Somali govt prioritises youth development

    The government of Somalia has reiterated its commitment to the development of young people as the backbone of the country’s economic and social future.Making the commitment on Thursday as Somalia observed the 71st anniversary of the founding of the Somali Youth League, Prime Minster Abdiweli Sheikh Ahmed said his government is committed to empowering the…

    Read More

      Wasiir Xaglo-toosiye Oo Ka Hadlay Dilkii Deegaanka Buuhoodle

      Caynaba:May,17,2014(SDN/QJ)-Wasiir Caglo-toosiye oo ka hadlayey Munaasibad uu Maamulka Caynaba ugu  wareejinayey Gaadhi Abulance ah, ayaa  wax laga  xumaaday ku tilmaamay falalka dilka ah ee Deegaanadaas ka dhacay. Wasiirka ayaa dilka ka dhacay Deegaanadaas ku tilmaamay mid siyaasadaysan, maadaama Kooxda ka soo Horjeedda joogitaankiisu ay ku lug  lahaayeen in Beelahaasi isku dhacaan. Wasiirka oo Arrimahaas ka…

      Read More

      Xiddigga Reer Argentiin Leo Messi Ayaa Ku Nagaadi Doona Barcelona Noqdeyna Ciyaaryahanka Ugu Qaalisan Aduunka.(By Jaahuur)

      Barcelona-17-may-2014-(SDN) Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa xiddiggaa reer Argentin una ciyaara naadiga Barcelona Leo Messi ayaa heshiis la galey Camp Nou. Heeshiiskan oo socdey wiigaggii aynu soo dhaafney ayaa is afgarad ku dhamaadey markii uu Messi qalinka ku jiidey 16.3 Million oo lacagta Ingiriiska ah,ayaamaha soo socdana waxaa shaaca laga qaadi doonaa inta xagaa…

      Read More

      Isku Aadka Horyaalka Afrika (Cup Of Nation 2015) oo Shaaca Laga Qaadey.(By Jaahuur)

      Cairo-16-May-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula caraabeynaa xagaa iyo Africa iyo isku aadkii horyaalka Afrika (Cup Of Nation) oo lagu dhawaaqey. First Gurope •Liberia v Lesotho •Kenya v Comoros Islands •Madagascar v Uganda •Mauritania v Equatorial Guinea •Namibia v Congo •Libya v Rwanda •Burundi v Botswana •Central African Republic v Guinea Bissau •Swaziland v…

      Read More

        DAAWO:Qurbaha iyo Mushkilada ka yimaada guurka aan la diwaaan galin

        Ottawa May 16,2014(SDN/QJ)-Guurku waa balan eadag oo magaca Allah lagu galo. Waa balan aan ciyaar ciyaar galin. Dhibaatooyinka qurbaha waxa ka mida laba qof oo  si xalaal ah isku guursdanaaday oo hadana aan isa sheeganay oo dafiraya guurkooda. Mushkiladan ayaan ku eegi doonaa Barmaamijkan oo ah barmaamijkii ugu danbeeyay ee barmaamijyadii taxanaha ahaa (mushkiladaha guurka)….

        Read More

          Daawo Xafladii madaxda Ucid ee London oo dhameysirtan

          London May 16,2014(SDN/QJ)-Waxaan akhristayaashena sharfta leh halkan idnku soo gudbinee muuqalka xafladii madaxda Ucid oo dhameystiran. Xafladaasi oo ahyd mid lagu soo dhawynaayaa gudomiyaha xisbigaasi Feysal Cali Waraabe iyo munsharaxa xisbiga Jamaal Cali Xuseen, sidoo kale waxa munasabada lagu soo dhweynaayay gudomiye ku xigeenka sedexaad ee Ucid Cali Gureey. Hadabo hoos ka daawo qaabka ay…

          Read More

            Ra’iisul Wasaaraha oo galabta u damaashaad tagey Xeebta Liido kana qeyb galay ciyaar ka socotay Garoonka Banaadir

            Muqdisho May 16, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo xubno kamid ah golaha Wasiirada, Taliyaasha Ciidamadda kala duwan ee Soomaaliya, Masuuliyiin ka socotay maamulka gobolka Banaadir,  ayaa galabta u damaashaad tagey Xeebta Liido oo maalinta Jimcaha iskugu yimaadaan dadwayne aad u farabadan oo iskaga kala yimid degmooyinka kala duwan ee gobolka Banaadir. Ra’iisul Wasaare Cabdiweli…

            Read More

              Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

              Hargaysa 16.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

              Read More

                Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta oo ka Hadlay Xidhitaanka Xarumaha Warbaahinta iyo Ismaandhaafka Xukuumada iyo Saxaafada Madaxa bannaan {WARAYSI DHAGAYSO}

                Hargaysa 16.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Simaha Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ahna Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta Mudane Cabdi Waaxid C.qaadir C.raxmaan ayaa ka Hadlay Sababta dhalisay in Xukuumada iyo Saxaafada Madaxa bannaani ay kala fogaadeen. Wasiir ku Xigeenku Waxaa kale oo uu ka hadlay Imaatinka Weftigii Odayaasha Dhaqanka ee Somalia oo uu Cadeeyay inay Xukuumadu Ogolaatay…

                Read More

                  C.raxmaan Faroole Madaxweynihii Hore ee Punt land oo Talyaaniga Ku Sugan,Kana hadlay Nidaamka Federaalka Somalia

                  Roma 16.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynihii hore ee Puntland C.raxmaan Faroole ayaa ka jeediyey Jaamacadda Roma3 ” Universita degli Studi Roma3″  Xarunta Cilmi Barista Somalia (Centro Interdipartimentale di Studi sulla Somalia). Mowduca Nidamka Federalka Somalia (Stato Federale:Teoria e Fattibilita’) . Waxaa ka soo qaybgalay munaasabdaan, qaarkoodna  hadala  ka jediyayay mauducaaan ku saabsan nidaamka Federaalka Somalia, Professoro…

                  Read More

                    Wasiiro ka Tirsan Xukuumada Somaliland iyo Madax dhaqameed Gaadhay Deegaanka Qorilugud oo Xiisad Dagaal ka Aloosan tahay

                    Qori Lugud 16.May 2014 (SDN/QJ)- Saddex wasiir oo kala ah Wasiirka macdanta iyo tamarta, ku-xigeenka ganacsiga oo ay weheliyaan madax dhaqameed ka soo jeeda gobolka Togdheer  ayaa gaadhay degmada Qorulugud, halkaas oo ay ka bilaabeen wadahadal la xidhiidha sidii loo dejin lahaa xiisada colaadeed ee ka dhalatay dil laba beelood ku dhex maray deegaanka Maygaagle…

                    Read More

                      Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Shacabka Reer Hargaysa Kala Qeyb Galay Tukashada Salaadii Jimce SAWIRO

                      16,May,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo,ayaa maanta oo Jimce ah qaar ka tirsan Dadweynaha reer Hargaysa kula tukaday Masaajidka Rusheeye,ee  Badhtamaha Magaaladda Hargaysa. Madaxweynaha ayaanay Habayaraatee aanay la socon Ilaaladiisa gaar ka ahi.waxaana Masaajidka Ku soo dhaweeyay Madaxweyna iyo Madaxda kale ee la socotay Imaamka Masaajidka Rusheeye Sh: Maxamed Sh: Cumar Dirir. Waxaana  wehelinayay…

                      Read More

                        A Different Kind of Independence Day

                        In the quest for independence, there are good days and there are bad days. Today is a good day. Today, on our Independence Day, the people of Somaliland are filled with hope and renewed determination. Our Independence Day serves as a token of all that we’ve achieved thus far on the road to sovereignty, and…

                        Read More

                          Maamulka Ximan iyo Xeeb Oo Gacanta Ku Dhigay Haweenay iyo Nin Watay18-Carruur ah iyo Ciddii u badkaasi ka Maqnaayeen Oo La Baafinayo

                          Cadaado:May,16,2014(SDN/QJ)-Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay inay Maalintii shalay gacanta ku dhigeen Haweenay iyo Nin watay Carruur  aad u tiro badan, kuwaas oo la sheegayo inay ku si jeedeen Magaalada Galkacyo ee  Maamulka Gal-mudug.  Afhayeenka maamulkaasi Cadheys Maxamed Xaaji, oo la hadlay Idaacada Risaala ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay dalbanayaan cidii ay caruurtaasi oo…

                          Read More

                            Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID oo Kulan la Qaatay Saraakiil Sar-sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Australia iyo Nuxurka Waxyaabaha ay ka wada-hadleen

                            London16mMay14(SDN)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka, Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo socdaal ku jooga dalka Ustareeliya, ayaa maalintii shalay kulan kula qaatay Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalkaas, haweenayda ugu sarreysay waaxda u qaabilsan Arrimaha Bariga Afrika Ms Raine Dixon. 2Kulanka oo 14-kii Bisha ku qabsoomay xarunta Wasaaradda ee caasimadda dalkaas ee Sydney, waxa…

                            Read More

                              Askarta Ka Goosaynaysa Ciidanka Qaranka Kenya Oo Xadka Ka Baxday Iyo Tirada la La’yahay oo La Shaaciyey

                              Nairobi:May,16,2014(SDN/QJ)-Tallaabadii Ciidanka Kenya ay ku Galeen Somalia, ayaa wax badan ka beddeshay Niyadda iyo Kalsoonidii ay ciidanku ku qabeen Ciidan-nimadooda, waxana tiro badan oo ka mid ahi Go’aansadeen inay ciidanka ka baxaan. Sida uu sheegay qareen sare oo Dawladda ka tirsani, waxa tan iyo Sanadkii 2011-kii Ciidanka Kenya ka Goostay oo ka baxsaday ugu yaraan…

                              Read More

                                Madax-dhaqameedka Beesha Bariga Burco Oo Kali Ku Noqday Aamsunaanta Tallaabada Xukuumaddu Ku Xidhay Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf

                                Hargeysa:May,16,2014(SDN/QJ)-Wax-garadka iyo Madax-dhaqameedka Beesha Bariga Burco  ee uu ka soo jeedo Madaxweyne Siilaanyo, ayaa  ka cago jiidaya inay ka hadlaan Tallaabada ay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo xabsiga ugu taxaabtay Masuuuliyiina wargeyska Haatuf, isla-markaana wali ku Haysato xaruntii wargeyska Haatuf ee Magaalada Hargeysa. Sidoo kale Siyaasiyiinta Beesha ayaan iyaguna wali wax jawaab ah ka bixin Arrintan, iyadoo…

                                Read More