Cidda Jabsatay Boggii Twitterka ay Ku Lahaayeen Militeriga Kenya Oo La Ogaaday

    Nairobi:July,22,2014(SDN/QJ)-Boggii uu Intentetka ku lahaa Militeriga dalka Kenya, ayaa la shaaciyey in la jabsaday, iyadoo arrintaasna loo malaynayo inay ka dambeeyaan Kooxaha xagjirrada ah ee Waddanka Somalia ka Dagaalmaa. Kooxaha jabsaday Twitterkaasi ayaa la tuhunsan yahay inay yihiin koox gaacansaar la leh Alshabaab, waxayna Kooxdaasi   ku qoreen hadallo la xidhiidha Hawlgalka Ciiddanka Kenya ee Somalia,…

    Read More

      Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Hortegi Doona Golaha Shacabka iyo Waddooyinka Waaweyn Oo La Wada Xidhay

      Mudisho:July,22,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha SomaliaXasan Sheekh  Maxamuud, ayaa lagu wadaaa inuu Maanta hortago Baarlamaanka, iyadoo Mudanayaashu u ballansan yihiiin kulan ay Madaweynaha la yeelanayaan. Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa wuxuu khudbad u jeedin doonaa Xildhibaanada Baarlamaanka, wuxuuna kala hadli doonaa arrimo taagan awadeed, oo aan xilligan faahfaahin badan laga hayn. Madaxweynaha waxa uu sidoo kale uu maanta fadhigii 4-aad u…

      Read More

        Qarax Khasaare Keenay Oo Saaka Ka Dhacay Magaalada Galkacyo

        Gaalkacyo:July,22,2014(SDN/QJ)-Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in qarax khasaare Geystay lagula geystay Halkaas ciidamo. Qaraxa ayaa waxaa Ciidamada lala eegtay xilli ay fulinayeen Howlgalo lagu qabqabanaayay Maleeshiyaad la sheegay inay taabcsanaayeen Alshabaab kuwaasi oo ku dhuumaaleysanaayay Xaafadaha Magaaladaasi. Inta la xaqiijiyay Laba Askari oo ka tirsanaa Maamulkaasi ayaa waxa uu Qaraxa kasoo gaadhay…

        Read More

          Xukuumada Dhexe ee Somalia oo Sheegtay in Tafsiir Khaldan la Saaray Nuxurka Qoraal uu Madaxweyne Xasan Sheekh u Diray Qaramada Midoobay

          Muqdisho 22.July 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadashay warar sheegaya in Xadka dhinaca Badda Soomaaliya la soo yaraynayo, isla markaana qaybo ka mid ah laga iibiyey dawladaha la jaarka ah Soomaaliya, gaar ahaan Kenya, balse waxay Xukuumaddu ku doodday inaanay taas waxba ka jirin, Bad qaybo ka mid ah dalal kale lagu wareejiyey…

          Read More

            Waxgarad iyo Dhalinyaro ka soo jeeda Beesha Subeer Awal oo Xalay Kulan la qaatay Musharaxa Madaxweyne ee Ucid

            Hargaysa 22.July 2014 (SDN/QJ)- Kulan Xasaasi ah ayaa Xalaywaxa uu guri ku yaalla magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ku dhex-maray Musharraxa u taagan Jagada Madaxwaynaha Xisbiga Maaciridka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo Madax-dhamqeed, Waxgarad, Aqoonyahan, Siyaasiyiin, Xildhibaanno iyo Dhalinyaro tiro badan oo ka soo jeeda Beelaha Subeer Awal. Waxa uu Kulankaas labada…

            Read More

              Shil Naxdin leh: Sideed Qof oo Xiligii Afurkii Ku Naf Waayay Shil baabuur oo ka Dhacay Degmada Burtinle ee Maamul Goboleedka Punt land

              Burtinle 21.July 2014 (SDN/QJ)- Siddeed qof ayaa ku dhintay shilgaari oo afurkii waxyar ka hor ku dhacay inta u dhaxaysa Degmada Burtinle iyo Garowe iyadoo dadka dhintay iyo kuwo ku dhaawacmay la keenay Isbitaalka guud ee magalada Garowe. Dadka shilkaasi gaari ku dhintay ayaa waxaa ku jira Cabdishakuur Maxamed Guray oo soo noqday Agaasimihii Hay’adda…

              Read More

                Warbaahinta Punt land oo sida fiinta uga Qaylisay Xeer ay Baarlamanku ansixiyeen oo Saxaafada lagu dhaqayo

                Garowe 21.July 2014 (SDN/QJ)- Dood dheer ka dib Gollaha xeer dajinta dowladda Puntland ayaa maanta meel mariyay xeerka saxafadda oo ay dhowaan wasaradda warfaafinta usoo gudbisay. Xildhibaano gaaraya 32-mudane ayaa cod gacan taag ah ku meel mariyay xeerkan waxana ugu danbayntii ku dhawaaqay afhayeenka Baarlamaanka oo sheegay goluhu inuu ansixiyeen xeerka ay wasaradda warfaafinta usoo…

                Read More

                  Xeerka Cusub ee Warbaahinta Puntland oo la ansixiyay

                  Garowe 21.July 2014 (SDN/QJ)-Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta meelmariyay xeerka warbaahinta Puntland oo ay dhawaan baarlamaanka hordhigtay wasaaradda warfaafinta ee maamulkaas. Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Saciid Xasan Shire ayaa ku dhawaaqay natiijada codeynta loo qaaday xeerka, wuxuuna sheegay in kulanka oo ay soo xaadireen 37 xildhibaan ay 32 gacan-taag ugu codeysay, hal xildhibaanna uu diiday, halka…

                  Read More

                    Munadamada Beder oo soo gaba gabaysay Dawradii ay kawaday Gaalkacyo

                    (Gaalkacyo) Dawradaani oo noqonaysa Dawradii  labaad oo la qabto Xiliga xagaaga ayna Munadamada (Ururka) Beder ku  qabto Magaalada Gaalkacyo islamarkaana lagu baranayay Qaar kamida  Culuumta Shareecada ayaa Xaflad lagusoo gaba gabaynayo waxaa lagu  qabtay Hoolka Shirarka ee Amal Palaza Gaalkacyo. Xaflada ayaa waxaa kasoo qayb galay Maamulka Munadamada , Aqoonyahadii wax ka dhigayay Duruusta Dawrada ,…

                    Read More

                      Wasaaradda Duulista Hawada oo Qaybo ka tirsan Maamulka iyo Dakhli-ururinta Madaarka Hargeysa Si Qarsoodi ah ugu Gacan-gelisay Shirkad Gaar ah iyo Tuhunnada ka Dhashay

                      Hargeysa 21 july 2014  (SDN/QJ)- Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland, ayaa shirkad gaar loo leeyahay ku wareejisay maamulista lacag laga qaado Gaadiidka Shacabka ee booqanaya ama la socda Rakaabka ka soo dega iyo kuwa ka dhoofaya garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeya.   Gaadiidka la socda ama soo dhawaynaya rakaabka ka dhoofa garoonka diyaaradaha ee Hargeysa, ayaa…

                      Read More

                        MAXAA ISKU KHALDAY DA’DII DHALIN-YARONIMADA IYO DA’DII KA WEYNEYD DHALIN-YARO MISE KA WAYN DHALIN-YARO (DHALIN-YARO DHAAF)

                        In muddo ah waxa dhegaha iyo indhaha bulshada ku soo noq-noqonayay oo war-baahinta televisionada laga daawanayay, rag lagu sheegayo in ay yihiin dhalin-yaro oo run ahaantii muuqaalkoodu tilmaami karayo in ay da’da 40 ka ay gaadheen ama ka gudbeen. waxa is waydiin mudan da’dee carruurnimo ah, da’dee qaan-gaadh ah, da’dee dhalin-yaro ah, da’dee da’dhexe ah,…

                        Read More

                          Wasiirka Dib U Dejinta Oo Sheegay Inaanu Xafiiska Samofalku Madaxtooyada Hoos Tegin Ee Uu Ka Tirsanyahay Wasaaradiisa

                          Hargeisa 21 july 2014 (SDN/QJ) Wasiirka Wasaarada Dib u dajinta iyo dib udhiska Somaliland Md:Axmed Cabdi Kaahin ayaa sheegay in Xafiiskii hore u ahaan jiray Samafalka Madaxtooyadu uu hadda hoos yimaado Wasaarada dib u dajinta iyo dib u dhiska,waxaana uu carabka inaanu xafiiska samofalku hoos imanin madaxtooyada ee uu hoos yimaado wasaaradiisa. Md:Axmed Cabdi Kaahin…

                          Read More

                            Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland oo Sheegtay Inay Bixinayso Qandaraaska Shirkadii Dooga Cagaaran Dhigi Lahayd Garoonka Hargeysa Stadium

                            Hargeisa 21 july 2014 (SDN/QJ) Agaasimaha Guud ee wasaaradda dhalinyaradda, ciyaaraha iyo dalxiiska Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa shaaca ka qaaday inay diyaarinayaan inay qandaraas ku siiyaan shirkad Garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium dhigta dooga garoomadda ciyaaraha ee adduunka. Agaasimaha Guud waxa kale oo sidaasi ku sheegay waraysi uu shalay xafiiskiisa ku siiyay…

                            Read More

                              Jamal Cali Xuseen Oo Si Adag Uga Hadlay Muwaadiniin Reer Somaliland Ah Oo Ay Xukuumada Siilaanyo U Dhiibtay Dawlada Jabuuti

                              Hargeisa 21 july 2014 (SDN/QJ) Musharaxa Madaxtinimo ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in Xisbigoodu ka soo hor jeedo Muwaadiniin Reer Somaliland ah oo dhawaan Xukumadda Axmed Siilaanyo Dalka Jabuuti u gudbisay. 4 Muwaadin oo Xukumadda Somaliland sheegtay in la baadhay ka dib markii looga shakiyay inay ku lug lahaayeen Weerarkii Jabuuti lagu…

                              Read More

                                Marwo Khadra Cumar Qardhaas Oo Kamida Qurba-jooga Degmada Sabowanaag Oo 10,000$ Ugu Deeqday Horumarinta Degmada Sabowanaags

                                  Hargeysa 12 july 2014 (SDN/QJ)-Marwo Khadra Cumar Qardhaas oo ka mida Qurbajooga Degmada Sabowanaag ayaa habeenkii xalay gudoonsiisay Ururka Horumarinta Degmada Sabowanaag ee Tabantaabo deeq lacageed oo dhan 10,000 Toban Kun oo dolar oo ay kaga qayb-qaadanayso  dadaalka horumarineed ee ay qurba-jooga   Degmadaasi ugu jiraan Deegaankaas. Marwo Khadra Cumar Qardhaas oo ka mida Qurbajooga Degmada Sabowanaag oo…

                                Read More

                                  Ururka Tabantaabo Oo Kulan Afura Ku Marti-qaaday 70 Xubood Oo Ka Mida Qurbe-jooga Degmada Sabawanaag

                                  Hargeysa 21 july 2014 (SDN/QJ)-Ururka Samo-falka iyo Horumarinta Bulshada Ee Tabantaabo ayaa habeenkii xalay kulan afur ah usameeyey 70 Xubnood oo ka mida Qurbajooga Degmada Sabawanaag Kulanka Afurka ah oo ahaa mid si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ugu horeyntii Warbixin kooban oo ku saabsan ujadadii kulankan loo qabtay iyo xog-waran ku saabsan…

                                  Read More

                                    Muuse Biixi Iyo Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Dhuumasho ah Ugu Ambabaxay Dalka Djibouti

                                    Hargeysa:July,21,2014(SDN/QJ)-Guddoomiye-yaasha Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye, ayaa safar aan ujeeddadiisa la shaacin ugu Haatan ugu Ambabaxay Dalka Djibouti oo muddooyinkan dambe loo Daabulayey Muwaadiniin reer Somaliland ah oo aan Waxba galabsan. Sida ay Noo xaqiijiyeen Hawl-wadeennada Garoonka Cigaal International Airport, waxa Garoonka Haatan Diyaar ku ah Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiyaha Xisbiga Waddani,…

                                    Read More

                                      Tirada Askarta Kenya Kaga Dhimatay Gudaha Somalia Oo La Shaaciyey

                                      Nairobi:July,21,2014(SDN/QJ)-Warbaahinta Dalka Kenya qaar ka mid ah ayaa shaaciyey Tirada Rasmiga ah ee Ciidanka Kenya lagaga Dilay Gudaha dalka somalia. Jariiradda  Whereiskenya oo ka mid ah Wargeysyada Dalkaas ka soo baxa ayaa daabacday in Gudaha Somalia lagu dilay ugu yaraan 3000-Askari  oo Kenyan ah tan iyo intii ciidankaasi gudaha u galay Somalia. Wargayska ayaa warbixintiisa…

                                      Read More

                                        Ha la Yaabin Dumar Soomaliyeed oo Holland Ku Dhaqan oo Cabasho ka Tirsanaya Jaadka la Joojiyay Daawo.

                                        London 21.July 2014 (SDN/QJ)- Tan iyo Markii Ingiriiska laga Mamnuucay Isticimaalka Qaadka oo ay ku Dareen Maandooriyeyaasha ayaa waxaa soo baxaya warar hor leh oo sheegaya in haweenka Somalidu ay Cabasho ka qabaan Qaad Joojinta Haweenka ayaa ka mid ahaa Daneeyeyaasha arrintan dabada ka riixayay iyagoo ku doodayay in Qaadku uu aafo ku yahay Wada…

                                        Read More