Britain Oo Aan Wax Qaad ah Lagu Arki Doonin Wixii Ka Dambeeya1-da July ee Sanadkan

    London:May,16,2014(SDN/QJ)-Aqalka Baarlamaanka Waddanka Britain, ayaa Maandooriyaha Qaadka  Dalkaasi ka mamcuucay wixii ka dambeeya 1-da Juli ee Sanadkan 2014. Aqalka Sare ee UK ayaa Todobaadkan ansixiyay Go’aanka Dowladda UK ay ku mamnuuceyso Qaadka, wuxuuna Qaadku Mamnuuc  Noqonayaa Marka la gaadho Bilowga Bisha Toddobaad ee Sanadkan aynu ku jirno. Qaadka soo gala Dalka Britain oo ay isticmaalaan…

    Read More

      Biladii Nobel ee Obama oo xiisad ka dhex abuurtay Norway iyo Mareykanka

      Washington May 16,2014(SDN/QJ)-Waxa soo shaac baxdday xisad diblomaasiyadeed oo ka dhalatay abaal marintii Nobel ee la siiyay madaxweyne Barack Obama sanadii 2009kii. Dawladaha Mareykanka iyo Norway ayaa la sheegay in ay isku maandhaafeen abaalmarintaa degdega aheyd ee Obama Norway siisay. Safiirkii Qaramada Midoobey u fadhiyay dalka Norway Morten Wetland ayaa jariirada Oslo ka soo baxda…

      Read More

        Borama:Ciidamada Booliska Oo Ugaadhsanaya Dhallinyaro Lagu Tuhmay Nashuushadaynta Maalinta 18-ka May iyo Tiro Xabsiga la Dhigay

        Borama:May,16,2014 (SDN/QJ)-Ciidamada Booliska Somaliland ee Gobolka Awdal ayaa ku Daba jira Kooxo Dhallinyaro ah oo Halkaas ka wada Faf-qalalo ka dhan ah Xuska 18-kay oo dhammaanba reer Somaliland Xusnkeeda si weyn ugu diyaar garoobeen. Sida uu ku soo warramayo Wariyaha  Qurbejoog.com ee Gobolka Awdal, waxa Halkaas Dhaqdhaqaaqyo warsoodi ah oo Kooxo dhalllinyaro ah oo aan…

        Read More

          Wasiirka Ganacsiga Oo Xilkii ka Qaaday Maareeyihii HaamahaShiidaal Berbera, Maareeye Cusubna Magacaabay

          Hargeysa May 16,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga caalamiga ahee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa digreeto Wasiir oo uu maantasoo saaray waxa uu xilkii kaga qaaday Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera  Maxamuud Gahayr Ismaaciil. Waxaanu magacaabaymaareeye cusub. Sidaasna waxa uu Wasiirku ku bayaamiyay digreeto uu soosaaray oo nuqul ka mid ahi na soo gaadhay, waxaanu  Mudane SaleebaanSiciid…

          Read More

            Ururka codka Haweenka iyo dadka laga Tirada Badanyahay VOSMWO ayaa Magaalada Burco ku qabtay Kulan lagaga hadlaayey,Ka qabgalka siyaasada

            Burco May 16,2014(SDN/QJ)-Ururka codka Haweenka laga Tirada Badanyahay VOSMWO ayaa Maanta Magaalada Burco ku qabtay Kulan lagaga hadlayay,Ka qabgalka siyaasada iyo iyo horumarka,kulankan oo ay soo qabanqaabiyay ururka Vosomwo isla markaana ay maalgalisay Hay,ada NED waxaa ka soo qaybgalay,Madaxda Gobolka,Cuqaal,Qaar ka mid ah Hayadaha wadaniga ah,qaybaha kala duwan ee Beelaha Gabooyaha. Waxaana ugu horayn Furitaanka…

            Read More

              Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud: Oday-Dhaqameedyadu beec Ma Ahee ‘Diyaari Aqalka Odayada

              Waa arin la filanayey in madaxwaynihii ilaa hada ka cagajiidaayey diyaarinta iyo dhisida aqalka odayaasha Soomaaliyeed ee lagu ansaxiyey Dastuurka cusub ee Federaaliga ahi, in uu hada martiqaad u fidiyo Oday-Dhaqameedyo Soomaaliyeed, waa sida ay qortey shabakada Afka Dowlada ku hadasha ee loo yaqaan ‘Radio Muqdisho’. Arintaanoo loo badinaayo inay sahashay culayska siyaasadeed ee isa…

              Read More

                RW. Cabdiwali: “Maanta waa maalin taariikh ah, waxaan muhiim ah inaan si wada jir ah u xasuusano aabayaashii xorrnimada”

                Muqdisho May 16, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda lagu xusayey 71 guuradii kasoo wareegtay aasaaskii ururkii dhalinyarada gobonima doonka Soomaaliyeed ee (SYL). Munaasabadan ballaaran waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga ayaa lagu qabtay Garoonka kubada Cagta ee Koonis. Muddadii ay socotay munaasabaddaas…

                Read More

                  Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed: “Today is a historic day, and it is important that we all remember the fathers of freedom”

                  Mogadishu, Thursday, May 16, 2014(SDN/QJ)—The Prime Minster of the Somali Federal Government His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed went to a major celebration to mark the 71st anniversary of the formation of the freedom-seeking organization, the Somali Youth League (SYL). The event was organized by the Ministry of Youth and Sports and was held in Mogadishu’s…

                  Read More

                    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo caawa Khudbadda ka jeediyey Munaasabadda 15-ka Maajo Maalinta Dhallinyada Soomaaliyeed

                    Mogadishu May16, 2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud caawa Khudbadda ka jeediyey Munaasabadda 15-ka Maajo Maalinta Dhallinyada Soomaaliyeed oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Salaan ka dib ayaa Madaxweynaha waxa uu khudbaddiisu ku bilaabay.“Sharaf weyn bey ii tahay in aan caawa idin kala qeyb-galo xuska iyo damaashaadka munaasabaddan weyn ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed. Maalintan…

                    Read More

                      Garnaqsigii Xisbiga UCID iyo Oday-dhaqameedka Soomaaliya (Maxaa kala Qabsaday UCID iyo Weftigii madax-dhaqameedka Soomaaliya) Daawo

                      Hargaysa 15.May 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Ucid ayaa Kulan qaabilaad ah u sameeyay Oday Dhaqameedyada Somalia ee Booqashada ku Joogay Caasimada Hargaysa ayaa Kulan adag oo Garnaqsi ah Waxay ku Yeesheen Caasimada Hargaysa . Madaxda Xisbiga Ucid ayaa u soo bandhigay Oday dhaqameedyada Somalia boogaha ummada Somaliland ka soo Gaadhay Midnimadii Somalia ay la gashay. http://www.youtube.com/watch?v=QYv1Tzw1PO8…

                      Read More

                        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 15.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                        Read More

                          Munaasibad lagu Xusayo Maalintii Dhalinta SYL oo Garowe lagu qabtay iyo Madaxweyne Gaas oo ka hadlay

                          Garowe 15.May 2014 (SDN/QJ)- Munaasibad lagu maamusayo curashada 13-kii dhalinyaro ee SYL isla marksana xornimadda dalka u dagaalamayay ayaa maanta 15-May.2014 lagu qabtay magalada Garowe xarunta Puntland.   Madaxwayne Cabdiwali Gaas,musuuliyiinta gollayaasha kale ee dowladda iyo dadwayne aad u faro badan ayaa xuskan oo ka dhacay aqalka Barlamaanka kasoo qayb galay waxana laga soo jeediyay…

                          Read More

                            Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Si Dag-Deg Ah Wax-Uga Qabato Dhacdadii Ka Dhacday Deegaanka Kalshaale.

                            Hargaysa 15,May,2014(SDN/QJ)- Xog-hayaha Hidaha iyo Dhaqanka ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Jiif Caaqil Cabdi Guuleed Gaboobe ayaa ugu baaqay Xukuumada Siilaanyo,Oday Dhaqameedka reer Somaliland in ay si dag dag ah ay wax uga qabtaan sidii loo damin lahaa dhacdadii dilalka aar goosiga ahaa ee ka dhacday deegaanka Kalshaale.waxaana uu sheegay in aan maanta loo…

                            Read More

                              Waa Maxay Sababta Xisbiga Ucid Madaxdiisa oo ku sugnayd London ay si wada jira Ula kulmi wayeen Lamaha Uk

                              London15May14(SDN)waxa dhawaan ku sugnaa Caasimada London ee uk Madaxda sare ee xisbiga Ucid Gudoomiye Faysal Cali Warabe , Gudoomiyaha Sadexad ee Xisbiga ee  Mujahid Cali Gurey ,Musharaxa Madaxwaynaha Jamaal Cali Xuseen , waxa jirta in siyaabo badan loo tarjumay iyada oo sida sharciyiada xisbiyada u yalaa in xisbiyada maraka ay madaxdu timaado ay la kulmaan…

                              Read More