Dawladda Somaliland oo Isha ku Haysa Afti Gobolka Kurdistan Kaga Go’ayo Dalka Ciraaq intisa kale iyo aragtiyaha ku Xeeran

      Hargeysa 15/7/2014 (SDN/QJ)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si xooggan isha ugu haysa afti la doonayo in laga qadaayo gobolka Kurdistan ee waqooyiga dalka Ciraaq, kuna noqdaan wadan madaxbannaan oo si gooni ah u taagan. Madaxweynaha Maamul-goboleedka Kurdistan Mr. Massoud Barzani oo saxaafadda u waramay labada toddobaad ka hor, ayaa ku dhawaaqay in gobolkiisu isku…

    Read More

      Dab Xalay Qabsaday Suuqa Weyn Ee Degmada Wadajir Iyo Khasaaraha Uu Gaystay……..

      Harggeisa 15/7/2014 (SDN/QJ) Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa xalay saqdii dhexe ka kacay suuqa weyn ee degmada Wadajir, iyadoo ay ku gubteen dambkaas dukaammo ganacsi, inkastoo lagu guuleystay in la baqtiiyo dabkaas isla xalay. Guddoomiyaha maamulka degmada Wadajir Axmed C/lle Afrax oo qaybaha kala duwan ee warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dabku uu k…

      Read More

        Halkan Ka Daawo Qurba Jooga Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Horumarka Baladhan Eey Somaliland Ku Talaabsatay Sanadadii UGu Danbeyey

        Hargeisa 15/7/2014 (SDN/QJ) Qurba jooga somaliland   ee  Sanadankan  Ka yimi Daafaha Dunida ayaa  Mahadiyey  Aadna U soo dhaweyey horumarka Bladahna  Ey  somaliland sanadkan  ku talabsatay  iygoo sheegay ay  dhinacyo  badan  ooy  ka midaha dhinaca horumarinta  magaaloyinka  dabaqyada dhaadher  ee ku soo kordhaaya hargeisa iyo jidad  her  calamiya  ah Hargeisa  SDN/QJ Maxamed aadan2Qurbe jog Concat@somalidiasporanews.com

        Read More

          Xukuumadda Siilaanyo Oo Gudo Gashay Tallaabooyin Lagu Iibinayo Guryaha Dawladda iyo Qoysaskii ku jirey Oo Qaarkood Loo Yeedhay

          Hargeysa:July,15,2014(SDN/QJ)-Guddidii Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo u xilsaaray Guryaha Dawladdu leedahay, ayaa  Hawshoodii ugu horraysay Gudo Galay,  iyagoo u Yeedhay Tiro qoysas ah oo ku jira Guryo Dawladdu leedahay. Qoysaskan Guddidani u yeedhay ayaa tiradooda lagu sheegay  ilaa Toban Qoys, waxana loo keenay Waraaqo Yeedho a h oo Guddidan ka socda, kuwaas oo loogu sheegayo inay hortagaan…

          Read More

            Maxay Xalay Ka Wada hadleen Wasiirada Arrimaha Dibada Somalia iyo Spain oo Kulan ku Yeeshay Magaalada Madrid

            Madrid 15.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xalay magaalada Madrid kula kulmay dhiggiisa dalka Spain José Manuel García-Margallo. Beyle ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay bogga arrimaha bulshada ee Facebook ku sheegay in dhiggiisa dalka Spain uu kala hadlay xiriirka iyo iskaashiga labada dal. Booqashada…

            Read More

              11 Ruux oo Ku dhimatay iyo 13 Kale oo Ku dhaawacmay Dagaal Saaka Mar kale ka Qarxay Deegaanka Deefow ee Gobolka Hiiraan

              Deefow 15.July 2014 (SDN/QJ)- 11 qof ayaa ku dhimatay 13 kalena way ku dhaawacmeen dagaal beeleed saakay mar kale ka dhacay deegaanka Deefow ee gobolka Hiiraan. Dadka dhaawacmay ayaa la geeyay Isbitaalka magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Qaar ka tirsan dadka deegaanka ayaa qaxay, kadib markii qeybo ka tirsan deegaanka lagubay, Taliyaha saldhigga booliska…

              Read More

                Munaasibadda 17-ka Ramadaan Darteed Oo Ciidamo Tiro Badan La Dhoobay Xarumaha Dawladda ee Muqdisho Iyo Waddooyinka Halbawlaha ah

                Muqdisho:July,15,2014(SDN/QJ)-Ciidamo Tiro badan oo iskugu jira Noocyada kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed iyo kuwa Nabad-sugidda ayaa lagu daadiyey Afaafka hore iyo Hareeraha Xarumaha Muhiimka ah ee Dawladdu ku leedahay Magaalada Muqdisho. Sababta Ciidamada Heegankan loo geliyey, ayaa lagu sheegay inay Maanta tahay 17-ka bisha barakeysan ee Ramadaan, waxayna ku aadan tahay maalintii uu…

                Read More

                  Dhoolayare:Madaxweyne waxaa si caafimaad qabta kuugu soo jeedinayaa inaad kala dirto guddidan Biyo balaadhinta Oo loo daayo Wasaaradda Biyaha

                  Hargeysa July 15,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga Axmed Cilmi Dhoolayare oo hore u ahaa wasiir ka tirsan dawladii Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin ayaa madaxweynaha Somaliland u jeediyay in uu kala diro guddida Fashilantay ee Balaarinta Biyo gelinta Hargeysa. Wasiirka ayaa qoraalka uu soojeedintan ku yiri: “Waxaan qalinka u qaatay,inaan ka hadlo arrin beryahan dambe soo noq noqonaysay,warkeeduna aad looga…

                  Read More

                    Dhallintii Khaarajisay Marxuumad Nafiisa Cismaan Oo Saaka La Toogtay

                    Muqdisho:July,15,2014(SDN/QJ)–Waxa Goor hore oo saaka ahayd Dil Toogasho ah lagu fuliyey Laba Dhallinyaro ah oo qirtay inay Dileen Marxuumad Nafiisa Cismaan Salaad oo Muqdisho lagu dilay. Toogashada dhalinyaradan ayaa ka dhacday fagaaraha iskuul Baluuziyo halkaasi oo ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan ciidamada meletariga iyo kuwa booliska Soomaaliyeed. Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida Liibaan Cali…

                    Read More

                      Joojintii Jaadka ee Uk Dhib Mise Dheef ,Maxay Dareemaan Muqayiliintii Waaweynayd ee Ku Mamay Qaadku “Daawo Warbixintan Xiisaha leh”

                      London 15.July 2014 (SDN/QJ)- Tan iyo intii uu dalka Ingiriiska ka dhaqan galay Sharciga Maandooriyaha la Maseeyay Jaadka ayaa Bulshada Soomalida ah ee dalkaasi ku dhaqani Waxay Fasiraado ka Bixiyeen Sida Meel Marinta Sharcigani u yahay Faa’iido u Soo Korodhay Mujtamaca ku hadla Luqada Somaliga oo uu Wehel Xun u ahaa Isticimaalka Qaadku . Marka…

                      Read More

                      Shirkad Madaxtooyada Lagu Xidhiiyey Oo Camal Tirtay Boqolaal Gaadiid ah oo u Kala Bixi Jirey Burco iyo Hargeysa

                      Burco:July,15,2014(SDN/QJ)-Iskaashatada Gaadiidka u kala Goosha Burco iyo Hargeysa, ayaa si weyn cabasho uga Muujiyey Gaadiidka Shirkadda East and West oo ay ku eedeeyeen inay xukuumaddu kooto ugu xidhay Istaankaas. Iskaashatadan ayaa maalintii shalay iskugu soo baxay Mudaharaad ay kaga cabanayaan Shirkadaas oo ku sheegayaan in loo xidhay Fursadihii ay ku rakaabsan jireen Gaadiidka u kala…

                      Read More

                        Dagaalyahanada Xamaas oo markii u horeysay isticmaalay duyuuradaha dhulka laga hago

                        Gaza July 15,2014(SDN/QJ)-Dagaal yahanada Xamaas ee ka arrimiya degaanka Falastiiniyiinta ee Gaza ayaa markii u horeysay la sheegay in ay isticmaalayaan duyuuradaha dhulka laga hago. Ciidamada circa ee dalka Israel ayaa sheegay in Xamaas ay ka soo rideen duyuuradaha Drone-ka loo yaaqaano ee dhulka laga hago. Halka Xamaas ay dhankeeda sheegtay in ay beryahanba isticmaalayeen…

                        Read More

                          Hogaamiyaha mucaaridka Koonfur Sudan oo Jabuuti booqanaya

                          Jabuuti July 15,2014(SDN/QJ)-Hogaamiyaha jabhada Mucaaridka ah ee dalka Konfur Sudan isla markaana hore u ahaa madaxweyne ku-xigeenka dalkaas ayaa haatan booqasho ku jooga dalka Jabuuti. Safarka Riek Macher ayaa qeyb ka ah socdaal uu ku marayo gobolka oo uu taageero ugu baadi goobayo qodobada uu ku doodayo. Hogaamiyaha mucaaridka Konfur Sudan Macher ayaa lagu wadaa…

                          Read More

                            Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale “Sidii Keli-taliyeyaasha in Somaliland Digreeto Madaxweyne lagu maamulo ayaa la doonayaa, waa sharci-darro ..”

                            Hargaysa 15.July 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa dhalliilay qaabka loo bixiyey Qandaraaska Diiwaangelinta Madaniga ah ee la filayo in dhawaan lagu diiwaangelin doono Muwaaddiniinta reer Somaliland, taasoo la siiyey Shirkad waddani ah oo lagu magacaabo Sahal Tech oo ay ku eedeeyeen inay Xukuumaddo wadato, isla markaana qaab sharci-darro, musuqmaasuq iyo suuq…

                            Read More

                              Mucjisooyin uu la Kulmay Ninkii Kooxda Daacish u Xilsaartay Duminta Qabrigii Nebi Yoonis “CS” Iyo Masalooyin ka Yaabiyay oo uu Soo Bandhigay

                              Mosel 15.July 2014 (SDN/QJ)- Maalintii arbacadii todobaadkii hore ee aynu ka soo gudubnay, waxa kooxda Daish (ISIS), dalka Ciraaq ay burburiyeen, qabrigii Nabiyullaahi Yuunis (CS), Ee magaalada Mosel, talaabadaas oo dunidu si wayn u canbaaraysay, gaar ahaan culimada diinta Islaamka iyo hogaamiyayaasha diimaha Yuhuuda iyo Kiristaanka. Ka hor intii aanay kooxdaasi cagaf cagafyada galin qabriga…

                              Read More

                                Wasiirkii Arrimaha Dibada ee Britain oo Iska Casilay Xilkii iyo asbaabaha loo aanaynayo

                                London 15.July 2014 (SDN/QJ)-Wasiirkii Arimaha debeda dalka Britain Mr. William Hague, ayaa xalay niskii dambe shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilkaas Wasiirnimo ee uu ka hayay dawladda Ingiriiska. Saxaafadda waddanka Britain, ayaa is-casilaada William Hague ku tilmaamay mid dhabaha u xaadhaysa in Ra’iisul wasaare David Cameron uu is-beddel siyaasadeed iyo maamul-ba ku sameeyo Gollihiihsa…

                                Read More