Govt Requests Exoneration of International Debt

    Somali minister for foreign affairs and international cooperation Dr. Abdirahman Beyle has told VOA Somali version that the federal government of Somalia has requested the international community to let off the country’s debt. Dr. Beyle who is currently in Tunisia for an official duty has confirmed that his delegation had a meeting with representatives from…

    Read More

      John Kerry oo laga yaabo in uu Muqdisho booqdo

      Adis Ababa May 02,2014(SDN)- Xoghaya arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka ayaa booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Adis Ababa oo uu kulamo kula yeelan doono qaar ka mida madaxda geeska Africa. Xoghaye Kerry ayaa lagu wadaa in uu madaxda Geeska Africa kla hado arrimaha Amniga iyo gacan qabadka Mareykanku u fidoyo dawladahooda. Xoghayaha Arrimaha dibedda…

      Read More

        Salaad Roob doon ah oo maanta looga dareeray Magaaladda Gaalkacayo

        01,May,2014(SDN/QJ)- iyada oo ilaa hadda wararku sheegayaan in aan Raxmaadkii Eebe wali ka di’in Qeybo badan oo ka mid ah Badhtamaha iyo Koonfurta Somaliya,ayaa Waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ka dhacday Roobdoon Balaaran oo Boqolaal Dadka Reer Gaalkacyo ah ay isugu soo Baxeen. Labo Meelood oo waaweyn ayaa Roobdoonta Ilaahay looga Baryayay ay…

        Read More

          Madaxwene Ku-Xigeenka Somaliland oo Maanta ka Qeyb galay Kulan Qaddo Sharaf oo Hogaanka Cusub ee Kulmiye u Sameeyay Maayarka Hargaysa

          1,May,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne ku Xigeenka JSL,Md.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici),maanta ka qeyb galay Kulan Qado sharax ahaa oo Maayarka Magaaladda Hargaysa u Sameeyay Hogaankii Dhawaan la sheegay in mar labaad loo doortay Hogaanka Xisbiga Taladda Somaliland haya ee Kulmiye. Kulanka oo ay kazoo Qeyb galeen badi Hogaanka haatan Gadhwadeenka ka ah Xisbiga Kulmiye,ayaa waxa hadal kooban Madasha ka…

          Read More

            Madaxweynha Somalia oo Shir Jaraa’id ku qabtay Muqisho,kana hadlay Xaallada Dalka iyo Higsiga Xukuumadiisa

            1,May,2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhawayd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho isagoona ka hadlay arrimo dhowr ah. Ugu horeyn madaxweynaha wuxuu hambalyo u diray shaqaalaha Soomaaliyeed, maadama maanta ay ku beegan tahay maalinta shaqaalah adduunka. Madaxweynaha wuxuu ka hadlay dhibaatooyinka lagu hayo shacabka iyo diplomaasiyiinta Soomaalida ee Kenya ku sugan. Wuxuu…

            Read More

              Al-shabaab oo sheegtay in Dileen Ciidamo badan oo isku jira Kenya iyo Ethopia

              1,May,2014(SDN/QJ)-Xarakada Al-shabaab oo dowladda Soomaaliya dagaal kula jirta ayaa sheegtay in dagaallo ka dhacay gobollada Galguduud iyo Gedo ay ku dileen ciidammo Itoobiyaan iyo Kenyaan ah. Afhayeenka howlgalada Al-shabaab, Sheekh C/casiis Abuu-Muscab oo wareysiyo siiyay warbaahinta Al-shabaab ayaa sheegay in dagaal ka dhacay degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ay ku dileen ciidammo Itoobiyaan ah, kaddib…

              Read More

                Ra’iisul Wasaare Cabdiwali ayaa Hambalyo ku aadan 1, May u diray Dhamaan Shaqaalaha Soomaaliyeed

                1, May, 2014(SDN/QJ)-….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha u diraya dhamaan shaqaalaha aduunka gaar ahaan shaqaalaha Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku tilmaamay maanta in ay farxad u tahay dhamaan shaqaalaha aduunka kadib markii loo asteeyey 1, May, 1904-tii in ay noqoto maalin ay shaqaalaha…

                Read More

                  Mudaharaad ka dhacay Tog-wajaale iyo khasaaraha ka dhashay

                  Togwajaale May 01,2014(SDN/QJ)- Wararka haatana naga soo gaadhaya Magaalada Tog-wajaale ee Xuduuda u dhaxaysa Somaliland iyo Ethopia,ayaa shaagaya in Magaaladda uu ka dhacay Muharaad Rabshado wata oo sahayda hal qof oo  ka mid ahaa Macalimiinta Magaaladda,oo sida wararka hordhaca ah ee aanu helaynaa sheegayaan ay ku dhacday Xab habaw ah oo ay Ciidamadda Amaanku u…

                  Read More

                    Hambalyo Aroos wacan

                     Xamse Mataan iyo Marwo Yaasmiin Siciid Dhamaan dadkan oo kala ah Aabe Cali Aadan Muuse, Hooyo Cibaado Cumar Axmed, Cabdi Cali Aadan, Jamaal Cali Aadan, Dhagalaab Cali Aadan, Asad Cali Aadan, Mawliid Cali Aadan, Sahra Cali Aadan, Rooda Cali Aadan, Iido Cali Aadan iyo Saado Cali Aadan Dhamaan reer Cali Aadan Guure Waxay Hambalyo kal…

                    Read More

                      Puntland oo meesha ka saartay Wadada hadal ay Yeesheen Wasiiro ka socda Somaliland

                      Garoowe May 01,2014(SDN/QJ)-madaxda sare ee Maamul Goboleedka Somaaliyeed ee Puntland,ayaa markii ugu Horaysay ka hadlay Kulan ay Wasiiro Somaliland ka socdaa sheegeen inay kula qaateen Magaaladda Adis ababa Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntalnd Dr:Gaas.Wasiirka u Qaabilsan Waxbarshadda Maamulka Puntland,oo la sheegayo inuu ka mdi ahaa Saraakiishii Madaxweynaha Safarka ku Wehelinaysay ayaa gabi ahaanba meesha…

                      Read More

                        Faysal cali waraabe oo Xisbiga Kulmiye ku Canbaareeyay qaabka beelaysan ee uu Ergooyinka u qaybiyay,sheegayna in Xoriyadii Saxaafaddu dhaawacday Sumcadii Somaliland

                        Hargeysa May 01,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe, ayaa xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ku naqdiyay in qabaa’il ergooyinkoodii iyo golahii dhexeba ay ku qaybsadeen. Waxa uu Faysal Cali Waraabe ku tilmaamay arintaas mid aan dalka u wanaagsanayn. Sida oo kale waxa uu guddoomiye Faysal markii ugu horaysay ka hadlay xayiraadda wargeyska…

                        Read More

                          Wariye Hore Xil Muhiim ah Uga Soo Qabtay TV-ga Universal Oo Dhibaato weyni ku Haysato Dal uu Qaxootinimo ku Joogo

                          Hongkong:May,01,2014(SDN/QJ)-Mid ka mid ah wariyayaashii ugu caansanaa telefishinka Universal Tv oo ka howl gali jirey magaalada Muqdisho islamarkaana ahaa agaasimihii hore ee telefishinka Universal Tv xaruntiisa Muqdisho ayaa waxaa la sheegay inuu ku rafaadsan yahay oo ayna ku heysato nolol xumo iyo silic baaxad weyn dalka Hong Kong oo uu qaxootinimo isaga dhiibay. Agaasimahan hore…

                          Read More

                            Wasiir Ka Tirsan Maamulka Gal-mudug Oo Xalay Gurigiisa Lagu Weeraray

                            Galkacyo:May,01,2014(SDN/QJ)-Kooxo Hubaysan oo aan Haybtooda la Aqoonsan, ayaa Habeenkii xalay Aqalkiissa ku weeraray Wasiir ka tirsan Maamulka Gal-mudug. Weerarka Dablaydu ku qaadday aqalka wasiirka waxa ku dhaawacmay mid ka mid  ah ilaaladiisa gaarka ah, lamana sheegin khasaare intaas ka badan oo halkaas ka dhashay. Wasiirka cusub ee Warfaafinta Galmudug Xasan C/qaadir Xasan ayaa la sheegay…

                            Read More

                              Wasiir Goodax Oo Fashiliyey Ceebo Xatooyo Oo Dawladdiisa ka dhex dhacay

                              Muqdisho:May,01,2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/laahi Goodax Barre ayaa  daboolka ka qaaday ceebo ku dhex huursanaa Dawladda oo ay ku kaceen Masuuliyiin sarsare oo Hawlihii qaranka khiyaameeyey. Wasiir Goodax oo Baarlamaanka Hor tegay ayaa sheegay inuu jiro Raashin loogu talo galay Dad danyar  ah oo deggenaa Gobolada Bay iyo Bakool oo masuuliyiin dawladda ka…

                              Read More

                                Xubin Ka Tirsan Guddida Caddaalada Oo Maalintii 6-lixaad u Xidhan Wasiir Xaglo-toosiye Oo Dhaar Ku Maray Inaanu wax waan-waan ah Ka Gelaynin

                                Hargeysa:May,01,2014(SDN/QJ)-Xubin ka tirsan Guddida Caddaalada Somaliland ayaa Maalintii lixaad  u xidhan wasiirka wasaaradda Caaafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye. Xubinta Xidhan oo Magaciisa La Yidhaahdo Shariif, ayaa Ayaamihii shirka Kulmiye Qabanqaabadiisu socotay oo muranka iyo yoo-yootanku ka taagnaa xubnaha ergooyinkiisa. Shariif ayaa  la sheegay inuu xarunta dhexe ee Xisbiga kula dhex dagaalamay Wasiir xaglo-toosiye, isagoo…

                                Read More