Reer Yurub oo ku baraarugay xasuuqa Gaza iyo Madaxdooda oo ka walaacsan
Berlin July 23,2014 (SDN/QJ)-Madaxda Reer Yurub ayaai maal mahan aad uga walaacsan shicibkooda oo aad uga xumaaday xasuuqa ay Ciidamada Israel ka wadaan Gaza. Waxa isu soo bayou laga waday maalmihii u danbeeyay magaalooyinka waaweyn ee Yurub. Wasiirada Arriba dibedda ee dalalka Germany, Italy iyo France ayaa kulan ay yeesheen waxa ay uga digeen in…
