DHEGEYSO:Soomaalida Canada oo dareenkooda ka dhiibtay habka Kenya ula dhaqmeyso Soomaali dalkooda ku nool

    Edmonton April 15,2014(SDN/QJ)-Ciidamada dawlada ee dalka Kenya ayaa maalmihii u danbeeyay waxa ay hawlgalo ka dhan ah Soomaalida ka wadeen xaafada Soomaalida uGu badan ay ku nooshay magaalada Nairobi. Ururada udooda xuquuqda adaanaha iyo kuwa Qaramada midoobay ayaa falkan canbaareeyay isla markaana ku booriyay dawlada Kenya in ay Soomaalida ula dhaqanto sifo sharciga waafaqsan. Hadaba…

    Read More

      Ciidamadda Somaliland oo la sheegayo inay haatan Kaabiga u saaranyihiin Magaaladda Taleex

      15,ASpr.2014(SDN/QJ)-Wararka haatan naga soo gaadhaya Gobolka Sool gaar ahaana,magaaladda Taleex,ayaa sheegaya in Ciidamadda Qaranka JSL,ay haatan kaabiga u saaranyihiin Magaaladaasi. La hayo cid si rasmi ah ilaa hadda warkan u xaqiijinaysa.isku dayo aanu la samaynay dad ka dhaw ayaa ilaa hadda aanay noo-suuragalin in aanu Xog buuxda ka helo. Lama oga halka ay haatan ku…

      Read More

        Xisbiga Talada haya ee Kulmiye oo la fialaayo inuu soo dhawayn u samayo xubno ka tirsanaa hogaankii sare ee xisbiga Ucid

        LondonApril 15,2014(SDN/QJ) Xubno ka tirsaanaa hogaankii xisbiga UCID ee sida deg dega ah xilalka iska casilay wakhtiyo kala duwan ayaa waxa la filayaa in Hargeysa loogu qabto xaflad soo dhawayna, xubnahan oo la filaayo inay ku biraan xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa waxa ka mida Cabdixakiim Garad Maxamed gudomiye ku xigeenkii labaad ee xisbiga UCID…

        Read More

          Ciidamadda Amaanka ee Waddanka Turky-ga oo kala Shaqanaya kuwa Kenya wax ka qabshadda Kooxa Argagixisada ah iyo Xasilinta Somalia

          15,Apr.2014(SDN/QJ)-Ciidamadda Booliska ee Waddanka Turkiga,ayaa waxay kala qeyb qaadanayaan Ciidamadda Amaanka ee Dalka Kenya wax ka qabshadda qaraxyadda iyo weeraradda Argagixiso ee waayadan danbe ku soo noqnoqonayay Dalkaasi. Sida ay sheegayaan ilo-wareedyo ku dhaw Dawladaha Kenya iyo Turkiga,arintan ayaa ka danbaysay ka dib safar uu Madaxweynaha Kenya oo todobaadkii dhawaa ku tagay Dalka Turgiga dalabkan…

          Read More

            Ujeedada Safar Hogaanka Baarlamaanka Somalia ku teggay Waddanka Talyaaniga

            15,Apr.2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Barlamaanka Dawlada Federaalka ah ee Somalia,Md.Maxamed Cismaan Jawaari,ayaa jaatan ku sugan Dalka Talyaaniga.waxaana kulamo kala duwan la leeyahay Madaxda Wadankaasi. Safarkan Gudoomiyaha iyo Wafdiga uu horkacayo ay ku tageen Talyaaniga ayaa waxa lagu macneeyay sii xoojinta Xidhiidka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya laba Waddan. Wararka ayaa sheegaya inta Kulanadu socdaan si aad ah…

            Read More

              Faallo:Shidaalka Soomaaliya waxa uu beddelayaa sicirka saliidda ee caalamka haddii la soo saaro

              Xeebaha Soomaaliya ee bad-weynta Hindiya ayaa  loo badinayaa in ay ku jiraan kayd shidaal oo ka mid ah  kuwa ugu weyn adduunka . Khuburada dhinaca daraasaadka Juquraafiga ayaa tilmaamaya in balaayiin birmiil oo shidaal aan weli la taaban ah uu ku jiro  badda iyo berriga Soomaaliya. Sida uu qoray Strategic Intelligence,  Dowladda Soomaaliya waxa ay …

              Read More

                Muddaddii Xisbiga Kulmiye U Qabtay Soo Xeraynta Ergooyinka Shirweynaha Oo Maanta ku Eg iyo Murankii Beelaha Oo Wali Taaga

                Hargeysa:15-April-2014(SDN)-Waxa Guud ahaanba Maanta oo Salaasa ah ku eg muddadii uu Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye u qabtay Inay Beelaha iyo Gobolada Somaliland ku soo Gudbiyaan Tirooyinka Ergooyinka Shirweynaha ka qayb qaadanaya.  Guddoomiyaha Guddida qaban-qaabada Xisbiga Kulmiye Abuukar Xaamud Jibriil, ayaa Laba Maalmood ka hor sheegay in muddadu la sugayo  soo xeraynta Ergooyinku ay…

                Read More

                  Ardayda Jaamacadda Hargeysa Oo Maalintii Saddexaad Mudaharaadsan, Waxbarashadii OO Joogsatay iyo Ardaydii Xidhnayd Oo Saldhigyada Koonayaasha Magaalada Lagu Daadiyey

                  Hargeysa:15-April-2014(SDN)-Xaaladda Jaamacadda Hargeysa, ayaa meel halis ah maraysa, waxana Gebi ahaanba istaagtay Waxbrashadii iyadoo ay Ardaydu Go’aan ku Gaadheen inaanay Soo Xaadirin Xiisadaha  la Bixinayo. Arrintan ayaa ka dambaysay markii ay Jaamacaddu Go’aan ku gaadhay in la Kordhiyo Lacagta laga Qaado Ardayda, taas oo Sababtay inay Ardaydu Mudaharaad kaga Hortagaan, iyadoo Booliskuna Xoog u adeegsaday….

                  Read More

                    Ra’isal Wasaaraha Somalia Oo La Sheegayo Inuu Galkacyo u Baqooli Doono

                    Gaalkacyo:15-April-2014 (SDN)-Sida ay sheegayaan Warar Hoose oo aanu Helaynaa, Ra’isal Wasaaraha Somalia Cabdiweli Sheekh ayaa Qorshaynayaa inuu Toddobaadkan Booqasho gaaban ku Gaadho Magaalada Galkacy ee Xarunta u ah Maamulka Galdumug. Ra’isal wasaaraha ayaa la sheegayaa inuu Halkaas kulamo kula yeesho Madaxweynahha Maamulka Puntland Cabdiweli Gaas oo isaguna Halkas wali ku sugan, iyagoo Arrimo badan iska…

                    Read More

                      Faahfaahinta Qaraxyo Xalay ka Dhacay Muqdisho Oo Dhimasho iyo Dhaawac Keenay

                      Muqdisho:15-April-2014 (SDN)-Waxa Habeenkii Xalay  ay Qaraxyo Xooggani ka dhaceen Goobo ku Yaalla Magaalada Muqdisho, kuwaas oo Keenay Dhimasho iyo dhaawac. Qaraxyada dhacay ayaa ahaa Laba, iyadoo Lala Badhtilmaameedsaday Baallayaasha amaba Laydhadhka itiinka Badan ee Qorraxda ku shaqeeya, kuwaas oo ku yaallay Degmada Hoddan, waxana Guud ahaanba Baaba’ay Iftiimiyihii Halkaasi K Yaallay. Sida ay sheegayaan dad…

                      Read More

                        Hoggaamiyayaasha Maamulka Jubba Oo Ra’isal Wasaaraha ku Gacan Saydhay Qoddobo Saldhig u ahaa Wadahalladooda iyo Kala Fogaansho cusub oo Soo Baxay

                        Kismayo:15-April-2014(SDN)-Wararka Laga Helayo Wadahadallada Dhexyaalla Waftiga Ra’isal wasaaraha Somalia Hoggaaminayo iyo  Maamulka Jubba, ayaa sheegaya inay JIraan Qoddobo Muhiim ah oo la isku  Mari la’yahay. Arrimaha la isku Mari La’yahay, ayaa waxa ugu horraysa Arrinta Barre Hiiraale oo Muddooyinkii u dambeeyey Magaalada Muqdisho ku sugnaa, iyadoo waliba Maamulka Jubba ay aaminsan yihiin in  Dawladdu soo…

                        Read More

                          The Somali Prime Minister visits important sites in Kismayo

                          The Prime Minister of the Somali Federal Government His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed arrived in Kismayo, the capital of the Interim Jubba Administration, on Saturday, April 11th 2014. The Prime Minister and his delegation, which includes Somali Federal Government cabinet and parliament members, received a warm welcome in Kismayo from Ahmed Mohamed Islam (Madobe), the…

                          Read More

                            The best books on Somalia: start your reading here

                            Set in Somalia around the 2006 US-backed Ethiopian invasion, the final volume in Farah’s Past Imperfect trilogy can be read as a standalone novel. This absorbing story puts a human face to the tragedy of a failed state. Three members of a Somali-American family return to find their homeland imploding under an Islamist regime in…

                            Read More

                              Mombasa crackdown nets 100 foreigners

                              AT least 100 Somali nationals were yesterday arrested in Mombasa in the ongoing countrywide crackdown on “illegal” immigrants. An operation launched in Changamwe and Kisauni areas by a combined team of regular and administration police led to the arrests. Changamwe police boss Joseph Muthee said 69 of the foreigners were arrested at Nuru in Changamwe,…

                              Read More

                                The Somali Question, The Kikuyu Answer

                                The Somali community is currently going through a rough time in Kenya, and it is not the first time. The colonialists did not care about them at all and never bothered to develop North Eastern. This non-developmental policy seeped into the post-independence governments and the region continued to be isolated from mainstream government development. In…

                                Read More

                                  Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 14.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII SHABAKADA SOMALIDIASPORANEWS.COM [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarIsniin14.mp3″] Hargaysa SDN….

                                  Read More