Dhaq Dhaqaaqa Gaadiidka ee Maalinta Beri oo la Xadiday Iyo Taliyaha Booliska oo ka Hadlay
Hargeysa 17.May 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa shaaca ka qaaday in ciidanka Boolisku ay si weyn ugu diyaar garoobeen sugidda ammaanka goboladda dalka munaasibadda 23 guuradda ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada Madax banaanidda Somaliland. Taliyaha oo caawa u warramayay warbaahinta dalku waxa uu sheegay in…
