Cabdi Wali Gaas oo ka Warbixiyay Kulamo Uu La Qaatay Madaxda Dalka Yaman

    07,May,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaaliyeed ee Puntland,ayaa ka warbixyay Kulamo uu Maalmihii Dhawaa lahaa Madaxda sar sare ee Dalka Yaman.Madaxweynuhu waxa uu sheegay inay Kulamadaasi ahaayeen sida uu Yidhi qaar aad u qiimo badnaa.lagagana wada-hadlay Xidhiidhka labada dhinac iyo Sidii loo sii Xoojin lahaa iyo Mashaariic kala duwan Dawladda Yaman ay ka Hirgalinayso Dhulka Maamulkiisa. Waxa…

    Read More

      Tacsi ay dirayaan Shaqaalaha Al Mustaqbal Boarding School

      Haddaanu nahay maamulka, Macallimiinta iyo dhamman shaqaalaha Al-mustaqbal Boarding Schools waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa , geeridii naxdinta lahayd ee ku timi  halyeygii waxbashada pro. Cabdi Axmed siciid oo ku geeriyootay magaalada Hargaysa waxaana aanu marxuunka alle uga baryeynaa inuu jannatul fardawsa kawaraabiyo ehelada, qaraabadii iyo dhammaan umadda somaliland Samir iyo iimaan ka siiyo….

      Read More

        Murashax Jamaal Cali Xuseen oo wareysi xasaasi ah siiyaya TVga Somsat Daawo.

        London 07.May 2014 (SDN/QJ)- Musharaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Ayaa Waraysi dhinacyo badan taabanaya Waxa uu Siiyay Telefishanka Somsat kaas oo uu kaga hadlay arrimo badan oo taabanaya Nolosha iyo Siyaasada Somaliland halka ay Wakhti Xaadirkan Marayso. Wariye Axmed Cawil smaciil oo ahaa wariyihii qaaday wareysiga ayaa su’aalay musharax Jamaal…

        Read More

          Madaxweyne Xasan Sheekh “Dhaqanka Dowladdnimadda aan ilaalino waliba Dowladnimadda dhaxdeeda aan ku ilaaliino”

          Mogadishu, 07,May, 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahii ugu dambeeyey booqasho ku joogay dalalka Itoobiya iyo Imaaradka Carabta ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha oo shir-jaraa’id ku qabtay Garoonka Aadan Cade International Airport ayaa ka warbixiyey safaraddii uu ku tegey dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta ayaa yiri. “Ra’iisul…

          Read More

            Cabdiwali Sheekh Oo Maanta Booqasho aan Hore loo Sii Shaacin Ku Tagey Magaaladda Marka

            07,May,2014(SDNQJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka safar shaqo ku tegay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa soo dhaweeyay maamulka gobolka, Wasiirro, Xildhibaano iyo saraakiisha Ciidamadda Dawladda, AMISOM iyo qaybaha bulshada ee degmada Marka. Soo dhawaynta kaddib, ayaa Ra’iisul Wasaarahu kulan…

            Read More

              “Xassan Sheekh Maxamuud waa Nin Siyaasada Ku cusub Waraaqo aanu is Dhaafsanayna ma jirto”Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}

              Hargaysa 07.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Jamhuuriyadda Somaliland Md.Axmed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Markii ugu horeysay Jawaab kulul ka bixiyey Hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo hore u sheegay in uu madaxweynaha Somaliland kala hadlay sidii ay ciidamadooda ugala bixilahaayeen Taleex, Madaxweyne Siilaanyana ka aqbalay, madaxweynaha Somaliland waxa uu sheegay in aanay…

              Read More

                Xarunta Madaxtooyada Somalia oo Adduun Lacageed oo badan ku Kharash Garaysay Soo dhawaynta Madaxweynaha ay Baarlamankiisu diideen

                Muqdisho 07.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho,ayaa qarash badan ku bixisay soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Muqdisho ku soo laabtay ka dib markii uu socdaal maalmo qaatay uu  soo geba gabeeyay markii  xildhibaanno tiro badani  soo jeediyeen inuu is casilo. Hadaba maanta ayay masuuliyiinta Madaxtooyada Soomaaliya qarashkii ugu badna ku…

                Read More

                  “Ciidamadeena Soomaaliya joogga shaqada ay hayaan waa suggidda ammaanka dalalka Somaliya iyo Kenya” Madaxweynaha Kenya

                  07,May,2014(SDN/QJ)-Uhuru Kenyatta, Madaxweynaha Dowladda Kenya, ayaa wuxuu daboolka ka qaaday  in qaraxyada ka dhacaaya dalka Kenya, inaanay saamayn ku yeelan doonin hawlgalka Ciidamada Kenya ka wadaan Soomaaliya. Madaxweynaha, ayaa qaraxyada ka dhacaaya dalka Kenya waxa uu dusha kaga tuuray Ururka Al Shabaab, oo horey ugu goodiyay in ka fal celin doonaan, tallaabada Ciidamada Kenya gudaha…

                  Read More

                    Ogaysiis:Dhamaan Tageeraysha Xisbiga Ucid ee Uk in la qabanayo Xafladii soo dhawaynta Madaxda Xisbiga Ucid

                    waxa la ogaysiinaya dhamaan tageeraysha xisbiga Ucid ee Uk in la qabanayo xaflad aad u heer saraysa oo lagu soo dhawaynayo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng :Faysal Cali Waraabe iyo Gudoomiyaha Sadexaad Mujaahid Cali Gurey, Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen . Adareeska Goobta iyo Gudida Qaban qabada. Tariikhda:09/05/14 Goobta:Premier Banquet 1Canning  Road, HA3TS…

                    Read More

                      Xisbiga Ucid laantiisa Uk oo isku diyaarinaya Soo dhawaynta Madaxda Xisbiga iyo soo dhawayntii uu balarnayd iyo heeso cusub oo loo sameyey daawasho wacan

                      London07May14(SDN) Xisbiga Ucid laantiisa uk ayaa waxay ku jiraan qabanqabadi u danbaysay ee soo dhawaynta madaxda xisbiga oo ku sugan wadankan uk taas oo ay ku soo bandhigi donaa himilada xisbiga ee mudada doorashada ka hadhay Xafladan oo noqonaysaa tii ugu horaysay ee nocan oo kale oo ay ku kulmaan Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng:Faysal Cali…

                      Read More

                        Wefti ka Socda Dalka Germal-ka oo M.weynuhu Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay

                        07,May,2014(SDN/QJ)- Waxa maanta Madaxweynaha JSL,uu Xafiiskiisa ku Qaabilay Wafdi Heer sare ah oo uu Hogaaminayay Safirka Dawladda Jarmalka u Fadhiya Magaaladda Nairbi ee Dalka Kenya. Waxaana Kulankaas laysku weydaarsaday Xidhiidhka labada Dal iyo Sidii loo sii Horumarin lahaa. Warsaxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Qasriga Madaxtooyadda ayaa waxa uu  u dhignaa sida tan: “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland…

                        Read More

                          Dawladda Maraykan Oo Sheegtay Inay Dalka Nigeria u Dirayso Ciidamo Iyo Khubaro Kale Si Ay Gacan Uga Geystaan Soo Daynta Habalaha La Af-duubtay

                          07,May,2014(SDN/QJ)- Waxa wali meel ay Jaan iyo Cidhib dhigeen la la’yahay Hablo 100 kor u dhaafaya oo laga Aftuubtay Iskuul ku yaala Dalka Nigeria.Madaxweynaha Dalka Nigeria Goodluck,ayaa waxa uu u soo jeediyay Waalidiinta Hablaha dhashay Inay Dawaladda gacan ku siiyaan Hawlaha Badbaadinta Hablaha Ciyaalo Iskuulka,kuwaaso dhawr Todobaad la raacdaynayo. Dhinaca kalena Waalidiidiinta ayaa Xukuumadda Ku…

                          Read More

                            “Siilaanyo Markii Uu Mucaaridka Ahaa Wuxuu Ka Hadli Jiray Musuq-Maasuqa Iyo Hantida Umadda Ee La Cunayo…Maantana.…”Xasan Guure

                            07,May,2014(SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha Wadatashiga Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa Xukuumadda ku tilmaamay inay hantidii dalka si sharci daro ah ugu takri-fashay, si aan sharci ahayna u isticmaashay, isaga oo tusaale u soo qaatay Shirweynihii Xisbiga Kulmiye, oo uu sheegay inay Hantida Umadda ka dhexeeysa ay ku isticmaashay, waxaanu xusay Musuqmaasuqa uu Xukuumadda ku dhaliilay ay keeni…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo Hanjabaad Kulul Hawadda U Mariyay Dhigiisa Somalia

                              07,May,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland  Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo,ayaa Khudbadiisii Sannadlaha ahayd ee uu Maanta Ka Jeedinayay labada Gole Barlamaan (Wakiiladda Iyo Guurtida),waxa uu  Hanjabaad Warbaahinta u mariyey Madaxweynaha Somaliya ,isaga oo ku tilmaamay inuu yahay Nin Siyaasaddu u Cusub tahay,Kuna Tilmaamay Inan yar oo siyaasada Barbarad ku ah. “Ninka Madaxweynaha ka ah Somaliya waa Inan yar oo…

                              Read More

                                Khudbad Sannadeedkii Distooriga ahayd ee Madaxweyne Siilaanyo labada Gole u Jeediyay Akhri

                                Hargaysa 07.May 2014 (SDN/QJ)-Shirgudoonka Baarlamaanka, Mudanayaasha Labada Gole, Wasiirada, Xisbiyada Qaranka, Marti sharafta, dadweynaha iyo saxaafadda, waxan idinku salaamaya salaanta islaamka:   “Assalaamu calaykum waraxmatullaahi wa barakaatuhu”.   Ugu horeyn, waxan salaan iyo mahadnaq u dirayaa dhamman shacbiga Somaliland gudo iyo dibedba, meelkasta oo ay joogaan.   Mudanayaal iyo Marwooyin,   Waxa sharaf iyo maamuus…

                                Read More

                                  Boko Xaraam oo hablo kale ka kexeystay Dugsi ay wax ku baranayeen iyo reer Galbeedka oo baraarugay

                                  Abuja May 07,2014(SDN/QJ)-Kooxda xag jirka ah ee ka dagaalanta dalka Nigeria ee Boko xaraam oo dhawaan boqolaal hablood oo ku jiray dugsi loo hoydo oo dalka Nigeria kuyaal ayaa mar labaad kaxeystay dhawr iyo tobaneeyo hablood. Hogaamiyaha kooxda Boko Xaraam Abuubakar oo soo saaray muqaal uu uga hadlayo waxa ay ka yeelayaan gabdhaha wax baranayay ee ay…

                                  Read More