Wasiirka Maaliyada ee Punt land oo Qallinka Ku Duugay Mashruuc lagu dhisayo Garoonka Garowe iyo Jaamacada Badhan
Garowe 14.April 2014 (SDN)- Wasaradda Maaliyadda Puntland ayaa maanta magalada Dubai heshiis kula gaartay Shirkad la yiraahdo Marco oo qaadatay qandaraaska lagu dhisayo madaarka diyaaradaha magalada Garowe iyo waliba Jaamacadda magalada Baran ee Gobalka Sanaag. Dhaqaalaha lagu dhisayo labadaasi xarumood ayaa waxaa ku deeqday dowladda Kuweyt wuxuna gaaraya toban malyan sida uu sheegay wasiirka Maaliyadda…
