Madaxwayne Hassan Sh. Mohamoud Oo Booqandoona Minneapolis iyo: ‘Muqalasiintiisii Oo Ku Guuldaraystey Joojinta Banaanbaxa Looga Soo Horjeedo’

    Sida dad ku dhow muqalasiinta Madaxwaynaha D. F. ee Soomaaliya xaqiijiyeen, waxaa horaanta bisha August, 2014 la filyaa in Madaxwaynaha D. F. ee Soomaaliya uu booqasho ku imaan doono magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota. Magaalada Minneapolis oo ah halka ay ku badan yihiin racii ugu horeeyey ee ka soo qaxay dagaalkii sokeeye ee bilowday dhamaadkii…

    Read More

      HALA HAKIYO :HABARTA KA TOOSTAY HARGEISA “MAGAADO”.

      Intii Xukuumadda KULMIYE  jirtay , waxa  Somaliland hadheeyay qabyaalad  khatar ku ah  jiritaanka  Somaliland.  Qabyaaladaas waxa  dhagax dhigay “Madaxwayne Siilaanyo . Sida lo ogyahay, shirkii GARADAG  ee beelaha HJ wuxuu  saamayn weyn ku yeeshay  geedisocoda dimuqraadiyada Somaliland. Shirkaasi  waxa  kursiga ku fuulay Madaxwayne Siilaanyo. Laakinse  beel waynta HJ ee sharfta iyo karaamada lehi maxay  ka fa’aideen…

      Read More

        Halkan KA Daawo: Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex oo Go’aamisay in La Dilo Haweenay Si Fool Xun u Khaarajisay Haweenay kale.

          Hargeysa 20 jully 2014 (SDN/QJ)Maxkamada Gobalka Maroodi jeex oo fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa ayaa saaka go’aan ku gaadhay in dil lagu fuliyo Haweenaydii dilka arxan darrada ah ka fulisay guri ku yaala magaalada hargaysa.dilkaasi oo ay u gaysatay Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle oo dilka kadib ay ku dhex aastay isla gurigeeda. Xukunkan Dilka ah…

        Read More

          Halkan Ka Akhriso Badhaadhaha iyo Khayrka Dhex Ceegaaga Tobanka Dambe Ee Bisha Ramadaan

          Hargeysa:July,20,2014(SDN/QJ)-Walaalayaal Illaahay wuxuu inagu manaystay galado faro badan oo aynaan soo koobi Karin tirina karayn, waxaa ugu sii wayn nimcadaas iyo galadaas nimcada Islaamnimada, waa tee nimcada ka wayni in Illaahay inaga dhigay umada ugu khayr badan umadaha aduunka loo soo saaray ama lagu abuuray kamana suuli doonto nimcada Illaahay inay sidaas inoogu socoto. Waxaa…

          Read More

            Shabaab Oo Tartan ku Dhex Qabatay Muqdisho iyo Saraakiil Xarakada Ka Tirsan Oo Hadallo Ka Jeediyey Xilii Xukumaddu Hurdo Gashay

            Muqdisho:July,20,2014(SDN/QJ)-Xarakada Al-shabaab ayaa muujisay Awoodda ay ku dhex leedahay Caasimadda Somalia ee Muqdisho, waxana ay Gudaha Magaalada Ka hirgelisay Tartan Qur’aan oo muddo Soconayey. Tartankan ayaa waxa Hoggaaminayey Saraakiil ka Tirsan Kooxda oo uu ugu horreeyo Sheekh Cali Maxamed Xuseen Sheekh  (Cali Jabal) oo Xarakada Alshabaab ugu magacaaban Gobolka Banaadir. Tartanka ayaa socday Muddo, waxaana…

            Read More

              Dil Muqdisho Loogu Geystay Nin Ka Tirsanaa Shaqaalaha Garoonka Aadan Cadde

              Muqdisho:July,20,2014(SDN/QJ)-Koox ku hubaysnayd Baastoolado ayaa Habeenkii xalay ku dishay magaalada Muqdisho mid ka mid ahaa Shaqaalaha Garoonka Diyaaraha ee Aadan Cadde. Ninkan, ayaa waxaa fiidnimadii xalay lagu khaarajiyay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, waxaana si gaadmo leh u dilay  kooxdan oo markiiba ka baxsaday Goobtii ay dilka ka geysteen. Maamulka Degmada Wadajir, ayaa wuxuu sheegay…

              Read More

                Yuusuf Garaad Oo Loo Magacaabay Xil Aad Uga Hooseeya Hankii uu Shacabka hore ugu sheegay

                Muqdisho:July,20,2014(SDN/QJ)-Yuusuf Garaad Cumar Axmed ooh ore u ahaa Tifaftirihii Guud ee Idaacadda BBC-da qaybteeda Af Somalia, aya la sheegayaa in xil looga dhiibay madaxtooyada dhexdeeda. Warbaahinta ku dhaw aqalka Villa Somalia, ayaa sheegaya in Yuusuf Garaad oo muddooyinkan ku Hawllanaa Dhinaca Siyaasaddu uu Haatan aqbalay inuu qabto xilka uu Madaxweynuhu u soo bandhigay oo xagga…

                Read More

                  Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Inay Danaynayso Sii Socoshada Wada-hadallada Bilaa Natiijada ah ee kala Dhexeeya Somalia

                  Hargeysa:July,20,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soamliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in xukuumadda uu ka tirsan yahay ay ka go’an tahay sidii ay u sii socon  lahaayeen wada-hadalladii Somaliland iyo Somalia u dhexeeyey oo muddooyinkii dambe Hakad galay. Wasiir Maxamed Biixi oo maalintii shalay dalka dib ugu soo noqday, ayaa xusay inay diyaar u yihiin inay…

                  Read More

                    Xisbiga Ucid oo Ku Kala Qaybsamay War uu Bixiyay Mas’uul ka tirsanaa Xisbiga Ka Hor intii aanay Xilka ka Qaadin

                    Hargaysa 20.July 2014 (SDN/QJ)- Mid ka mid ah Asxaabta mucaaridka Somaliland ayaa sheegay inuu ka war hayo qorshe dawladda Djibouti u gudbisay Maraykanka oo ay ku dalbanayso in ciidamada Nabad-ilaalin ah la geeyo Xuduudka u ay la wadaagto Somaliland. Xoghayaha Arrimaha dibadda  Xisbiga UCID  Yuusuf Budhle oo banaanka laga dhigay Xisbiga Isla markaana uu  fadhigiisu…

                    Read More

                      Xalay oo Mudo Sodon Daqiiqo ah uu Hawada ka Maqnaa Telefishanka Qaranka ee Somaliland

                      Hargaysa 20.July 2014 (SDN/QJ)- Talefishanka dawladda Somaliland, qaybtiisa Setlite-ka ayaa xalay hawada ka maqnayd wakhti gaadhaya Nusa saac, xilli ka mid ah saacadaha loogu daawashada badanyahay. Talefishanka ayaa cawada ka baxay abaaro 10:00 Caweysnimo iyo daqiiqado, waxaanu dib ugu soo noqday 10:30-kii, iyadoo ka soo galay Barmaamujka Kasmaal ee ay Maal-geliso Shirkadda Somtel. Mid ka…

                      Read More

                        Madax Sare oo ka Tirsan Maamul Goboleedka Punt land oo u Kicitimay Deegaamo laga arkay Kiisas la Xidhiidha Cudurka Dabaysha

                        Garowe 20.July 2014 (SDN/QJ)-Wasaradda caafimaadka dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday in kiisas cudur Dabaysha ku saabsan laga helay degmooyinka Towtiiq iyo Jariiban oo ka tirsan Gobalka Mudug. Arrintan ayaa loo aqoonsatay mid qatarteeda xambaarsan loona baahan yahay in si guud looga wada hortago lana qaato tallaalka dabaysha. Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Caafimaadka Dr.Saadiq Eenow ayaa…

                        Read More

                          Wasiir Cali Warancade oo u Kicitimay Dalka Itoobiya kana hadlay Sababaha Safarkiisa

                          Hargaysa 20.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde  oo Galabta u ambabaxay Dalka Itoobiya, waxaanu Wasiirku ka waramay ujeeddadda Safarkiisa uu ugu baxayo  Dalka Itoobiya. hadaba halkan ka daawo Wasiir Warancadde oo ka war bixinaya socdaalkiiisa uu ku tegay dalka Itoobiya. https://www.youtube.com/watch?v=i6yzw6k1xcE Hargaysa SDN/QJ

                          Read More

                            Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Inay Marin Muhiim ah u noqotay Dhoofinta Duur Joogta DAAWO

                            Hargaysa 20.July 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay lugta ay ku leedahay eedayn loogu jeediyey Warbixin Urur caalami ah oo ka shaqeeya ilaalinta Duur-joogta Adduunka oo la yidhaahdo CITES, kaasoo warbixintiisa ku sheegay inay Somaliland Marin muhiima u noqotay dhoofinta Duur-joogta sida sharci-darrada ah looga ganacsado oo ay sheegeen inay dhibaato badan ku hayso…

                            Read More

                              Suicide Bombing Targets Somali Politician in Kismayo

                              According to breaking news reports from Kismayo, a suicide bombing occurred in the city. The explosion took place at a house in Kismayo belonging to Iftiin Hassan Baasto, a Somali politician who recently made up with Ahmed Madobe – the Leader of Interim Jubba Administration. As confirmed, 4 of his bodyguards and a female lady…

                              Read More

                                Somalia: Police Officers Raided and Killed in Bay

                                As confirmed to Shabelle, almost 10 Somali police officers were killed after an assault by al Shabaab terrorists on the outskirts of Bardaale, Bay region. Local residents have claimed that after the attack police officers halted all forms of movement in the area and have begun search operations. There has been no official statement from…

                                Read More