RW. Cabdiwali oo saaka ka qayb galay aas Qaran oo loo sameeyey Marxuumad Saado Cali Warsame

    (SDN/QJ) Muqdisho, July, 24, 2014….Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay Marxuumad Saado Cali Warsame oo kooxo dhagar-qabayaal ah ay shalay ku dileen magaalada Muqdisho, waxaana salaada Janaasada kula tukaday Madaxtooyada, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha baarlamaanka mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari”, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh…

    Read More

      DAAWO: dadweynaha,cuqaasha iyo waxgaradka degaanka banka Aroori oo baaq adag kasoo saray go’aano ka soo baxay xukuumada

      Hargeisa 24 july 2014 (SDN/QJ) Dadaka dega degaaka banka arori  ayaa shir  ay  ku  qabten  magalada  burco  ka soo horjeestay  mashruucii  beeraha  banka aroori  laga fulinayey  iyagoo sheegay  inaanay  suurtgal ahayn in mashruucaasi haatan laga fuliyo degaanadooda. HALKAN HOOSE KA DAAWO DADKA DEGAANKAA OO ARINKAN KA HADLAYA

      Read More

        Nimanka Horyaacaya Dawlada Ee Xaalada Abuuraya,Dadwaynaha iyo Dawlada isku Diraya Waxaanu Leenahay Ka Jooga hadii Kale idinkaa Masuul ka ah dhibaatada ka dhalata,Dawladu Iyadaa ka masuul ah wixii ka yimaada dhibaato deegaankan “Boqor Raabi

        Hargeisa24 july 2014  (SDN/Qj)Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland ayaa dhawaan Sheegtay in Banka Qoolcaday la wareegayso kadibna Seerayaal Ka dhigayso,Waxanay xukuumadu sheegtay inay keenayso Maxjarada Indho Deero iyo Al jaabiri ayaa waxa ka soo horjeedsaday Dadwaynaha Deegaankaasi Banka Qoolcaday iyagoo sheegay inaanay ogolaan doonin cid kala wareegta gacan ku haynta bankaasi oo ay joogeen mudo dheer….

        Read More

          Halkan Ka Daawo: Xaaladda Banka Qoolcaday oo Kacsan iyo Dadwaynaha Deegaankaasi oo Nidar ku maray inay Xukuumadda Dagaal la Gali doonaan hadii ay Faraha La soo gasho Bankaasi+Siyaasiyiin ay Canbaarayn kulul u soo jeediyeen iyo Hubka oo ay Gurteen

          Salaxley 24 july 2014 (SDN/QJ)- Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland ayaa dhawaan Sheegtay in Banka Qoolcaday la wareegayso kadibna Seerayaal Ka dhigayso,Waxanay xukuumadu sheegtay inay keenayso Maxjarada Indho Deero iyo Al jaabiri ayaa waxa ka soo horjeedsaday Dadwaynaha Deegaankaasi Banka Qoolcaday iyagoo sheegay inaanay ogolaan doonin cid kala wareegta gacan ku haynta bankaasi oo ay joogeen…

          Read More

            Somaliland:Komishanka Xuquuqal insaanka Oo Ku Hawllan Xeer Diinta Islaamka Ka Dhan ah iyo Wasaaradda Diinta Oo Gaashaanka u Daruurtay

            Hargeysa:July,24,2014(SDN/QJ)-Komishanka Xuquuqal Insaanka ugu qaabilsan somaliland, ayaa Curiyey Xeer Ka dhan ah diinta islaamka, gaar ahaan Mad-habta Shaaficiyada ee Dadka somalida ahi Haystaan, waxana ay ku dhawaaqeen inay  isku dubba rideen  xeer lagaga hortagayo in Hablaha reer Somaliland aan wax Gudniin ahba lagu samaynin. Farxiya Xusen Jahur oo ah Guddoomiyaha Guddida Xuquuqal insaanka Somaliland, ayaa…

            Read More

              Suuqii Degmada Qoryooley Oo Dab La Qabadsiiyey iyo Dawladda Oo Masuuliyadda Al-shabaab Dusha Ka Saartay

              qoryooley:July,24,2014(SDN/QJ)-Suuqii Degmada Qoryooley ee Goboka Shabeellada Hoose, ayaa Habeenkii xalay Kooxo Al-shabaab ka tirsani dab qabadsiiyeen, sida ay sheegeen masuuliyiin Dawladda ka tirsani. Dabkan oo fiidkii hore la qabadsiiyey Suuqan, ayaa la sheegayaa inuu Gebi ahaanba shuf beelay uu wada Gubtay, isla-markaana Hanti badani ku Baaba’day. Gudoomiyaha Degmada Qoryooleey Cismaan Xaaji Maxamed oo la hadlay…

              Read More

                Waxaan Leeyahay Waynu Isa Saamaxnay, Colaadii Dhacday Waynu Ka Soo Gudubnay, Waxa Aan Ku Baaqaya In La Kala Daayo Faanka Iyo Baroorta

                Hargeisa 24/july 2014 (SDN/QJ) La taliyaha Madaxweyna ee Gobolada Beri Fu’aad Aadan Cadde ayaa ka hadlay Gobolka Xaysimo ee dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland magacaabay, isaga oo soo dhaweeyey,sheegayna in Gobolkaasi yahay Gobol muhiim ah oo u soo kordhay Somaliland, balse waxa uu carabka ku dhuftay in laga tagay Degmada Shaxda oo uu tilmaamay inay tahay…

                Read More

                  Maraykanka oo Ka Hadlay Dilka Saado Cali Warsame

                  Washington:July,24,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Maraykanka ayaa si adag u cambaaraysay Dilkii marxuumad Saaddo Cali Warsame Muqdisho loogu geystay. War-saxaafadeed Xalay laga soo saaray xafiiska Saraafada Maraykanka ee dalka Kenya ayaa lagu  sheegay in dilkaasi tusaale u yahay Halista ka jirta Somalia, iyadoo si gaar ah loogu sheegay in  kooxaha Al-shabaab ay iyagu naxariis darradaas wadaan. Warsaxaafadeedkan Dilka…

                  Read More

                    Dil Toogasho ah Oo Saaka Lagu Fuliyey Afar Nin Oo Alshabaab ka Tirsanaa

                    Muqdisho:Jully,24,2014(SDN/QJ)-Wararka saaka naga soo gaadhaya Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Maxkamadda Ciidamada qalabka sidaa ay Dil toogasho ah ku fulisay Afar nin oo ku eedaysnaa Al-shabaabnimo. Afarta Nin ee Saaka Aroortii la dilay, ayaa hore maxkamaddu  ugu xukuntay Dil Toogasho, waxana ay tilmaamtay inay ku heshay Falal Dad lagu laayey oo dhammaantood ka dhacay Goobo…

                    Read More

                      Goobta Uu Madaxweyne Siilaanyo Salaadda Ciidul-Fidriga Shacabka Reer London Kula Tukan Doono Oo La Shaaciyey

                      London:July,24,2014(SDN/QJ)-Wakiilka Xukuumadda Somaliland u fadhiya wadankan Ingriiska Mudane Cali Aadan Cawaale ayaa Shaaciyay Goobta uu Madaxweyne Siilaanyo Oo Booqasho rasmi ah ku joog Dalka Ingiriisku Kula Tukan doono Salaadda Ciidda Shacabka Reer London. Wakiil Cali ayaa Cayimaadda Goobtaas ku faahfaahiyey Qoraal uu soo dhigay Barta uu Face-book-ga ku leeyahay, waxana uu tilmaamay in Xaafadda Stonebridge…

                      Read More

                        Soomaalida Minneapolis oo qabtay ruux la sheegay in uu baadigoobayay dhalin ka dagaalanta Syria iyo Police-ka oo aan ninkii xabsiga dhigin

                        Minneapolis July 24,2014(SDN/QJ)-Soomaalida ku nool magaalada Minneapolis ayaa la sheegay in ay qabteen nin ay sheegeen in uu dhalin yaro Soomaali ah oo ku sugnaa Masjid magaaladaa ku yaal in uu weydiiyay in ay doonayaan in ay Syria u Jihaad tagaan. Soomaali isugu jirta waalidiin iyo macalim Dugsi quraan oo masjidka ku yaal ayaa Foxnews…

                        Read More

                          Somali deputy and singer Saado Ali Warsame gunned down

                          A Somali deputy and prominent singer-songwriter was gunned down today in the capital Mogadishu, a police official and witnesses said. Witnesses said armed men ambushed Saado Ali Warsame’s car as it was travelling in the south of the capital, killing her and her driver. Warsame is the fourth Somali deputy to be killed since the…

                          Read More

                            Xisbiga UCID oo beeniyay in Maxamed Yonis Bixi yahay musharaxooda madaxweyne iyo wasiir xirsi oo ay arinkaa ku eedeeyeen

                            Hargeysa July 24,20149SDN/QJ)-Xogahayaha warfaafinta ee xisbiga UCID Yusuf Keyse C/laahi ayaa sheegay in aaney waxba ka jirin in wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland Maxamed Yonis Biixi uu yahay musharaxooda dhabta ah ee xilka madaxweynaha. qoraal arinkaa uu xoghayuhu ka soo saaray ayaa lagu eedeeyay in xogtan uu shaaciyay wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Xasan Cali,qoraalka…

                            Read More

                              Barnaamijkii Diinta iyo Nolosha Awoodaha Ilaahay inagu Galaday ee aynu dayacnay {DhAGAYSO}

                              Hargaysa 23.July 2014 (SDN/QJ)- Waa dhab Hal hayska dhaxal galay ee Tidhaa Waa Maadays adduunyadu dadkuna waa Metelayaal,Dunnidan aynu ku Nool nahay Bilowgeedu Wuxuu ahaa Farxad, Dhex dhexaadkeeduna Waa Murugo Dhamaadkeeduna Waa Burbur. Nolosha Adduun Ma ah Halkii lagu Waarayay balse halka la rabo inaynu u Shaqaysano Waa daarta aakhiro,Nimcooyin badan ayuu alle Subxaanu Wa…

                              Read More

                                Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Saado Cali

                                Muqdisho, 23 July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyey qoyska, ehelada, qarabada, xildhibaanada baarlmaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed Marxuumad Xildhibaan Saado Cali Warsame oo maanta Muqdisho lagu dilay. Madaxweynaha ayaa yiri “Innaa Lillaahi wa innaa Illaahi raajucuun, geeridu waa xaq, waxaan Eebbe ka baryayaa inuu samir iyo iimaan…

                                Read More