Waa Sidee Saaka Xaaladda Degmada Taleex kadib Qabsashadii Somaliland?
Taleex:16-April-2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka Saaka naga Soo gaadhaya Degmada Taleex ee Gobolka Sool, xaaladda ayaa si weyn u deggen, waxana ay dadku ku soo Tooseen Jawi deggen oo aanay cabsiyi ku jirin. Sidoo kale ciidamada qaranka oo si habaysan iskugu qaybiyey Goobaha istaraatiijiga ah ee Magaalada, ayuu ka muuqdaa taxadar iyo feejignaa Badani iyagoo aan…
