Ku-xigeenkii Guddoomiyaha Degmada Bardaale ee Gobolka Bay Oo Xalay La Dilay
Bardaale:May,19,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno Deegaanka Bardaale, waxa Habeenkii xalay ay koox Hubaysani Halkaas ku dishay Guddoomiye-ku-xigeenkii Degmada Bardaale Idiris Gacamay. Idiris Gacamay ayaa la sheegayaa inay Koox baastoolado ku Hubaysani Xalay ku khaarajiyeen Degmadaasi. Maxamuud Cali Shire oo ka mid ah Maamulka Degmada Bardaale ayaa Warbaahinta u sheegay in Gudoomiye Xigeenka Degmada…
