WASIIR FASHILMAY IYO BAARLAMAAN U SHARCIYEEYEY

    Tan iyo markii xilka loo dhaariyey Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah, waxa soo baxayey eedeymo loo jeedinayey go’aamadiisa ku aadanayaa maamul u sameynta gobolada iyo degmooyinka iyo waaxyaha Wasaaraddiisa. Eedeymahaasi waxay ka imaanayeen Bulshada qeybaheeda kala duwan, Syaasiyiinta, Duubabka, Bulshada Ra’yidka ah iyo xataa Beeluha oo tiisu ku jirto, iyagoo qalabka warbaahinta soo…

    Read More

      Mas’uuliyiin lagu Eedeeyay inay Dilaaliin Ka Noqdeen Maxaabiis Gar’adag Loogu Qaaday Si Ay Hudheel Ugu Dhisaan Taliyaha Xabsiga Gar’adag

      Ceerigaabo 20,May,2104(SDN/QJ)-Kadib Markii xuska Maalintii Qaran ee 18-May rabshaddo koobani ka dhaceen magaalada Ceerigaabo Waxa badhsaabka Gobolka Sanaag uu Amar ku bixiyay In xabsiga La dhigo cidii kasoo horjeesata Xuska maalintani. Dad fara ku tiris ah oo iyagu isku dayay inay Tashuush ku furaan xuska maalintani ayaa Jiray balse ciidamada Milateriga oo uu amarkani Siyay…

      Read More

        “Ma jirto sabab aanu rajada aqoonsiga u joojinaa, sababtoo ah waxaanu rumaysananhay inaanu wax fiican qabanay” Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland

        Hargaysa 20.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo uu sidii loogu tallo galay xilkiisa u guto, islamarkaana ay talada qaranku gacantiisa ku jirto. Wasiir Biixi, wuxuu meesha ka saaray inaanay xaaladda caafimaad ee madaxweynuhu wanaagsanayn, waxaanu cadeeyay in caafimaadka madaxweynuhu taam yahay. Wasiirku wuxuu arrintan iyo…

        Read More

          Q.M oo dalbaday $60 milyan oo loogu gar gaaro Somalia

          London 20.May 2014 (SDN/QJ)- Isuduwaha xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan bini’aadannimada Soomaaliya Philippe Lazzarini oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa ka digay xaalado bini’aadannimo oo halis ah oo ku soo wajahan Soomaaliya bilaha soo socda. Philippe Lazzarini ayaa dalbaday 60 milyan oo doolar oo deg deg ah toddobaadyada soo socda si looga…

          Read More

            Jilib: Duqayn hor leh Oo Maanta Diyaarado Looga Shakisanyahay Kuwa Kenya Ay Ka Gaysteen

            20,May,2014(SDN/QJ)-Wararka ka imaanaya Degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhaxe ayaa sheegaya in manta mar kale Diyaarado Dagaal duqeymo culus ka geesteen gudaha iyo duleedka Degmadaasi. Duqeynta waxaa geestay Diyaarado loo maleenayo in ay leeyiiin Dowlada Kenya kuwaa oo maanta dhoor gantaal ku dhuftay Degmada Jilib iyo Duleedkeeda ay gacanta ku hayaan Xarakada Al-Shabaab. Inta la…

            Read More

              Yuusuf Garaad Oo Saaka Dhuumasho Ku Soo Galay Hargaysa

              20,May,2014(SDN/QJ)-Madaxii  hore ee laanta Afka Somaliga ee BBC-da Yuusuf Garaad Cumar,ayaa la sheegayaa inuu Saaka Ka soo degay Garoponka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Cigaal Intenatinoal Airport. Si dhab ah looma oga Sababta Socdaalka Yuusuf Garaad,oo haatan si Xoogan ugu dhex Milan Siyaaasadda Somaliya,isaga oo Dhawr jeerna isku dayay inuu ka mid noqdo Maamuladda Maqaar saarka…

              Read More

                Suldaan Maxamed Suld. Cabdiqaadir Oo Dhinaca Saaray Musharax-nimada Siilaanyo, Midda Muuse Biixi-na Dibadda u Tuuray

                Hargeysa:May,20,2014(SDN/QJ)-Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa  Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi usoo Jeediyey Inuu Musharraxnimada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye  uga Tanaasulo Doorkan Madaxweyne Siilaanyo. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sidoo kale sheegay in haddii Muuse Biixi u tanaasulo madaxweynaha ay 10-ka sanno ee dambe xoog iyo cod abaalgud uga…

                Read More

                  Kooxda Al-shabaab Oo Faahfaahin Ka Bixisay Weerar ay Shalay Ka Geysatay Gudaha Dalka Kenya Oo ay Libin Ka Sheegatay

                  Mandheera:May,20,2014(SDN/QJ)-Kooxda Al-shabaab, ayaa Faahfaahin ka Bixisay Weerar Gaadmo ah oo ay Shalay ku Qaadday Duleedka Magaalada Mandheera. Afhayeenka Xarakada Al-shabaab Cali Maxammuud Raagge (Cali Dheere) oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in weerarkaas ay iyagu mas’uul ka ahaayeen isagoona intaas ku daray in ay dileen askar badan baabuurna soo qafaasheen kuwa kalena ay  ka Gubeen…

                  Read More

                    RW. Cabdiwali ayaa xalay kulan sagootin ah la qaatay Ciyaartooy Soomaaliye​ed oo ka qayb galaya tartan caalami ah

                    Muqdisho, May 20.2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa kulan sagootin ah la qaatay labo kamid ah ciyaartoyda Soomaaliya uga qeyb galaya Ciyaaraha Fudud ee Africa oo dhawaan ka dhacaya magaalada Gaborone ee dalka Botiswana. Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Soomaaliya Dr. Khaalif Cumar ayaa si wadajir ah…

                    Read More

                      Xafiisyada Qaramada Midoobay Ee Nairobi Oo Cabsi Darteed Awaamiir Cusub Lagu Soo Rogay

                      Nairobi:May,20,2014(SDN/QJ)-Cabsida iyo Qaraxyadii ka dhacayey Xarunta Kenya ee Nairobi, ayaa keenay inay qaramada Midoobay Go’aan cusub ka qaadato dhacdooyinkaas Soo Kordhay. Waxa Gebi ahaanba si xooggan loo adkeeyey xafiisyadii qaramada midoobay ku lahayd Halkaasi, iyadoo Heegan la Geliyey Ilaalada gaarka ah ee Xarumahaas, maadaama ay Nairobi Xuddun u noqotay Mawjado qaraxyo ah oo kooxo islaami…

                      Read More

                        Ra’isal Wasaaraha Ethiopia Oo Sheegay In Ciidamadiisu Soomalia ku Sugnaan Doonaan ilaa Ammaan Buuxa La Helayo

                        Addis  Ababa:May,20,2014(SDN/QJ)-Ra’isul Wasaaraha Dalka Ethiopia Hailemariam Deselegn, ayaa ka Hadlay ciidamadiisa ku sugan Gudaha Dalka Somalia. Ra’isal Wasaaraha oo la Hadlayey Wargeyska The Afrika Report, ayaa sheegay  in hadafka iyo siyaasadda Ethiopia tahay  inaanay dalka Somalia ka bixi doonin inta ay socdaan dagaalladda lagula jiro Xarakadda Alshabaab.   Waxa uu mar kale ku celiyey inay…

                        Read More

                          Roobab Jawi Deggen Ku Da’aya Oo Saaka Caasimadda Hargeysa Geliyey Maalin Saddexaad Oo Fasax ah

                          Hargeysa:May,20,2014(SDN/QJ)-Waxa ilaa iyo Salaaddii subax ee Saaka Caasimadda Hargeysa ku Hooraya Roobab  si wanaagsan loogu diirsaday oo jawi Haboon ku da’aya, kaas oo shacabka ku Khasbay inay Guryahooda ku Ekaadaan. Roobka Saaka caasimadda ka Day’aya ayaa ah mid  aan dabaylo iyo dhibaato kale midna lahayn, isla-markaana ku daya hab deggen oo aan cabsi iyo baqdin…

                          Read More

                            Xukuumadda Oo Isku Koobtay Xuska Qaran Ee 18-ka May iyo Mucaaridka Oo Looga Dhaartay Madalaha La Isku Arko

                              Hargeysa:May,20,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ee uu Gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo, ayaa munaasibadda 18-ka May ka dhigtay mid iyada Gaar u ah, isla-markaana Meesha ka Saartay Doorkii Mucaaridka iyo Ururrada kale ee Bulshadu ku lahaayeen Maalinta Gebi ahaanba shacabka reer Somaliland ka wada Dhaxaysa. Xukuumadda ayaa si cad oo muuqaga iskugu koobtay Goob kasta oo xuska…

                            Read More