Bomb rocks Somali town

    Mogadishu – At least 10 people were killed on Monday in a huge explosion targeting a senior official in the southern Somali town of Baidoa, police and hospital staff said. “The target was a pick-up truck transporting a senior local official,” police spokesperson Mohamed Moalim Abdirahman said of the blast. Medical worker Mohamed Adan said…

    Read More

      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

      Hargaysa 12.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

      Read More

        “Odayaasha Hawiye ee ka soo kicitimay Muqdisho waxay ku yimaadeen martiqaad qarsoodi ah oo ay ka heleen xukuumadda Silanyo” Muj:Cali Guray

        12,May,2014(SDN/QJ)-Gudoomiye Ku-Xigeenka 3-aad ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee Ucid,ayaa waxa uu markii ugu horaysay cidda uu Shaqsi ahaan uga shakisan yahay inay marti qaaday Odayaasha maalmihii ugu danbeeyay ku sugan Somaliland,isaga oo ku sifeeyay inay yihiin marti goor xun socto.waxa uu Cali Guray sheegay inay Xukuumadda uu Gadhwadeenka ka yahay Axmed Siilanyo,ay si hoose…

        Read More

          “Feysal iyo Xisbiga UCID Intaasoo Goor Baynu Ka Hiilinnay, Way Gaadhay Markii Aynu U Hiilin Lahayn, Codka Xisbul Xaakim Lagu Noqdaana Waa Gobolka Maroodijeex.” Muj.Cali Guray

          London 12.May 2014 (SDN/QJ)-  Guddoomiye kux-igeenka saddexaad ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali Yuusuf Axmed(Cali Guray) ayaa ka dareen celiyay Musharaxnimada uu ku dhawaaqay Muuse Biixi Cabdi.isla markaana  tilmaamay in doorkan la gaadhay Markii Xisiga UCID uu dalka ka noqon lahaa Xisbi Xaakim,kaasoo uu sheegay in marar badan laga eexday isla markaana imika loo baahan yahay…

          Read More

            Somaliland oo Nageriya Ka Dalbatay In Ay Qaddiyadeeda Hordhigto Midowga Africa,Si loo Gole Geeyo

            Hargaysa 12.May 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka codsatay dalka Nigeria (Nayjeeriya) ee galbeedka Afrika inuu gacan ka gaysto sidii qaddiyadda madaxbannaanideeda loo hordhigi lahaa Ururka Midowga Afrika ee xaruntiisu tahay magaalada Addis Ababa ee waddanka Itoobiya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa qoraal uu u qaybiyey shirweyne caalami ah oo ka…

            Read More

              Daawo Tvga Universal oo soo dhawayn balaran u sameyey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid waraysi dhinacyo badana Siiyey

              London12May14(SDN)  Tvga  Caalamiga ee Universal oo soo dhawayn balaran u sameyey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng:Faysal Cali Waraabe isaga lagu soo dhaweyey Stedyo cusub oo marki u horaysay lagu waraysto Gudoomiyha Xisbiga Ucid una Hanbalyey waraysigan oo dhinacyo badana Siiyey taas oo dadwaynahuna uu live u soo waydinayeen waxana uu gudoomiye Faysal u Mahad celiyey dhamaan…

              Read More

                Madaxwaynayaasha Somalia iyo Uganda oo Kampala ku shiray

                Kampala 12.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha DF Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Muzevani ayaa xalay ku kulmay aqalka Madaxtooyada dalkaasi. Labada masuul ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo arimo ku saabsan ciidanka Amisom xilli kulanka ay goobjoog ahaayeen Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Sheekh Xasan Xaamud,Taliyaha ciidanka xoogga dalka Daahir Aadan Cilmi oo…

                Read More

                  Hogaamiyaha Shiinaha Oo Soo Gabogabeeyay Booqashadii Uu Ku Joogay Kenya

                  12,May,2014(SDN/QJ)- Ra’isal wasaaraha Shiinaha Li Keqiang ayaa soo gaba-gabeeyey booqasho rasmi ah oo uu ku joogay dalka Kenya muddo seddax maalin ah. Waxa uuna madaxda waddamada bariga afrika ee Kenya, Uganda, Koonfurta Suudaan iyo Rwanda uu la saxiixday qandaraasyo isugu jira gannacsi iyo kuwa maalgashi oo gaadhaya balaayin doolar. Mashaariicdaasi waxa ugu muhiimsan khad tareen…

                  Read More

                    Shil Naxdin leh Sadex ka Mid ah Shaqaalaha Somtel oo Geeriyooday kadib markuu la dhacay Taawar ay Samaynayeen

                    Berbera 12.May 2014 (SDN/QJ)- Saddex qof oo ka tirsan Shaqaalaha Shirkadda isgaadhsiinta Somtel ayaa ku geeriyooday Degaanka Xabaalo Tumaalo oo u dhaw Magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil. Geerida Shaqaalahan ayaa timid ka dib markii Taawar ay samaynayeen la soo dhacay, waxayna kala yihiin 1. Marxuum Deeq Siciid Cismaan 2. Marxuum Cabdiraxiin Maxamed Kaarshe 3. Marxuum…

                    Read More

                      Yuhuudda Oo Sheegtay Inay Qeyb Ka Qaadan Doonaan Hawl galadda Samata-bixinta Hablaha la Afduubtay

                      12,May,2014(SDN/QJ)-Koox reer Isra’iil ah oo la sheegay inay ku takhasuseen la dagaalanka argegixisada ayaa la filayaa inay ku biiraan dadaallada lagu doonayo in lagu soo furto gabdhaha Nigeria ee la afduubay. Kooxda Boko Xaraam ayaa sheegtay inay ka dambaysay afduubka gabdhaha. Isra’iiliyiintu waxay ku biiri doonaan Maraykanka, Britain iyo Faransiiska oo horey u gaaray dalka…

                      Read More

                        Somali President in Uganda

                        The Somali President Hassan Shiekh Mohamud is in Uganda to hold talks with his counterpart President Yoweri Museveni. Shiekh Mohamud was received at Entebbe International Airport by State Minister for Regional Affairs, Asuman Kiyingi as well as some senior security officials. However, New Vision could not readily establish the issues to be discussed by the…

                        Read More

                          Chine:Maydka Haweenay Soomaaliyeed Oo Halis ugu jira In La Gubo iyo Saygii Qabi Jirey Oo Qaylo-dhaan Soo Dirsaday

                          Beijing:May,12,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Booliska Dalka Chine ayaa la sheegay inay Maanta waraaq Digniin ah farta ka saareen Seyga Haweenay Soomaaliyad ahayd oo Shan maalmood ka hor Cisbitaal Dalkaas ku yaalla ugu geeriyootay xanuun caloosha ka haleelay. Warqada waxaa ku qorneyd in la gubi doono meydka haweeneyda Somaliyeed ee dalkaasi ku geeriyootay, haddii muddo dhan 5 cisho aan…

                          Read More

                            Badweynta Muqdisho Oo Uu Ku Dhintay Muwaadin Turki ahi

                            Muqdisho:May,12,2014(SDN/QJ)-Muwaadin u dhashay Dalka Turkiga ayaa sida la sheegayo ku geeriyooday Muqdisho kadib markii uu si kedis ah u galay Badweynta, ugan Gudbay Xeebta. Muwaadinkan ayaa la sheegay inuu ku talo jirey inuu Booqdo Dhismaha uu Dalka Turkigu ka wado Agagaarka Dugsigii Tababarka Booliska ee School Police. Dadkii goob joogga u ahaa dhacdada ayaa sheegay…

                            Read More

                              DHEGEYSO: Guddoomiyaha Odeyaasha Soomaaliya oo sheegay in reer Somaliland ay aad diyaar ugu yihiin Midnimada,beeniyayna in ay May 18 ka qeybgalayaan

                              Borama May 12, 2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Odeyaasha dhaqanka ee Soomaaliya oo booqasho ku jooga Somaliland ayaa u sheegay warbaahinta koonfurta in ay aad ula yaabeen sida reer Somaliland midnimada u doonayaan, “Maheyn waxa aanu fileynay ama laga sheekeyn karo sida dadku u doonayo Somalinimada,wixii horena waa laga bogsaday”ayuu yiri odey Xaad. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.somalimemo.net/old/m.xaad.lite.mp3”]  

                              Read More

                                Dhacdooyin La Yaab leh Oo Keenay In Ciidanka Seerra Leone Ee Somalia ay Codsadaan in Dalkoodii lagu Celiyo

                                Kismaayo:May,12,2014(SDN/QJ)-Sida uu Qoray Wargeyska lagu magacaabo Africareview, Ciidamada Waddanka Seorra Leon ka jooga Somalia ee haatan ku sugan Gobolka jubada Hoose, ayaa codsaday in Dib loogu celiyo dalkoodii Hooyo. Wargeyska oo soo  xiganayey askar  ka tirsan ciidanka Sierra Leone  ayaa sheegay in ciidamada Sierra Leone  ay ka cabanayaan arimaha ay ka mid yihiin arrimahan Hoos…

                                Read More

                                  DAAWO:Calooxumada Tahriibta iyo Habdhaqanka Guracan ee Carabta Yemen iyo Sucuudigu kula kacaan Haweenka

                                  Sanca May 12, 2014(SDN/QJ)-Barnaamijka Newsnight ee ka baxa TV-ga BBCda ayaa lagu soo bandhigay calool xumada Soo wejahda dhalinyarada ka socdaasha Geeska Africa ee beegsata Sucuudiga. Dhalinta oo siimara dalalka Jabuuti iyo Yemen iyaga oo ku sii jeeda dalka Sucuudiga ayaa waxa dhexda u gala qawleysato afduub,jirdil iyo kufsi isu raaciya dhalinta nolol doonka ah….

                                  Read More

                                    “Markii uu Xilka qabsaday Kulmiye anigu waan u tegay Siilaanyo oo waxan ku idhi inagu maraykan ma nihine oo Beelaynu nahay, laakiin…..” Eng. Faysal Cali Waraabe

                                    London:May,12,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku Eedeeyey inay Eex iyo Kala sarraysiin dhinaca dadka deegaanka u ah Somaliland ku kacday. Guddoomiye Faysal oo Waraysi gaar ah siinayey Tv-ga Universal, ayaa tilmaamay inuu Xisbiga Kulmiye Sunne Qalloocan dalka ka hirgeliyey markii uu xukunka qabsaday, taas oo ah…

                                    Read More