Ganacsigii Bakaaraha Oo Istaagay iyo Ciidamo Xooggan Oo Suuqa Gudaha u Galay
Muqdisho:July,31,2014(SDN/QJ)-Suuqa ugu weyn Magaalada Muqdisho ee Bakaaraha, ayaan saaka wax ganacsi ahi ka soconin, waxana baadhitaanno laxaad leh ka wada Ciidamo Xooggan oo AMISOM iyo kuwa Dawladdaba iskugu jira. Wadooyinka waaweyn ee laamiyada ah ee hareeraha ka mara Suuqa Bakaaraha ayaa waxaa dhooban ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Midowga Afrika iyo ciidamada Dowladda oo…
