Garaad Cabdirashiid Garaad Ismaaciil Oo Ka Hadlay Garaadkii Dhawaan Hargeysa Lagu Soo Dhoweeyay Iyo Shirqool Uu Sheegay In Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Ka Dambeeyay Daawo

    Hargaysa 02.May 2014 (SDN/QJ)- Garaad C.rashiid Garaad Ismaaciil oo la dhashay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale oo dhawaan Si Balaadhan loogu soo dhaweeyay Caasimada Hargaysa kadib markii ay Xukuumada Somaliland Marti qaad u fidisay ayaa Sheegay in Walaalkii aanu Garaadnimada dhaxlin ee uu Isagu Dhaxlay isagoo Xusay inuu da’a ahaan aad uga Yar yahay. Waxa…

    Read More

      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

      Hargaysa 02.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad…

      Read More

        Madal Xafladeed Xalay Ay Ardeyda Somaliland Ee Perlis Malaysia Kula Kala Wareegayeen Xilka Gudoomiyanimo Iyo Ku Xigeenkiisa

        Xaflad xalay ka dhacdey putra palace hotel, kangar Malaysia oo ahayd madal is huwan oo koobsatey wajiyo badan ayaa si sharaf iyo maamus leh loogu sacabo tumay xil wareejin ka dhacdey halkaasi, Xilkan oo ah mid sannadle ah, sannadkiiba ay jaaliyadda Ardeyda Somaliland ee gobolka Perlis, Malaysia kula kala wareegaan xilka gudoomiyonimo iyo gudidiisaba, halkaas…

        Read More

          Kerry oo ka Degay Jabba,Kulan la qaatay Madaxweyne Salva Kiir

          02,May,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka John Kerry ayaa gaarey caasimadda Suudaanta Koonfureed ee Juba, waxaana uu halkaas kula kulomey Madaxweynaha Suudaanta Koonfureed Salva Kiir. Booqashada Kerry ayaa salka ku haysa in uu cadaadis ku saaro Xukuumadda Juba iyo mucaaradka hubeysan in ay u hoggaansamaan heshiiskii ay horey u wada gaareen isla amrkaana la dardargeliyo wada…

          Read More

            Xuska Dhimashadii Marxuun Cigaal oo Beri ku Beegaan Iyo Barnaamij ay Qurbejoog ka Diyaarisay {DHAGAYSO}

            Hargaysa 02.May 2014 (SDN/QJ)- Waxay maalinta beri ah ku beegan tahay Sannad Guuradii 12aad ee ka soo Wareegtay Markii uu Geeriyooday Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal. Shabakada Somalidiasporanews.com Waxay halkan idiinku soo Gudbinaysaa Khudbadihii Taariikhda Galay ee uu fagaarayaasha ka Jeediyay Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA…

            Read More

              Garowe: Puntland Oo Beenisay inay Kulan la yeesheen Masuuliyiin ka socday Somaliland

              Garowe 02.May 2014 (SDN/QJ)-Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war dhawaan kasoo baxay mas’uuliyiin Somaliland ka tirsan, kaas oo ahaa in magaalada Bahar Dar ee dalka Itoobiya ay kulan kula qaateen Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas. Wasiirka Waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame, oo kamid ahaa weftigii Puntland uga qayb galay shirkii Bahar Dar,…

              Read More

                Gudoonka Jamacadda Hargeisa oo ku Adkaystay Kordhinta Lacagta iyo Mowqifka Ardayda. By:Xasan Qamaan

                 Mudo laba todobaada ayaa laga joogay xili ay ardayadu jamacadda hargeisa  mudaharaada ay kaga cabanayaan kordhinta lacagta laga qaado  jiray  ee fee-ga  Semesterka oo lacag cusub  lagu daray ayaa joojisay tagtaanka jamacadda hargeisa iyagoo oo sobob uga dhigaya inanay qaadi Karin wakhtigan lacag dheer ah. Ardayda  qaar ka mid aya xidhna mudo todobaad ah iyaga…

                Read More

                  Dagaalo iyo iska Hor-imaadyo wali ka soconya Bariga Ukraine iyo Mucaaradka oo sheegay In Diyaarad Dagaal soo Rideen

                  02,May,2014(SDN/QJ)-Ciidanka dowladda Ukraine ayaa bilaabay  hawgalo lagula dagaalayo kooxo ay dowladda ku sheegtay inay yihiin argagixiso ee ah kuwa gooni u goosad ka ah ee taageersan Ruush-ka. Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Ukraine Arsen Avakov ayaa sheegay in beylot helikobtar ladilay, 9 qof oo kalana la daawacay. sagaal xarun oo jidgooyooyin ay dhigtenayaa mucaaradka lagala…

                  Read More

                    Indha-sheel Oo Ka Hadlay Sheegashadiisa Gobolka Sool iyo Puntland Oo Uu Si Dadban Gacan Uga Dalbaday

                    Taleex:May,02,2014(SDN./QJ)-Maxamed Jaamac Indha-sheel oo sheegta madaxtinimada Maamulka Khaatumo ayaa ka hadlay arrimo la xidhiidha Sheegashadooda Goobo ka mid ah Gobolka Sool iyo Waliba Dib u xorayn oo sheegtay in maamulkiisu samayn doono. Indha-sheel oo ku sugan deeganka Taleex ayaa wali ku adkaysanaya inuu wado Hawlo Dib u xorayn ah oo uu ku raadsanayo Deegaano ka…

                    Read More

                      “maxaa anaga noo geynaya cashuurta dadka, tu ka badan ayaanu haynaa oo Waliba ay Rag Reer Hargeysa ahi ku soo Xareeyeene, haddii aad dadkii hayso lacagna…….” Jaamac Shabeel

                      Hargeysa:May,02,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) ayaa ka Gees iskaga duwan eedo uga yimi  xisbigiisa Axsaabta mucaaridka oo  dhaliilo ugu soo jeediyey Qaabkii uu u dhacay Shirweynihii dhawaan gebogeboobay ee Kulmiye.  Jaamac ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in shirweynaha xisbiga Kulmiye ahaa mid beeleed, isla-markaana loo…

                      Read More

                        Hooyo iyo Aabo Dhegaha iyo Sanka Ka Gooyey Nin Gabadhooda Ku Xad-Gudbay Oo Marti u ahaa

                        Kabul:May,02,2014(SDN/QJ)-Dhacdooyinka yaabka leh ee Nolosha qofka raadka ku yeelanaya ayaa maalinba maalinta ka dambbaysa ku soo badanaya Dunidan aynu ku noolahay, iyadoo saxaafadda Caalamkuna ay ayaamahan qaadaa-dhigaysay arrin ay ku kaceen laba waalid oo u dhashay dalkka Afghanistan. Laba Waalid oo  Reer Afghanistan ah ayaa Sanka iyo Labada Dhegood ka Gooyey Wiil Fal foolxun kula  …

                        Read More

                          Hay’adaha Xuquuqda Aadamiga u Dooda Oo Waraaqo Luuqad Aad Ku Qoran Oo Ka Dhan ah Tacaddiga Soomaalida Islii U Diray Kenya

                          Nairobi:May,02,2014 (SDN/QJ)-Wali waxa Goobo kala duwan oo caalamka ku yaalla ka soo yeedhaya qaylo-dhaanta laga bixinayo Taallaabooyinka Naxariis-darrada ah ee ay Dawladda Kenya ku Hayso shacabka soomaaliyeed ee Dalkeeda ku sugan. Wararka dhiillada leh ee arrintan la xidhiidha ayaa inta badan ka imanaya Hay’adaha u doodda Xuquuqda ahaamaha oo argagax ka muujiyey tallaabadaas ciidanka Kenya…

                          Read More

                            Spirit Award Honors Refugee Literacy Program

                            SIOUX FALLS, SD -Since creating an adult literacy program in 2010, Abdul Sidow and the Somali-Bantu Community Development Council has helped numerous refugees learn the English language. Those efforts are now being recognized with the Spirit Award. “It has taken us a lot of time to organize the community, to pull resources from different places…

                            Read More

                              Madaxweyne Xasan Sheekh Muxuu ka Yidhi Qunsulka Kenya U Magacowday Kismayo?

                              Muqdisho:May,02,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dawladda Federalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horraysay ka hadlay Qunsulka la sheegayo inay Kenya u magacowday Maamulka Jubba, gaar ahaan Magaalada Kismayo. Xasan Sheekh oo  su’aal arrintan ku saabsan lagu weydiiyey munaasibaddii uu shalay  kaga hadlayey xaaladda Guud ee Waddanka, ayaa ku adkaystay inaanay Dawladdiisu waxba kala soconin  Magacaabista Qunsulkaas la…

                              Read More

                                Midawga Yurub oo lacago badan ugu deeqay in ceel biyoodyo laga qodo dalka Jabuuti iyo walaaca laga qabo in lacagta la lunsado

                                Jabuuti May 02,2014(SDN/QJ)-Midawga Yurub ayaa ansixiyay deeq lacageed oo dalka Jabuuti u suurto gelinaya in tiro ceel biyood dalkaasi laga qodo. Dawlada Jabuuti ayaa mudo dheer codsaneysay deeqdan ceelasha biyaha lagu qodayo balse reer Yurub ayaa ka walaacsan heerka musuqa ee xukuumada iyo ku tumashada xuquuqaha aadana. Wadahadalo mudo qaatay ka dibna Midawga Yurub waxa…

                                Read More