Xisbiga Ucid Oo Si Aad Ah Shaki Xoogan Uga Muujiyay Hawlaha Qarsoon Ee Ay U Socdaan Odayaal Dhawaan Ka Soo Kicitimay Muqdisho

    11,May,2014(SDN/QJ)– Xisbiga caadaladda iyo dareyeelka ee Ucid,ayaa waxa uu Caalamatu Su’aal  Weyn galiyay hawsha ay rasmi ahaan ay u sodaan oday dhaqmeedka ka socda Magaaladda Muqdisho ee Somalia,oo dhawaanahanba ku sugnaa Somaliland,gaar ahaana Caasimadda dalka ee Hargaysa. Waxa uu Xisbigu ku sheegay Warsaxaafadeed uu kasoo saaray Xafiiskiisa Guud ee Mgaaladda Hargaysa,inay Odayaasha weheliyaan Siyaasiyiin hore,…

    Read More

      Madax Afrikaan ah iyo Hogaamiyaha Shiinaha oo Gobolka Ku Sugan Ayaa Maanta La Filayaa Inay Kala Saxeexdaan Heshiisyo Malaayiin Dollar Ku kacaya

      11,May,2014(SDN/QJ)– Madaxda dalalka Ugandha, Tanzania, Rwanda, iyo South Sudan ayaa maanta la filayaa inay heshiis wada jir ah la saxiixdaan Ra’iisul wasaaraha Shiinaha oo booqasho ku jooga dalka Kenya. Hogaamiyayaasha ayaa ku kulmi doono magaalada Nairobi, oo Mr Li uga bilaabtay booqasho seddax maalin ah. Masuuliyiintan ayaa ka wadaxaajoonaya arrimaha gobolka sida, nabadda, amniga, iyo…

      Read More

        Abwaan Soomaaliyeed Oo Cabasho Ka Muujiyey Magaciisa Oo Lagaga Been Abuurtay Face-book-ga

        Stokholm:May,10,2014(SDN.QJ)-Hal-abuurka Soomaaliyeed ee Mustafe Sheekh Cilmi ayaa cabasho weyn ka muujiyey Been abuurasho dhinaca Face-book-ga ah oo lagu hayo dadka Caanka ah. Abwaan Mustafe Sh. Cilmi  oo  ka mid ah Abwaanada soomaaliyeed ee caanka ka ah Geyiga soomaaliyeed, isla-markaana Sugaan-dhaadhiga ah, mana tirsanaa Hoobaladii caan baxay ee Waabari eek a jiri jirey Somalia, ayaa si…

        Read More

          Kooxda Ka Dagaalanta Nigeria Ee Boga Xaraam Oo Burburiyay Buundo Labaad,Xili Lagu Hawlanyahay Samata bixinta Hablaha Ay Qafaasheen

          11,May,2014(SDN/QJ)–Dadka degan Waqooyiga bari ee dalka Nigeria ayaa sheegayo in koox looga shakisan yahay Boko Xaraam inay burburiyeen buundo kale oo muhiim ahayd, waana tii labaad oo muddo laba maalin gudahooda gooyaan.Meesha ay buundada ku qarxiyeen ayaa u dhow goobtii ay ka afduubteen in kabadan 200 oo gabdhood. Tallaabada kooxdan ayaa u muuqato farsamo cusub…

          Read More

            Shirkadda Favori ee Maamusha Garoonka Muqdisho Oo Maanta Baarlamaanku Cod u Qaadi Doono

            Muqdisho:May,11,2014(SDN/QJ)-Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa Maanta uu Cod u qaadayaa Mooshin Xildhibaanada ay ka soo gudbiyeen Shirkada Favori ee Garoonka Diyaaradaha Maamusha.  Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maalmahan waday Dood ku aadan Qaabka ay ku howlgasho Shirkada Favori ee Dalka Turkiga laga leeyahay islamarkaana Gacanta ku haysa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cabdulle Cismaan laga dayriyey adeegyada…

            Read More

              Xiisaddii Musharaxnimada Kulmiye Oo Kululaatay, Samaale Oo Markale Siilaanyo u Ashkatooday iyo Muuse Biixi Oo Qorshaynaya Istaraatiijiyaddii uu Ku Dagaal Geli Lahaa

              Hargeysa:May,11,2014(SDN/QJ)-Tan iyo Markii uu Guddoomiye Muuse Biixi ku dhawaaqay inuu musharax u yahay Jagada Madaxweynenimo ee Xisbiga Kulmiye, waxa soo baxayey warar kala duwan oo ka imanayey dhinaca Madaxtooyada, kuwaas oo u qaadan-waa uu ku  noqday dhawaaqa Muuse. Ilaa iyo Shalay waxa Madaxtooyada Mashquuliyey  Xubno ka tirsan Xisbiga Kulmiye oo ka soo horjeeda Hanka Muuse…

              Read More

                Warar Dheeraad ah Oo Ka Soo Kordhay Mooshinka Xasan Sheekh Iyo Shaki Dhaliyey In Madaxweynaha iyo Ra’isal Wasaaruhu Kulmaan

                Muqdisho:May,11,2014 (SDN/QJ)-Xiisada Siyaasadeed eek a dhex taagan Qaybaha kala duwan ee Xukuumadda Somalia ayaa cirka isku sii shareeraya, iyadoo tuhunka iyo kala shakiguna sii badanayo. Madaxweyne Xasan sheikh oo mawjado mucaarid ahi kagas soo baxeen dhinaca Baarlamaanka, ayaa Habeenkii xalay Aqalka madaxtooyada ugu yeedhay Ra’isal wasaaraha, waxana uu halkaas kula yeeshay kulan muddo socday oo…

                Read More

                  Marwada Madaxweyne Obama Oo Qaab Murugo Leh Uga Hadashay Af-duubka Loo Geystay Gabdhaha Reer Nigeria

                  Washington:May,11,2014(SDN/QJ)-Haweenayda Madaxweynaha Dalka Maraykanka  Michelle Obama ayaa si Murugo leh uga hadashay Gabdho arday ah oo Dalka Nigeria ay ku af duubeen kooxaha Boka Xaraam. Haweenaydan oo Khudbaddii Toddobaadka Jeedinaysay, ayaa Tilmaantay  in dawladda Maraykanka gacan ka geysan doonto sidii gabdhaha dib loogu celin lahaa qoysaskooda, iyadoo intaas raacisay in Gabdho wax baranayey dhacdadaas loo…

                  Read More

                    Ra’isal wasaaraha Chine Oo Ku Dhawaaqay inuu Qayb Ka Qaadan Doono Dib u Celinta Qaxootiga Soomaliyeed ee Kenya ku Sugan

                    Bejing:May,11,2014(SDN/QJ)-Ra’isal wasaaraha Dalka Chine oo Haatan Booqasho ku jooga Dalka Kenya, ayaa sheegay inuu Gacan ka geysan doono Sidii loo celin lahaa  dadka soomaalida ah eek u dhaqan xeryaha qaxootiga ee  ku yaalla Kenya. Ra’iisul wasaaraha oo hadalkan jeediyey kadib markii uu la kulmay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa sheegay in dowlada China ay diyaar…

                    Read More

                      Puntland-G​arowe City: ‘Oo Kaalinta Labaad Ka Gashey Ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Africa Inter-Citi​es’

                      Waxaa jira dad badan oo nadhaamka Federaalismka u arka in uu yahay mid dhaawacaaya diinta iyo dhaqanka Soomaaliyeed. Waxaase la yaableh in dadkaasi aysan ka warqabin in Dowladaha Aduunka kuwa ugu tayo iyo tabar badani: America, Canada iyo Germany oo ay ku nool yihiin, ay ku dhisan yihiin nadhaam ku salaysan Federaalism. Nadhaamkaasoo ogol in…

                      Read More

                        DAAWO:Madaxda Ucid oo la kulmay taageeraya​asha xisbiga ee London

                        London May 10, 2014(SDN/QJ)-Xaflad balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen taageerayaasha xisbiga ucid UK laguna soo dhawaynayey gudoomiyaha xisbiga inj Faysal Cali Waraabe iyo musharaxa madaxweyne ee  xisbiga aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen. Xafladaas oo ay soo buux dhaafiyeen dad tiro badan ayaa dadkii halkaa kahadlay waxa kamid ahaa aqoonyahano,salaadiin, siyaasiyiin,dumar iyo qaybaha kale ee bulshada,hadaba…

                        Read More

                          President Hassan Sheikh Mohamud today chaired the first High Level Partnershi​p Forum (HLPF) executive meeting

                          Mogadishu, May 10 2014: HE President Hassan Sheikh Mohamud today chaired the first High Level Partnership Forum (HLPF) executive meeting. Attended by more than 15 Ambassadors and international agency representatives, the Forum reviewed progress of the Federal Government of Somalia and the associated support of the international community in achieving activities outlined in the New Deal Compact,…

                          Read More

                            Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir-guddoomiyey Shirkii ugu horreeyey ee Fulinta ee Heerka sare ee Madashada Saaxiibada (the first High Level Partnership Forum (HLPF)

                            Muqdisho May 10, 2014 (SDN/QJ)-Madasha oo ay ka qeyb-galeen in ka badan 15 Safiir iyo wakiillo wakaalado caalami ah, waxaa dib loogu eegay horumarka Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed iyo taageerada la xiriirta ee Beesha Caalamka si loo xaqiijiyo howlihii Barnaamijka Higsiga Cusub, Aragtida Fog ee 2016 iyo Ujeedooyinkii Nabad iyo Dowlad Dhisid (the New Deal Compact,…

                            Read More