Mid ka mid ah Fannaaniintii ugu Caansanayd Soomaalida Oo Xalay Ku Geeriyootay Muqdisho
Muqdisho:May,14,2014(SDN/QJ)-Allah Ha u Naxariistee Waxa Habeenkii Xalay Magaalada Muqdisho ku Geeriyootay Fannaandii weynayd ee Xaawa Maxamed Yuusuf (Xaawo-jeesto) oo Muddo badan ku soo jirtay Fanka Soomaaliyeed. Wararka aanu ka heleyno geerida Marxuumadda aya waxaa ay sheegayaan in Marxuumadu ay in mudda ahba ay ku xanuunsaneysey Magaaladda Muqdisho, iyadoona sida eheladeedu ay Warbaahintaakaalada u sheegen uu…
