Somali president arrives in Ethiopia for Kerry meet

    ADDIS ABABA – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Addis Ababa on Friday for a planned meeting with U.S. Secretary of State John Kerry, an Ethiopian official has said. Earlier in the day, a Somali diplomatic source told Anadolu Agency that talks between Mohamud and Kerry would focus on the fight against Somalia’s Al-Shabaab insurgency and…

    Read More

      Wiilkii dhawaanta ku dhuurtay Shaaga Duyuurad Hawaii ku socotay ayaa loo diiday in Aaabihii uu arko

      Honolulu May 03,2014(SDN/QJ)-Aabaha dhalay wiil dhawaan ku dhuuntay  shaaga diyaarad u duuleysay Hawaii ayaa doonayay in uu cusbitaalka ku booqdoinankiisa balse aaney u suurto gelin. Abaaha dhalay wiilka ayaa gaaray magaalada Honolulu horaantii todobaadkan ayaa laga hor istaagay in uu booqdo inanka uu dhalay. Wiilka oo 15 jir uun ah ayaa aabihii hore ugu eedeeyay…

      Read More

        Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ku baaqay in la ilaaliyo lana dhowro xoriyadda saxaafadda

        Muqdisho, May 03,2014(SDN/QJ) – Iyadoo Maalinta Xoriyadda Saxaafadda looga dabbaaldegayo adduunka oo idil, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa amaan u soo jeediyay saxafiyiinta Soomaaliyeed ee naftooda ku waayay iyagoo waajibkooda gudanaya. Wuxuu ku baaqay in la wada ilaaliyo lana dhowro xoriyadda saxaafadda, wuxuuna amaanay warbaahinta firfircoon…

        Read More

          War Deg Deg ah: Kiiskii Dilkii Marxuumad Ruqiya Siciid oo la soo Gabo gabeeyay iyo Go’aano ka soo baxay

          Hargaysa 03.May 2014 (SDN)- Maxkamada Gobolka Hargaysa ayaa Maanta Xukuno Dil iyo Xabsiyo kala duwan ku riday Denbiilayaashii loo haystay Dilkii Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle . Fadhigan Saaka ee Maxkamad oo Amaankeeda aad loo ilaalinayay ayaa Garsooraha Maxkamada Gobolka Hargaysa waxa uu ku dhawaaqay Go’aamada ay Maxkamadu ku soo gabo gabaysay dhagaysiga dawcada dilkii marxuumad…

          Read More

            Minneapolis Mayor’s hijab irks Jewish Lobby

            Minneapolis is home to a large Somalian Muslim community. During the 2013 Mayoral race, most Somalian supported and voted for Elizabeth Betsy Hodges (born 1969), the DFL candidate who won the election and took Mayoral office in January 2014. Last week, Betsy created a storm when she addressed a group of Somali business owners and…

            Read More

              Somalia Faces Renewed Food Crisis

              The United Nations says Somalia is facing a renewed food crisis due to a lack of rain, rising food prices and continued insecurity. The U.N.’s Food Security and Nutrition Analysis Unit (FSNAU) says 860,000 Somalis are in urgent need of humanitarian assistance. It says the crisis is especially critical in rural areas of south-central Somalia…

              Read More

                DAAWO MUNASABAD KA DHACDAY MAGAALADA BIRMINGHAM TAAS OO LOOGA HADLAY ARIN WAX TAR WEYN ULEH UMA SOOMAALIYEED

                London May 03,2014(SDN/QJ)-Waxaa xalay ka dhacday magaalada Birmingham ee caasimada labaad ee wadanka ingiriiska xaflad balaadhan oo loo qabtay jaamacada qoraxay xafladaas oo dhaqaale loogu aruurinayay. Xafladaas ayaa waxaa ka soo qeyb galay dad badan oo ka tirsan jaaliyada soomaliyeed ee Birmingham waxaa iyagana ka soo qeyb galay xafladaan fanaaniinta ugu caansan UK. Fanaaninti yimid…

                Read More

                  Madaxweynaha Puntland oo Kulan la qaatay Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ahna qaabilsanna Arrimaha Afrika Marwo Linda Thomas-Greenfield.

                  03,May,2014(SDN/QJ)- Wafdigii Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ‘Gaas’ ayaa shir la qaatay Wafdigii Wasaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka oo uu hogaaminayey Mudane John Kerry. Wafdiga ayaa salaan iyo soo dhaweyn la qaatey Wasiirka Arrimaha Dibedda Kadib kulan dheer ayeyla qaateen Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ahna qaabilsanna Arrimaha Afrika Marwo Linda Thomas-Greenfield. Kulanka ayaa sidoo…

                  Read More

                    “Afweynihii lala dagaalamay ee aad ogaydeen 20-km oo isku wareeg ah ayuu Hargeysa kaga tegay, Maantana waxaynu ku heshiinay in dhulkii umaddu lahayd innagoo soo taagan kooxi iibsato oo qaadato,”Sheekh Aadan Siiro

                    Hargeysa:May,03,2014(SDN/QJ)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Siiro) oo ka mid ah Culimada waaweyn ee  Magaalada Hargeysa, ayaa si ballaadhan ugu hadlay dhibaatooyinka dhinaca garsoorka ka Haysta Shacabka Somaliland  iyo Boobka lagu hayo dhulka Danta Guud ee dalku lahaa. Sheekh Aadan siiro ayaa wax  lagu xumaado ku tilmaamay inaan wali Somaliland laga helin garsoor xukunkiisa caddaalad ku…

                    Read More

                      Madaxweyne Gaas oo Beeniyey Inuu wax Wada-hadal ahi Dhex maray Somaliland Iyo Puntland

                      Garowe:May,03,2014(SDN)-Madaxweynenaha Maamulka Puntland, Cabdiweli  Maxamed Cali Gaas ayaa  si cad u sheegay inaanu jirin wax wada hadal ah oo dhex maray Somaliland iyo maamulkiisa, kaas oo  la hadal hayey inuu Ethiopia ka dhacay.   Madaxweyne Gaas ayaa waxba kama-jiraan ku tilmaamay hadal hore uga soo yeedhay wasiirro ka tirsan Somaliland oo sheegatay inay Arrimaha Xudduuda…

                      Read More

                        Kenya:Maxaabiis Somaliyeed oo Cunadii ka soomay

                        03,May,2014(SDN/QJ)-Wararka ka imana Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya,ayaa sheegaya in qaar ka mid ah tiro soomaali ah oo ku jira xabsi ku yaala gudaha garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah Jomo Kenyatta ay cunnadii ka soomeen, sababo la xidhiidha xaaladda noolaleed ee xabsiyadaasi. Taaladaban ay dhaqaaqeen qaar ka tirsan Dadka Maxaabiista ah ee ku tacdaraysan,ayaa…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilalkii ay Hayeen Ka Xayuubiyey Taliyihii Ilaalada Ciidanka Madaxtooyada, Wasiir-ku-xigeenkii Amniga iyo Badhasaabkii Gobolka Gabiley, Beddelkoodana Magacaabay

                            Hargeysa:May,03,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Soamaliland ayaa Isku-shaandhayntii uu xalay sameeyey Xilalkii ay hayeen kaga Qaaday Taliyihii ilaalada Madaxtooyada, Badhasaabkii Gobolka Gabiley iyo Waliba Wasiir-ku-xigeenkii Amniga oo ahaa xubin awood badan ku leh Xukuumaddan Maanta. Madaxweyne Siilaanyo ayaa marka la eego xil-ka-qaadista uu saddexdan xubnood ku sameeyey waxa muuqata inay ka dambaysay cabashooyin badan oo kala duwan oo…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo Oo Badhasaabkii Gobolka Sanaag Xilkii Ka Qaaday, Wasiir Saaxiib Dhaw ay Yihiinna U Magacaabay Xil Aan Hore u Jirin

                            Hargeysa:May,03,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa seeftiisa sahayatay Badhasaabkii hore ee Gobolka Sanaag Axmed Maxamed Geelle Dacar, isagoo sidoo kale xil  cusub u magacaabay Wasiirkii hore ee wasaaradda Boostada iyo Isgaadhsiinta Axmed Xaashi Oday. Madaxweynaha oo xalay soo saaray degreetooyin iska soo daba dhacayey oo kala dambeeyey, ayaa Axmed Xaashi oday u  magacaabay Guddoomiyaha…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo oo Niskii danbe ee Xalay Mas’uuliyiin badan Magacaabay,Kuwo uu Xilkii ka Qaaday iyo Kuwo uu isku bedelay

                              Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Saqdi dhexe ee Xalay digreetooyin kala duwan oo uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Wasiir Ku xigeenka cusub ee Amniga, Badhasaabo, Agaasimeyaal guud iyo masuuliyiin kale. Madaxweynuhu waxa kale oo uu xilkii ka qaaday masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiir ku xigeenkii…

                              Read More

                                Madaxweyne Siilaanyo Oo Isku Beddel iyo Magacaabis Ku Sameeyey Xubno Ka Mid ah Wasaaradihiisa Qaarkood

                                Hargeysa:May,03,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa isku beddel iyo magacaabis ku sameeyey  Agaasimayaasha Guud ee wasaaradihiisa Qaarkood. Madaxweynaha Somaliland, waxa uu Digreeto Madaxweyne oo sumadeedu tahay, JSL/M/XERM/249-2448/052014 uu isku bedel iyo magacaabis ku sameeyey Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradahan hoos ku qoran. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay:                      Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda…

                                Read More

                                Maxaa Kala Haysta Real Madrid Iyo Atletico Madrid (Champion League Final 2014 In Lisbon) By Jaahuur.

                                Spain-02-APRILL-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxaynu ku eegeyna labada Madid ee Real Madrid iyo Atletico Madrid oo isku magaalow ah ayaa ku balansan caasimadda Portugal ee Lisbon Sat-May-24 (Champion League Final 2014). Haddaba labadan Madrid ayaa midna midda kale ka qalooneyn bacdammaa aay isku magaalow yihiin aalaana wada ciyaara sida horyaalka La Liga,Rey Del Copa iyo…

                                Read More