Weerar Xalay Lagu Qaaday Safaaradda Turkiga Ee Muqdisho
Muqdisho:May,10,2014(SDN/QJ)-Waxa xalay fiidkii hore Bambo Gacmeed Lagu Tuuray xarunta Safaaradda u ah dalka Turkiga eek u taalla magaalada Muqdisho. Ma cadda khasaaraha ay gesatay bambaanada lagu tuuray safaaradda oo aad loo ilaaliyo, waxase Qaraxeeda laga maqlay meelo badan oo magaalada ka mid ah. Markii bambaanada lagu tuuray kaddib waxaa nawaaxiga safaaradda laga maqlay rasaas xooggan…
