            22,Apr.2014(SDN/QJ)-Guddoomiyihii guddiga doorashooyinka qaranka Md. Ciise Yuusuf Xamari ayaa si rasmi ah iskaga casilay xilkii guddoonka guddiga doorashada, waxase uu ku sii hadhay xubinimadiisii. Guddiga doorashada ayaa guddoomiye u doortay afhayeenkii guddiga doorashada Md. Axmed Xirsi Geele. Guddoomiye Xamari ayaan si rasmi ah loo garanayn sababta uu isku casilay, laakiin guddiga doorashada ayaa saaka saxaafadda…

                            Read More

                              Dilkii labaad ee Xildhibaan lagu Khaarajiyo oo Muddo 24 sacaadood ah ka dhacay Magaaladda Muqdisho

                              22,Apr.2014(SDN/QJ)-Warar haatan ka imnaya Magaaladda Muqdisho Caasimadda dalka Somalia,ayaa sheegaya in Xildhibaan labaad lagu dilay maanta Magaaladaasi. Xildhibaanka ayaa lagu sheegay in lagu magacaabi jiray Cabdicasii Isaaq Ibraahim,iyada oo la sheegayo inuu dilku ka dhacay Guriga uu Xildhibaanku ka deganyahay Magaaladda Muqdisho oo ku yaalay Xaafadda Dhenkirlay.waxaana Masuuliayada Dilkaas Tuurta u ridatay Kooxad Al-shabaab ee…

                              Read More

                                Taliye ku-xigeenka Ciidanka Baadhista Danbiyada gobolka Saaxil oo Toddoba cisho u xidhan Kiiskii gabadha lagu Dilay

                                Berbera,22,Apr.2014 (SDN/QJ)- Taliye ku-xigeenka Ciidanka Baadhista Danbiyada Gobolka Saaxil ayaa muddo toddobaad ah u xidhan baadhista Kiiskii Dilka ahaa ee magaaladda Berbera ay ugu gaysteen Haweenayda Ninkii Xildhibaan Qabile Rasaaseeyey iyo Booliisku. Dilka loo gaystay Haweenaydaas isla markaana lagu dhaawacay Wiil uu xildhibaan Qabile dhalay ayaan wali wax go’aan ah laga soo saarin, waxaanay wararku…

                                Read More

                                  Mucaaridka Syria iyo reer Galbeedka oo qaadacay Doorashooyinkaa lagu wado in ay ka dhacaan June

                                  Dimishiq April 22,2014(SDN/QJ)-Mucaaridka dalka Syria ayaa qaadacay doorashooyinka madaxtooyada ee dalkaas oo lagu wado in ay qabsoonto bisha June ee inagu soo fool leh sadexdeeda. Mucaaridka ayaa sheegay in iyada oo dalkaasi uu ka socdo dagaal ka dhan ah madaxweyne Bashaar Al Aasad aaney macquul aheyn in hadana loo dareero doorashooyin. Mucaaridka ayaa sheegay in…

                                  Read More

                                    Jaaliyada West Midland iyo Safiirka Somaliland ee Britain oo ka wada arinsaday Wadada Ceerigaabo(SAWIRO)

                                    Birmingham April 22,2014(SDN)-Jaliyada oo maanta la kulantay Safiirka Somaliland ee UK mudane Cali Aadan Cawaale kulankan oo ahaa mid uguba kaaso odayada iyo gudida wadada Ceerigaabo ee magalo madaxda labaad ee uk Birmingham kaga wada hadleen sidee loo dardar gelin lahaa arrimaha ay kamid yihiin 18 may 2014 iyo Qaadhaan ururintii wadada Ceerigaabo waxa kaloo…

                                    Read More

                                      Ethiopia Oo Muddo Toban Cisho Gudahood ah Addis Ababa Ugu Yeedhay Masuulkii Saddexaad ee Somaliland ah Si Wax Looga Weydiiyo Dhacdadii Gabiley

                                      Hargeysa:22-April-2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa Noqday Masuulkii Saddexaad ee Muddo Toban Cisho Gudahood ah looga Yeedho Addis Ababa si wax looga Weydiiyo Dhacdadii dhawaan Gabiley kaga kaga Dhacday Saraakiisha Ehtiopian-ka. Dhacdadaas oo ay Ethiopia ku sheeganayso in lagaga Shubtay Macluumaad muhiim ahaa, ayaa hore loogu yeedhay Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland si arrintan wax…

                                      Read More