Do not be afraid of the Somalis, Kenyans told

    “I boarded a matatu number 48 to Kileleshwa at Odeon Cinema stage in the city centre. The matatu had seven other non-Somali passengers. They all alighted calling me a terrorists. I felt very embarrassed and shocked”. This is the story of Adan Mohamed, the winner Uongozi Season One, the TV reality show that sought to…

    Read More

      Ciidamadda Puntand Oo Sheegay Inay Dileen Ragga Ka Tirsan Al-Shabaab Qaarna ay Qabteen

      08,May,2014(SDN/QJ)- Col.Cabdiraxmaan Cali Xuseen ayaa warbaahinta u sheegey in ciidanka Puntland ay ka warheleen koox ka tirsan al-Shabaab oo gaadhey laamiga si ay u qaataan sahay. Kooxdan ayaa gaadhayey 17 nin oo hubeysan. “Kooxdan al-Shabaabka ah waxay gaadhi kala degaayey sahay waxaana gaarigu ka yimid Koonfurta Soomaaliya sidoo kale waxaa gaadhiga saarnaa laba Dumar oo…

      Read More

        Xukuumadda Somaliland Ayaa Maanta Markii Ugu Horaysay Ka Hadashay Ujeedda Odayaal Reer Muqdisho ah Oo Hargaysa Ku Sugan

        08,May,2014(SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigalinta ee JSL,ayaa maanta si rasmi ah ugu  hadlay ujeedada Odayaal  Madax dhaqameedyo ah,kana Socda Somaliya oo Maalmahanba ku sugan Magaaladda Hargaysa ee Somaliland.Wasiirka ayaa sheegay inay Yihiin dad iskugu jira Madax dhaqameedyo,Salaadiin iyo Ganacsato kuwaas oo sheegay inay u Yimaadeen inay Somaliland ka bartaan Hanaanka Nabadynta Shacabkana ay kal…

        Read More

          Wasiirka Warfaafinta,ahna Afhayeenka Xukuumadda Oo Maanta Ku Dhawaaqay In Siilaanyo Yahay Musharax U Taagan Doorashada 2015-ka

          8,May,2014(SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigalinta ee JSL,ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in Mdaxweyne Siilaanyo uu yahay Musharax u taagan Jagada Madaxtinimo ee Xisbiga Taladda Dalka haye ee Kulmiye.waxa uu sheegay inuu Siilaanyo yahay Hogaamiyo Waxqabad leh oo dadku ay u baahayn yihiin inuu mar labaad isu taago Jagadda Madaxtinimo ee Xisbiga Kulmiye…

          Read More

            Musharaxa madaxwaynaha xisbiga ucid Jamaal Cali Xuseen oo kulan la qatay Wasaarada arimaha dibada Ingriiska ee u qabilsan Comms| Diaspora Outreach Lead

              London 08May14 (SDN) Musharaxa Madaxwaynaha xisbiga ucid mudane jamaal cali xuseen oo ay ku weheliyaan xubna ka tirsan xisbiga ucid xoghayaha waxbarashada fawsi Xaji Yusuf xoghahya xibiga ucid laanta Uk Mudane Cabdilaahi Cumar Shaqale iyo xoghayaha garabka haweenka Marwo Farduus Cige iyo xubno ka tirsan jaaliyada somaliland ee ku dhaqan uk, wafdiga musharaxa xisbiga…

            Read More

              Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Artidiisa Odayaash Reer Muqdisho Ee Hargaysa Ku Sugan

              08,May,2014(SDN/QJ)- Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Md.Boobe Yuusuf Ducaale,ayaa Ka hadlay Aragtidiisa ku aadan Odayaasha reer Muqdisho,ee la sheegayo inay ku sugan yihiin Magaaladda Hargaysa ee ay Xukuumadda Somalialand ay ka Qarisay Saxaafadda inay uga war bixiyaan Ujeeda Socdaalkooda.waxaana uu sheegay in hadii ay Xukuumadda Somaliland ay Fidisay Marti-qaadka Odayaasha aanay ahayn wax Reer Somaliland ay…

              Read More

                Xildhibaano Maanta Farta Ka Saaray Madaxweynaha Somalia Warqad Warqada Dalabka Ee Ah Inuu Iscasilo

                08,May,2014(SDN/QJ)- Wararka  Qurbejoog.com soo gaadhay ayaa sheegaya in qaar kamid ah Xildhibaanadii soosaarey baaqa loo jeediyey Madaxweyne Xasan Sheekh ee ahaa in uu is-casilo isaga oo dalka u daneynaaya ay maanta si rasmi ah Madaxweynaha ugu gudbiyey talo soo jeedintoodi ahayd in uu is casilo. Xildhibaanada ayaa marka hore baaqooda gacanta u geliyey Guddoomiyaha Baarlamaanka,…

                Read More

                  Qiimeynta Qudbadii Madaxweynaha Qallinkii:Liban Ismail

                  Sida uu distoorka qaranku jidaynaya sanadkiiba waxa waajib ah inuu madaxweynuhu qudbad u jeediyo laba gole baarlamaan si wada jira qudbadaas oo runtii ah mid xog waran u ah wixii qabsoomay wixii qabyo ah iyo wixii qorshaysanba si bulshada iyo baarlamaanka oo matalayaaba ay u ogaadaan halka xaal marayo iyo jihada loo socdo. Hadaba qudadan…

                  Read More

                    20-tan Hay’adood Oo Caalami ah Oo Warbixin Dhiillo Leh Ka Soo Saaray Nolosha Dadka Soomaalida ah

                    Muqdisho:May,08,2014(SDN/QJ)-Is-bahaysi ay leeyihiin inka badan labaatan Hay’adood oo caalami ah ayaa  ka dayriyey Nolosha Dadka soomaalida ah ee Somalia ku nool, waxana ay sheegeen in Halistii dhawaan laga soo baxay markale dib loogu noqon karo. Warbixinta ay hay’adahani ka soo saaren Soomaaliya,waxaa ciwaan looga dhigay “halis ay Somalia ugu jirto inay dhibaatadii ay ka soo…

                    Read More

                      Halkan Ka Akhri Magacyada 24-Soomaali ah Oo Laga Badbaadiyey Dooni Kula Degtay Turkiga iyo Giriigga Dhexdooda

                      Athens:May,08,2014(SDN/QJ)-Warbaahinta Qaar ka mid ah dalalka yrub ayaa shaaciyey Magacyada 24-Qof oo  Somali ah, kuwaas oo ka badbaaday Doonni Doddobaadka ku qallibantay Badda u dhexaysa Giriiga iyo Turkiga. Ciidamada Ilaalada xiibaha Giriiga ayaa shaciyay Dad gaadhaya 24 Qof oo Somali ah oo ay sheegeen in ay kabad badeen doon ay saarnayeen oo qarqoontay . Magacyada…

                      Read More

                        Dagaal Culus Oo Xalay Buuralayda Gal-gala ku dhex Maray Al-shabaab iyo Ciidanka Daraawiishta Puntland

                        Gal-Gala:May,08,2014(SDN/QJ)-Buuralayda Gal-gala waxa Habeenkii xalay ka dhacay Dagaal muddo socday oo u dhexeeyey Kooxaha Al-shabaab oo halkaas Saldhigyo  ku leh iyo Ciidamada Daraawiishta Maamulka Puntland. Inkastoo ay adagtahay in Goobtaas warar sax ah laga Helo, haddana wararka na soo gaadhaya ayaa sheegay in dhimasho iyo dhaawacba ka dhasheen isku dhacaas labada dhinac dhex maray. Sida…

                        Read More

                          Maxay Al-shabaab Ka Tidhi Khilaafka Madaxweynaha Iyo Baarlamaanka Somalia Soo Kala Dhex Galay?

                          Barawe:May,08,2014(SDN/QJ)-Xarakada Dagaalka kula jirta Dawladda Somalia ayaa Markii ugu horraysay ka Hadashay Khilaafka ka dhex taagan madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xubno ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo haatan gaadhay heer Madaxweynaha Is-casilaad laga Dalbado. Shabaabka ayaa waxay sheegtay in la iska horkeenay Madaxweynaha Dowladda Federalka iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo tilmaamtay in ay isku dirkaas wadaan…

                          Read More

                            Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo yeelanaya iloolo u gaar ah

                            Muqdisho May 08,2014(SDN/QJ)-Xildhibaananada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa yeelanaya ilaalo u gaar ah ka dib dilal isdaba jog ah oo lala beegsaday bishii ina dhaaftay. Kooxda Al Shabaab ayaa shaacisay olole ay ku beegsanayo xildhibaanada ka tirsan baarlamaankaSoomaaliya. Xildhibaanada ayaa maalmihii danbe ku eedeynayay madaxweynaha iyo dawladiisa in ku fashilmeen sugida amniga dalka isla markaana dalbaday in…

                            Read More

                              Shalay: Mush-xaraddii Haweenka, Muusowgii Mudanayaasha iyo Mawaadiicdii aanu Magac-dhebin Madaxweyne Siilaanyo

                              Hargeysa:May,08,2014(SDN/QJ)-Habkii Loo Abaabulay Booqashadii Madaxweyne Siilaanyo ku imanayey Labada Gole, ayaa ahayd mid ka duwan kuwii sanadihii hore lagu arki jirey, waxana Goobta awaamiirteeda inta badan Bixinayey Shaqaalaha ka hawl gala Golaha, iyadoo Shaqaalaha Madaxtooyada iyo ciidankaba ay ka muuqatay martinimo iyo ixtiraam ay u hayeen Shaqaalaha Golaha. Ma jirin wax is afgaran waa ah…

                              Read More

                                Ugu Yaraan 80-Qof Oo Ku Geeriyooday Kenya Iyo Tiro Kale Oo Aragoodii Weyday

                                Nairobi:May,08,2014 (SDN/QJ)-Inta la ogyahay 80 qof ayaa  ku dhintay Dalka Kenya tobonaan  kalena way  indha beeleen, kadib   markii ay cabbeen Khamri sumaysan oo  la Tuhunsan yahay in khaldan loo farsameeyey. Warkan oo ay maalintii shalay Baahisay Waraaladda Wararka ee AFP, ayaa lagu sheegay in masiibadani ay dalka Kenya ku habsatay, isla-markaana ay waxyeelladani soo gaadhay…

                                Read More

                                  failed to get employment from government, a number of Somali land politicians criticize the government

                                  Many Somali land politicians criticize the government after they fail to be nominated for official post. Somali land is small country with a limited resources and it is unfeasible that every member of the government party sympathizer secure an employment from the government and therefore, the personalities classifies as this category have to hang around until their opportunity become in reality. Consequently, it is unethical criticizing the government as a…

                                  Read More

                                    Somali lawmakers alloted bodyguards

                                    The Federal Parliament of Somalia has announced on Tuesday that members of the house would be provided two guards each. The Second Deputy Speaker of the National Assembly, Mahad Abdalla Awad, who disclosed the news to the media, insisted on the rights of legislators to be adequately protected. The assassination of two Somali lawmakers in…

                                    Read More

                                      50-Madax-dhaqameed Oo Ka Soo Jeeda Beesha Hawiye Oo Hargeysa soo Gaadhay, Madaxtooyada Oo Saxaafadda u Diidday iyo Warar ka soo Baxaya Ujeeddadooda

                                      Hargeysa:May,08,2014 (SDN/QJ)-Waxa Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Soo Gaadhay shalay Gelinkii Dambe Madax-dhaqameed Reer Muqdisho ah oo aan la fahmin ujeeddada ay halkan u yimaadeen. Ujeeddada Odayaashan oo dhammanatood la sheegay inay ka soo jeedaan Beesha Hawiye, ayey  Madaxtooadu Gawaadhi kaga soo daabushay Madaarka, waxana loo diiday inay saxaafaddu wax sawirro ama war ah ka hesho…

                                      Read More

                                        Macallin Kenyan ah Oo Habeenkii Xalay Lagu Toogtay Magaalada Galkacyo

                                        Galkacyo:May,08,2014(SDN/QJ)-Waxa Habeenkii Xalay Lagu DilayMagaalada Galkacyo nin u dhashay dalka Kenya oo muddo macallin ka ahaa Dugsi   Vission International lagu magacaabo oo halkaas ku yaalla. Macallinkan ayaa la sheegayaa in Habeenkii Xalay abbaaro 8:00-habeenimo lagu toogtay wajahadda hore ee Dugsigii uu dhigayey, isagoo markaas ka soo baxay Xiisad uu Halkaas ka bixinayey. Macallinkan ayaa magaciisa…

                                        Read More