Magacyada Laba Nin Oo Lagu Eedeeye Al-shabaab Oo La Soo Taagay Maxkamad Ku Taalla Kenya
Nairobi:May,13,2014(SDN/QJ)- Laba Qof oo lagu xidhiidhiyey Ururka Al-shabaab ayaa la soo taagay Maxkamad ku taalla kenya, iyadoo lagu eedaynayo inay Lug ku lahaayeen Qaraxyo ka dhacayo Goobo ku yaalla Mombasa. Booliska ayaa sheegay in Axmed Cabdulaahi Cali iyo Naasir Ali Iskanda, ay qarax ka fuliyeen meel ku dhow Hotel ku yaala magaalada Mombasa 3-dii bishii…
