Afhayeenka Wadani:Cambareeyn Foolxumadii Tvg Muqadisho Ka Sameyaay Hargeysa
Stocholm July 30,2014(SDN/QJ)-Afayeenka Xisbiga wadani laantiisa Sweden ayaa canbaareyn u jeediiyay wax uu uGu yeeray fool xumo Hargeysa ay ka sameeyeen TVga SNTV ee Dawlada Muqdisho, qoraalkiisuna sida ayuu u dhignaa: “Waxan Annu Halkan Ka Cambareynayina Foolxumadii Ka Dhacaday Magalda Hargeysa Taso Ahayd Falkii Foosha Xuma Ee Uu Ka Sameyaay TVga Muqadisho Iyado Weliba…
