Police blamed for Eastleigh rights abuses

    THE Independent Policing Oversight Authority has faulted the recent crackdown on refugees and suspected illegal immigrants in the Eastleigh estate and other parts of Nairobi. In a report released yesterday, the government agency charged with providing civilian oversight over police work said that Operation Sanitization of Eastleigh (reported throughout the media as Operation Usalama Watch),…

    Read More

      Cinnamon baasto and gingered coffee

      Ramadan provides an annual opportunity for restaurants to show off their best meals for the hungry fasting crowd. The food business thrives as customers line up to find a seat in dinner halls, fast food outlets and ‘shaaby chic’ kitchens. But there are other establishments to choose from once you’re done with lengthy family dinners…

      Read More

        69 Knight Arts Challenge finalists selected

        With ideas ranging from celebrations of Somali poetry and Hmong fashion to art celebrating the people of the city’s East Side and concerts performed on instruments made of ice, the Knight Arts Challenge has named 69 finalists in its program to give $4.5 million to arts projects in St. Paul over the next three years….

        Read More

          Safiirka Somaliland ee Dalka Ingiriiska oo Ka Hadlay War laga faafiyay Caafimaadka Madaxweyne Siilaanyo

          Hargaysa 14.July 2014 (SDN/QJ)- Wakiilka Somaliland u qaabilsan  Somaliland waddanka UK Ali A Awale  ayaa beeniyey War laga baahiyey Wasiirka Arrimaha dibada oo sheegay in Bogga Twitterka ee wasiirka lagu baahiyey xaalada Caafimad ee Madaxweynaha, waxanu sheegay in warkaasi aanu sal iyo raadtoona lahayn. Sidaasi waxa uu ku sheegay Qoraal uu soo dhigay Facebook, Waxanu…

          Read More

            Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada oo Sharci daro ku Tilmaamay Cida ay Xukuumadu Siisay Qandaraaska Diiwangelinta Daawo

            Hargaysa 14.July (SDN/QJ)- Mudanayaal ka tirsan Golaha Wakiiladda oo warbaahinta kula hadlay Xarunta Baarlamaanka Somaliland ayaa sharci-darro ku tilmaamay Shirkad WADDANIi ah oo ay Guddida qandaraasyadda qaranku ay siiyeen inay Somaliland ka hir-geliso Diwaangelinta Madaniga ah. Hadaba halkan ka daawo xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Somaliland oo sharci darro ku tilmaamay qaabka loo bixiyay qandaraaska lagu…

            Read More

              Xaalad Bandoo ah oo lagu soo Rogay Magaalada Jawhar

              Jawhar 14.July 2014 (SDN/QJ)- Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa caawa lagu soo rogey Bandow soconaya illaa waaberiga. Taliyaha guutada kowaad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Jowhar, Ibraahim Yuusuf ayaa u sheegay warbaahinta in bandowga oo billaabanaya 11 saac ee galabnimo,uuna  ku ekaan doono wakhtiga subixii. Taliyaha ayaa tilmaamay in…

              Read More

                Madaxwayne C/weli Gaas oo la kulmay Xiriiriyha Barnaamijka ladagalanka Dambiyada Ka dhaca Badaha Geeska Afrika Soomaaliya.+SAWIRO

                Garoowe July 14,2014(SDN/QJ)- Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Xiriiriyha Barnaamijka ladagalanka Dambiyada Ka dhaca Badaha Geeska Afrika iyo Indian Ocean Mr Alan Cole iyo Ku Xigeenka Barnaamijka UNODC ee Soomaaliya Haweenayda lagu magacaabo Francesco Caonero. Kullankaan ayaa waxaa Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed…

                Read More

                  Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Soomaaliya oo cabsi darted dalbaday ciidamada AMISOM iyo jawaabtii uga soo noqotay

                  Muqdisho July 14,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Soomaaliya Ceydiid Ilko-xanaf ayaa saxaafada u sheegay in uu codsi u diray ciidamada Africa ee Muqdisho ku sugan si loo sugo amaanka xafiisyada iyo shaqaalaha Garsoorka dalka. Guddoomiyaha ayaa sheegay in ay jirto halis amaan oo heysata garsoorka dalka isla markaana aaney qabsan kareyn hawshii loo igmaday. Arintan ayaa…

                  Read More

                    Sool oo maalintii labaad dagaal ka socdo iyo Xukuumada Axmed Siilaanyo oo aan weli ka hadal

                    Laascaanood July 14,2014(SDN/QJ)-Waxa ay dagaalo teel teel ahi labadii maalmood ee u danbeeyay ay ka socdeen degaano ka tirsan gobolka Sool khaasatan aaga degmeda Laascaanood. Ciidamada iyo meliishaad ka tirsan Khaatumo ayaa si teel teel ah isu wejahay ka dib kolkii dagaaladii iska soo horjeedka ahaa lagu kala baxay. Xukuumada Somaliland ayaan wax war ah…

                    Read More

                      Xildhibaan Bukhaari Oo Beeniyey Eedo Xisbiga Waddani U Jeediyeen Fayo-qabka Madaxweyne Siilaanyo

                      Hargeysa:July,14,2014(SDN/QJ)-Mudane Saleebaan Cawad Cali Bukhaari oo  Xildhibaanada Baarlamaanka somalia ka tirsan ayaa sida fiinta uga qayliyey Dhaliilo dhawaan Xisbiga Waddani Gogga u geliyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Mudane Bukhaari oo saxaafadda la Hadlay ayaa shakiga ka saaray Caafimaadka Madaxweynaha oo ay Waddani hore su’aal u geliyeen, isagoo tilmaamay inuu madaxweyne Siilaanyo Taladiisa iyo Go’aannadiisa Gacanta ku…

                      Read More

                        500 Oo Baastooladood Oo Loo Qabiyey Xildhibaanno iyo Shaqaale Ka Tirsan Dawladda Federalka Somalia

                        Muqdisho:July,14,2014(SDN/QJ)-Tiro ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka somalia, Shaqaalaha Xafiisyada Dawladda, Shaqaalaha Gobolka Banaadir, ayaa loo qaybiyey Bastoolado loogu talo galay inay Isku difaacaan. Sarkaal sare oo nabad sugida ka tirsan oo magaciisa ka Cudurdaartay, ayaa Saxaafadda u sheegay in shalay la bixiyey 500 bistooladood oo la siiyey xildhibaanada iyo shaqaalaha dawladda badankooda. Taliyihii hore ee…

                        Read More

                          Diyaaradaha Dagaalka Kenya Oo Duqaymo Ka Bilaabay Kaymaha Gobolka Lamu iyo Sababta Ka Dambaysa

                          Lamu:July,14,2014(SDN/QJ)-Diyaaradaha Dagaalka dalka Kenya ayaa dul Heehaabaya Kaymaha Awdan eek u yaalla Gobolka Xeebta Lamu, iyagoo Raacdo ugu jira Kooxaha Al-shabaab oo looga shakisan yahay inay Halkaas ku dhuumalaysanayaan. Inkastoo dadkii deeganadaas degenaa ay ka qaxeen, haddana tiro yar oo ku hadhsan ayaa warbaahinta u sheegay inay arkeen diyaarado Joog Hoose ku duulaya oo dhulka…

                          Read More

                            Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Madaxweynaha Hortiisa Shalay Ka Caddeeyey Sababta Uu Xukuumadda Dhexdeeda Uga Noqday Halyey Lama Taabtaan ah

                            Hargeysa:July,14,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa maalintii shalay Munaasibaddii xadhiga Madaxweynunhu kaga jarayey Mashaariic uu Ka Hirgeliyey Garoonka iyo dhismaha wasaaradda  ka yidhi Erayo u uu ku muujinayo doorka uu xukuumadda kaga jiro. Wasiirka ayaa markii uu madaxweynaha u sharraxayey waxyaabaha xadhiga laga jari doono iyo Horumarka uu  sameeyey,…

                            Read More

                              Wariyayaal Muqdisho Lagu Weeraray Oo Dhimasho iyo Dhaawac La Gaadhsiiyey

                              Muqdisho:July,14,2014(SDN/QJ)-Wararka Haatan naga soo gaadhaya Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Kooxo Hubaysani ay weerar ku qaadeen Wariyayaal Hawl-maalmeedkoodii shaqo ku jirey. Weerarka ayaa ka dhacay, agagaaraha xarunta Unicef oo qeybisa degmooyinka Waaberi iyo Xamar-jajab, waxana tirade Wariyayaasha la weeraray lagu sheegay ugu yaraan Saddex wariyo, kuwaas oo gaadhi Noah ah watay xilliga la weeraray. Wariyayaashan…

                              Read More

                                Baadi-goob Loogu Jiro Libaax Ka Baxsay Safaaradda Imaaraadka ee Muqdisho iyo Cabsi Soo Foodaartay Dadka Shacabka ah

                                Muqdisho:July,14,2014(SDN/QJ)-Waxa Safaaradda Daka Imaaraadka Carabu ku leeyahay Magaalada Muqdisho Habeenkii xalay ka Baxsaday Libaax ay Gacanta ku hayn jireen. Libaaxa, ayaa waxaa la sheegay in uu ku baxsaday mid kamid Degmooyinka Boondheere iyo Wardhiigley, waxaana xusid mudan in Safaarada ay ku taalo meel ku dhow Madaxtooyada Somaliya. Libaaxan, ayaa waxa uu ka gostay shabag dhex…

                                Read More