Madaxweyne ku-xigeenka Kenya oo ku adkeystay in ciidamadoodu sii joogayaan Soomaaliya iyo shicibka dalkaas oo doonaya in ciidamada la soo celiyo
Nairobi May 07, 2014(SDN/QJ)-Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya William Ruto ayaa ku gacan seyray dalabaad ka kala imanayay axsaabta mucaaridka dalkaas oo doonaya in ciidamada Kenya laga soo saaro dalka Soomaaliya. Shacabka dalka Kenya ayaa u muuqda in ay mucaaridka la qabaan in ciidamada laga soo saaro si amniga dalkooda loo sugo. Sida ka muuqata baraha…
