DAAWO: Garaad Cumaamadii ka dhacday”Umad idinka nasab liidata in ay idinka qaadaan doonista ma aha,HabarJelona Isaaqa kale waan ka neceb nahay”

    Saaxdheer July 29,2014(SDN/QJ)-Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Jaamac ayaa hadal uu ka jeediyay madal lagu xusayay Ciidul fidriga waxa uu ka sheegay hadalo deel qaaf ku ahaa madasha iyo mansabka umadeed ee uu huwan yahay. Garaadka ayaa hadaldiisa laga dhadhansanayay inuu yahay nin daad qaaday xubo cuskay,ka dib kolkii beeshiisu la qaadan weyday colaad…

    Read More

      DAAWO:Ciidamo ka soo goostay Puntland Laascaanood lagu soo dhaweeyay iyo Taliyaha ciidanka oo sawir ka bixiyay talada beesha Sool

      Laascanood July 29,2014(SDN/QJ)-Ciidamo ka soo goostay maamul goboleedka Puntland oo ka soo jeeda Gobolka Sool ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Laascanood. Ciidamadan oo lagu biiriyay kuwa qaranka Somaliland ayaa waxa la hadlay taliyaha ciidamada Somaliland qeytiisa todobaad Mahad Canbaashe Celmi. Talliye Mahad waxa uu ka waramay sida talada beesha Sool ay u kala baahsan tahay…

      Read More

        Somali Refugees Find an Unlikely Home … In Istanbul

        ISTANBUL, Jul 29 2014 (IPS) – Among the labyrinth of winding narrow streets just outside a major shopping centre in the Kumkapi neighbourhood of Istanbul is a rundown road, congested with shops and apartments stacked atop one another. Cars somehow manage to come barrelling down the street as people slowly move to the narrow pavement…

        Read More

          Libya: refugees pay disproportionate price in violence

          ROME – Paying one of the highest prices for the escalation of the conflict in Libya are once again refugees – including many Eritreans, Ethiopians, Sudanese, and Somali, said Father Mussie Zerai, head of the Habeshia Agency Cooperation for Development. Habeshia has called for a humanitarian corridor to take the thousands of refugees from other…

          Read More

            Dalka Liberia oo xuduudihiisa oo idil la xiray cudurka Ebola oo dalkaa ku fiday awgeed

            Monrovia July 29,2014(SDN/QJ)-Dalka Liberia oo uu cudurka Ebola aad ugu dii faafayo ayaa waxa la xiray dhamaan xuduudihiisa si loo maareeyo fidida cudurkan halista ah. Xiriirka kubedda cagta ee dalkaas ayaa sidoo kale hakiyay dhamaan tartamadii ciyaaraha noocyada kala duwan si dadka cudurku hayo aaney u qaadsiin bulshada inteeda ka bedka qabta. Xuduudaha dalka Liberia…

            Read More

              DAAWO:Xukuumada Somaliland oo hore dimuqraadiyadii Qabyaalad ugu Doorsatay oo iminka leh Qabyaalad baa laga gudbay

              Hargeysa July 29,2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaarada Maaliyada  Somaliland Cabdicasiis Samaale ayaa mucaarid ugu baaqay in aaney qabyaalad wax ku doonin ee ay la yimaadaan fikrado. Wasiirku waxa uu ugu baaqay mucaaridka in laga gudbay xiligii qabyaalada wax lagu heli jiray loona baahan yahay in horumar loogu baaqo bulshada. Hadalkan ayaa fejiciso ku noqday dadka falan qeeya siyaasada Somaliland,…

              Read More

                Sirdoonka Noway Oo Ka Digay Weerarro Argagixiso Oo Dalkeeda Laga Fuliyo

                Oslo:July,29,2014(SDN/QJ)-Kooxaha Sirdoonka u qaabilsan Dalka Norway, ayaa soo saaray Digniino sheegay suurtagalnimada in dalkaasi ay ka dhacaan weerarro argagixiso.  Haweeneyda Madaxda ka ah Boliska Ammaanka Norway (PST), Bendicte Bojornland ayaa maanta Shir Jaraa’id ku qabatay caasimadda dalkaasi ee Oslo, iyadoo tilmaamtay inay qaadeen Tallaabooyin lagu adkeynayo Ammaanka Guud, si looga hortago weeraradda argagixisadda ee la…

                Read More

                  Yuhuudda Oo Dhegaha Ka Furaysatay Xabad-joojin Qaramada Midoobay Soo Jeedisay iyo Dagaalkii Labada Dhinac Oo La Filayo Inuu Dib u Bilaabmo

                  Tel Aviv:July,2014(SDN/QJ)-Ka dib markii ay Dhamaadeen muddo 24-saac oo Yuhuudu duqayntii qaza joojiysay, ayuu Ra’isalwasaaraha Yuhuuddu Baynymin Netanyahu iska diiday xabad-joojin rasmi ah oo la galo. Waxaa la filaya daqiiqadaha soo socda inay 2-da dhinac isku bilaabaan,iyadoo Isreal sida caadada u ah la filayo inay Caruurta,Haweenka iyo Isbitaaladda weerarto si ay Xamaas ugu qasbaan inay…

                  Read More

                    Muhaajiriin Soomaali ku jirto Oo Australia Lagu Gubay

                    Melbourne:July,29,2014(SDN/QJ)-Ciidanka ilaalada Xeebaha Dalka Australia ayaa lagu eedeeyey inay Tacaddiyo u geysteen Muhaajiriin soomaali ku jirto oo dalkaas u socday. Dadka la sheegay inay ciidamada Ilaallada Biyaha Autralia Dhibka gaadhsiiyeen, ayaa tiradadooda lagu sheegay afar qof, iyadoo lab aka mid ahna lagu sheegay innay soomaali ahaayeen. Dadkan ayaa kamid ahaa koox muhaajiriin ah oo ciidamada…

                    Read More

                      Wasiir Cukuse Oo Saxaafaddii iyo Xukuumaddii Dhimbiilo Kala Dhex Dhigay iyo Univeral TV Oo Xalay Soo Bandhigtay Inaanu Madaxweyne Siilaanyo Talada Haynin

                      Hargeysa:July,29,2014(SDN/QJ)-Colaadda iyo Nacaybka u dhexeeya Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Saxaafadda Madaxa Bannaan ayaa Taariikhda Markii ugu horraysay Gaadhay Halkii ugu sarraysay, iyadoo taasna Sabab looga Dhigay Wasiirka Warfaafinta oo aaminsan in Cabudhini ay xal u noqon karto Libin laga Gaadho Warbaahinta. Tv-ga Universan oo muddo ka hor uu Wasiir Cukuse dalka ka mamnuucay   inuu ka…

                      Read More

                        AMISOM Oo Baadhitaano Xadka Ka Baxsan Ku Samaysay Dadka Masaajidada ku Cibaadaysanaya iyo Shacabka oo Arrintaas Ka Cadhaysan

                        Muqdisho:July,2014(SDN/QJ)-Waxa Soo Badanaya Tallaabooyinka Xadka ka Baxsan ee Ciidamada Midowga Afrika ka wadaan Goobo ku Yaalla Muqdisho, gaar ahaan Goobaha Masaajidada ah ee LLagu Cibaadaysto. Ciidamadan ayaa Ayaamahan dambe Bilaabay inay Baadhitaano ku sameeyaan Dadka ku Tukanaya Masaajidada Madaxtooyada u dhaw, iyagoo irrida hore ee Masaajidadaas  six ad-dhaaf ah ugu baadhaya Shacabka soomaaliyeed ee Halkaas…

                        Read More

                          Cabasho Xooggan Oo Ciidanka Ilaalada Nabadgelyada Waddooyinku Ka Sheeganayaan Dhiggooda Qalabka Sida

                          Muqdisho:July,29,2014(SDN/QJ)-Ciidanka gaarka u ah ilaalinta Nabadgelyada waddooyinka ee Magaalada Muqdisho ka Hawlgala, ayaa si weyn uga Cabanaya Dhiggooda Qalabka sida ee Waddooyinka Muqdsiho isticmaala. Taliyaha Ciidamada  Ilaalada Wadooyinka  Soomaaliya  Cali Xirsi Barre”Cali Gaab”oo la hadlay Warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa ay wataan Saraakiisha Dowladda aanah Xushmeyn Ciidamada ilaalada Wadooyinka ee…

                          Read More

                            DAAWO:Bandhiga Ciida ee kooxda Xulka Qarniga HCTV oo shiiqiyay barnaamijkii Xidigaha Geeska ee SNTV

                            Hargeysa July 29,2014(SDN/QJ)-Kooxda Xulka Qaraniga oo barnaamijkoodii ciida eek a baxay HCTV ayaa noqday mid shiiqiyay Barnaamijkii Ciida ee TVga SNTV. Barnaamijka Ciida ee HCTV ayaa wax aka soo muuqday fanaaniinta Mursal iyo Xaaskiisa Sinimo iyo fanaaniin kale oo qiimo leh isla markaana soo bandhigay heeso mucjiso ah. HALKAN HOOSE KA DAAWO BARNAAMIJKA CIIDA EE…

                            Read More

                              DAAWO:Wasiirka Boostaha iyo Isgaarsiinta Somaliland oo si qoto dheer ula dardaarmay dawladaha Jaarka iyo reer Somalilandba

                              Borama July 29,2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaarada Boosto iyo isgaarsiinta Md Maxamed Jaamac Abgaal ayaa fariin uu u diray dadka reer Somaliland iyo dawladaha ay jaarka yihiin waxa uu si qoto dheer uga waramay saameynta ay amaan daradu mujtamica tolka ah ku yeelan kareyso. Wasiirku waxa uu si gaar ah uga hadlay taariikhda gobolka iyo ta reer Awdal…

                              Read More

                                DAAWO:Maxamed BK oo u qoosgooyay Somaliweyn:Fanaaniita Geeska Africa waa qaar ay dhegeystaan Soomaalida joogta meel kasta balse u gaar ah Somaliland

                                Hargeysa July 28,2014(SDN/QJ)-Fanaanka caanka ah ee reer Somaliland Maxamed BK oo ka qeyb qaadanayay barnaamijka munaasibada Ciida ee TVga Soomaaliya ayaa u quus gooyay qolooyin maalmo dhaweynto isku qaldayay qadiyada iyo Fanka. Fanaaniinta Geeska Africa oo sida magacooda ka muuqata ah dhalin fankoodu gaaray dunida dacaladeeda ayaa si cad u sheegay qadiyadooda. Ka qeybqaadashada fanaaniita…

                                Read More

                                  Xoghayaha kaluumaysiga iyo khayraadka bada ee xisbiga UCID oo mar kale ka hadlay sharkado qarsoodi loola saxeexanayo khayradka Bada

                                  London July 28,2014(SDN/QJ)Qoraal uu dhawaan na soo gaarsiiyay Xoghayaha kaluumaysiga khayraadka bada ee xisbiga ucid Cabdilahi Cumar Xuseen Shaqale ayaa waxa uu mar kale uga waramay xaalada kheyraadka dalka oo ay xukuumadu ku tagri faleyso,qoraakiisuna waxa uu u qoraa sidan; “Waxaan halkan ka salaamaya warbahinta Somaliland Iyo dhamaan shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay joogan …

                                  Read More

                                    Mogadishu mayor survives attempt on his life

                                    Mogadishu Mayor, Hassan Mohamed Manguud, had by chance escaped an attempt on his life when an explosive device, planted in his car earlier, went off in the Somali capital. The device went off a very short time before Manguud got into the car on Saturday, totally destroying it, according to a Somali government official. “The…

                                    Read More