Hadal-haynta Maalmahan: Xanuunka Waddo-walafka ee Xukuumadd. Tirsiga 12-aad Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale-

    Hargeysa:May,22,2014(SDN/QJ)-Waddo-walafku, waa xanuun cusub oo si la yaab leh u saameeyay Xukuumaddeennan Kacaan-u-eg ee dadkii ku haysata: “Waxaanu qabannay maxaad u sheegi weydeen?” Runtii waa aynu sheegi lahaynba e’, mid wax sugaysa ayaanay ahaynba. Dulqaadka ayaa ku yar. Intaa diihaal ayay la sahaysaa. Baalla-daymaha iyo calool-taabashada ayay kaga dartay. Marka dambe ee ay hamaansato ayay…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo Oo Waddada Ceerigaabo Kadib Qaaday Tallaabadii Labaad Ee Uu Ugu Diyaar-garoobayo Ololihiisa Madaxtinimo

      Hargeysa:May,22,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo Muddooyinkii ugu dambeeyey uu ka dhex guuxayey rabitaanka inuu Kursiga Madaxtinimiada mar kale isu soo taago, ayaa haatan qaaday Talaabadii labaad ee ololihiisa Madaxtinimo. Madaxweynaha ayaa hore u qaaday  tallaabadii koowaad ee lagu xaqiiqsaday inuu musharaxnimada u taagan yahay, Taas oo ahayd Dhagax-dhiggii wadada Ceerigaabo, waxana uu Haatan…

      Read More

        Dawlada Soomaaliya oo dalbatay in Ciidamada Jabuuti la geeyo Kismaayo iyada oo aan sheegin halka kuwa Kenya tegi doonaan

        Muqdisho May 22, 2014(SDN/QJ)-Dawlada Soomaaliya ayaa dalab cusub oo ku wejahan in ciidamada Jabuuti ka geeyo magaalada Kismaayo u gudbisay hogaanka sare ee ciidamada AMISOM. Arinkan oo u muuqda in uu dib u soo celinayo khilaafkii u dhexeeyay dawladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxa saxaafada u xaqiijiyay saraakiil ka tirsan dawlada Soomaaliya oo aan ogolaasho…

        Read More

          Madaxweynihii hore ee dalka Masar iyo inamo uu dhalay oo xabsi dheer lagu xukumay

           Qahira May 22,2014(SDN/QJ)-Maxkamad ku taal dalka Masar ayaa xukuno xariga ku riday madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarik iyo lab aka mida ubadkiisa. Madaxweynaha iyo inamada uu dhalay ayaa lagu helay denbiyo la xiriira lunsasho hanti qaran. Madaxweyne Mubaarak ayaa weli maxakamadi ugq socotaa denbiyo la xiriira dilala ay ciidamo ka amar qaataahi…

          Read More

            Guddi Hoosaadyada Golaha Wasiiradda oo yeeshay kulankoodii ugu horreeyey

            Muqdisho May 22, 2014(SDN/QJ)– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta shir guddoomiyey kulamadii ugu horreeyey ee ay yeeshaan Guddi Hoosaadyada Golaha Wasiirada, oo ka kooban shan guddi hooseed. Guddiyadan, oo uu magacaabay Ra’iisul Wasaarahu May 6, 2014 ayaa kala ah: Guddi Hoosaadka Siyaasadda; Guddi Hoosaadka Amniga Qaranka; Guddi Hoosaadka…

            Read More

              Cabinet Sub-committees have their first meetings

              Mogadishu 21 May, 2014, — The Prime Minister of the Federal Government of Somalia His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed chaired the first meetings of the Cabinet Sub-committees today. The five sub-committees named by H.E. the Prime Minister on May 6th are: the Political Sub-committee; the National Security Sub-committee; the Economic Development Sub-committee; the Social Affairs…

              Read More

                Kenya Arrests Wife of Somali MP

                According to the former Third Secretary of the Somali Embassy in Nairobi Abdistaar Hassan Ali Kenya police have arrested the wife and children of the Somali Minister for Livestock Prof. Saalim Aliyow Ibrow. They accused his wife to have been carrying a forged Kenyan Passport. On the other hand, Kenya police have also arrested the…

                Read More

                  Somalian asylum seeker deported despite terror threat

                  A Somalian asylum seeker faces “imminent” deportation by the UK government, despite threats from terrorists to murder him on his return. Anis (not his real name) told Politics.co.uk that he is in a state of “mental torture” as he contemplates his forced return to Mogadishu. “The situation is very bad. I’m in a state of…

                  Read More

                    Yaa Hogaamin Kara Somaliland

                    Waa weydiin in badan oo bulshadeena ka mid ah ka dhex guuxaysa, se lagu kala gadisan yahay iyada oo cid kastaaba ay ka eegayso dhanka ay u badinayso in ay noqon karto, waxan ugu badan in lagu eego muraayada qabiilka, waayo taas baa ugu badan, uguna culays badan, se dhanka aan rabo in aan anigu…

                    Read More

                      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 21.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                      Read More

                        Madaxweynaha Somaliland oo Cagta Saaray Dariiq uu Ku dhaliili Jiray Xukunkii Daahir Rayaale

                        Hargaysa 21.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa Digreeto uu Maanta soo Saaray Waxa uu ku Magacaabay Laba Degmo oo Cusub kuwaas oo ku Biiraya Degmooyinkii Hore ee aan la Kala Xadayn . Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo Sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-2501/052014 ku magacaabay laba Degmo oo Cusub. Warsaxaafadeed uu…

                        Read More

                          Xog-Hayaha Hidaha Iyo Dhaqanka Xisbiga WADDANI Oo Si Kulul Uga Hadlay Hadal Ka Soo Yeedhay Raysal Wasaaraha Somaliya, Baaqna U Diray Golayaasha Qaranka Somaliland

                           21,May,2014(SDN/QJ)-. Xog-Hayaha Hidaha Iyo Dhaqanka ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Jiif Caaqil Cabdi Guuleed Gaboobe ayaa si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeedhay raysal wasaaraha Somaliya Cabdi Wali Sheek Axmed kaasi oo uu raysal wasaaruhu sheegay in Oday dhaqameedka mudooyinkii danbe ku sugnaa gudaha Somaliland ee ka yimi Koonfurta Somaliya ee Magaalada Muqdisho…

                          Read More

                            Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Kulmay Jaaliyada Somaliland ee Sheffield Iyo arrimo ay ka wada hadleen Daawo

                            Hargaysa 21.May 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xubno ka socday Jaaliyada Somaliland ee Magaalada Sheffield kuwaas oo Kaalin Weyn ka Qaatay Aqoonsigii ay Golaha Deegaanka ee Magaaladaasi dhawaan u fidiyeen Somaliland. Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan Sheffield ayaa madaxwaynaha uga warbixiyay mudadii uu qaatay Aqoonsigii…

                            Read More

                              Laba Todobaad Gudahood oo ay Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa ku soo Biireen Laba Xildhibaan oo Kayd ahaa

                              Hargaysa 21.May 2014 (SDN/QJ)- Maxakamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta Xilka Xildhibaanimo u dhaarisay Mubaariga Cabdi Malaw oo ka mid noqday Golaha degaanka Hargeysa. Xildhibaan Mubaarig ayaa buuxinaya Jago uu ka baxay Alle ha u Naxariistee Marxuum Deeq Ducaale oo 18-kii May ku geeriyooday Hargeysa. Xubintan Cusub ayaa ka soo Baxay Urur Siyaasadeedkii Hadhay ee Xaqsoor…

                              Read More

                                Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka lahayn oo Cod dheer kula hadlay Somaliland,Dhaliilna u Jeediyay Hanaanka Garsoor ee dalka

                                Addis Ababa 21.May 2014 (SDN/QJ)- Hay’adda Ilaalisa Xuquuqda Saxaafadda ee aan Xuduuuda(Reporters without Borders) ayaa Xukumadda Somaliland ugu baaqday inay sii dayso Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf, Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Tifaftirihiisa Axmed Cali Cige. Warbixin Hay’addu soo saartay Isniintii ayaa lagu cabaareeyay waxay ugu yeedheen Dacwado Xaqdarro ah oo lagu Oogay Gudoomiyaha Haatuf iyo Tifaftirihiisa qaybta…

                                Read More

                                  Garnaqsiga Madaxweyne Siilaanyo iyo Dhanbaal uu u diray Midowga Africa “ Yaa Hor taagan Aqoonsiga Somaliland Raacdada ugu Jirto

                                  Hargaysa 21.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa tilmaamay in meesha kaliya ee Citiraafka Somaliland hor taagani tahay Africa. Waxa uu Madaxweynuhu Sabtidii oo ku beegnayd Maalin ka hor Xuska 18-ka May Qoraal Gar-naqsi ah u gudbiyey Midawga Africa(AU). Waxa uu qoraalkaasi oo qaar ka mida Warbaahinta Caalamiga ahi baahisay Ciwaan uga dhigay…

                                  Read More

                                    Milatariga Dalka Thailand Oo Xukun Deg Deg Ah Ku Soo Rogay Dalkaasi

                                    21,May,2014(SDN/QJ)-Waddanka Thailand,oo la daaladhacaya Isu soo baxyo rabshado wata ayaa la sheegayaa in haatan uu Milatariga Dalkaasi soo rogay Xukun Deg-deg ah oo dalkaasi ka dhaqan gali doono ilaa mudoo aan la cayimin wakhtiga ay ku eegtahay. Taliyaha Ciidamada, General Prayuth Chan-Ocha oo televishanka kala hadlayey shacabka ayaa difaacey tallaabadaasi, kuna tilmaamey mid muhiim u…

                                    Read More

                                      Guddoomiye-xigeenka Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Lunsi Hanti Qaran Iyo Maamul Xumo Baahsan

                                      21,May,2014(SDN/QJ)-Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed, ayaa Xukuumadda ku eedayey inay si sharci daro ah u lunsato Hantida Umadda, isaga oo Tusaale u soo qaatay Xuskii Munaasibada 18-may, waxaanu tilmaamay inay Hanti aad u badan Xukuumaddu ku lumisay, Olole Xisbiga Kulmiye gaar u ahna ka dhigatay, waxaanu sheegay inay Xisbi…

                                      Read More