Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya Oo Soo Rogtay Amar Jaahwareer Badan Dhaliyey Oo Ay Fulintiisu Adag Tahay
Nairobi:22-April-2014(SDN/QJ)-Amar cusub oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Kenya ayaa waajibiyay in xog laga ururiyo dadka guryaha kireeysta, kaas oo mulkiileyaasha halis u galinaya inay si muddo gaaban ah ku waayaan guryahooda iyo dakhliga ka soo gala kirada. Amarkan ayaa sidoo kale waxa ka dhalan karaya in macluumaad muhiim ah oo dadku leeyihiin…
