DAAWO:Madaxweynee Barack Obama oo muslimiinta Mareykanka Afur ugu sameeyay Aqalka Cad

    Washington July 16,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Hussein Obama ayaa kulan afura muslimiinta Mareykanka ku nool ugu qaabtay aqalka Cad ee dalkaa looga arrimiyo. Madaxweynaha Mareykanka Abihii uu Muslim ahaa oo isla markaana  mudo ku noolaa dalka Indonisiya ayaa muujiyay aqoontiisa baahsan ee diinta Islamka. Halkan Hoose ka daawo kulanka afurka ah iyo khudbad uu Madaxweyne…

    Read More

      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Hiiraan

      Muqdisho, July 16, 2014 — Isagoo ku hadlaya magaca Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayuu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed wuxuu maanta tiiraanyo ka muujiyay dagaalka labada beelood ku dhex maray deegaanka Deefow, oo ku yaala duleedka Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Wuxuu Ra’iisul Wasaaruhu ugu baaqay kooxaha uu khilaafku ka dhexeeyo inay si…

      Read More

        DAAWO:Mudaaharaa​dkii ugu xooga badnaa ee looga soo horjeedo xasuuuqaa Falastiini​yiinta oo ka dhacay London

        London July 16,2014(SDN/QJ)-Waxaa bartamaha magalada London isugu soo baxay kumaan kun oo qofood oo ka soo horjeeday xasuuqa ay Yahuuda ka wado dhulka Falastiiniyiinta gaar ahaan magaalada Gaza. Dunida caalamka ayaa murugo ku daawaneysa colaada ka socota degaanka Gaza oo ay ku dhinteen shicib ka badan 200 oo ruux. Hadabo hoos ka daawo qaabka uu…

        Read More

          Israa’iil oo Saacado kadib Xili ay Ogolaatay Xabad Joojin hadana Dib u Bilowday Duqaymihii Qaza

          Qaza 15.July 2014 (SDN/QJ)- Isra’iil ayaa dib u billawday duqeymaha Qaza, saacado kaddib markii ay oggolaatay hindisaha xabadjoojinta ee Qaza. Ururka Xamaas ee maammulo Qaza ayaa sheegay in uu aanu  aqoonsanayn hindisaha xabadjoojinta, waxaana uu  sii waday gantaallaha uu ku ridayo Isra’iil xitaa kaddib markii ay Isra’iil ku dhawaaqday xabadjoojinta. Dowladda Isra’iil ayaa horey u…

          Read More

            Nuxurka Kulan Dhex Maray Madaxweyne Axmed Siilaanyo Iyo Ra’isal Wasaaraha Itoobiya

            Addis Ababa 15.July 2014 (SDN/QJ)- Raysal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa shalay gurigiisa ku qaabilay weftigii Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo labadii maalmood ee la soo dhaafay socdaal shaqo ku jooga magaaladda Addis-ababa ee dalka Itoobiya. Kulankaasi waxa madaxweyne Axmed Siilaanyo ku wehelinayay Wasiirrada Arrimaha dibadda, Waxbarashada Maxamed Biixi Yoonis iyo Samsam…

            Read More

            Xulkii Jarmalka ee La Galbaday Koobka Adduunka oo Shacabkoodu Si Mucjiso leh Maanta ugu Soo dhaweeyeen Caasimada Barlin Daawo Sawirada Mahadhada Reebay

            Berlin 15.July 2014 (SDN/QJ)- Koob Aduunka oo ay Kuguulaysteen Xulka Qaranka Waddanka Jarmalka ayaa Saaka Arootii Hore Kasoo Dagay Madaarka Caalamiga ah ee Maglaada Caasimada ah ee Berlin, Kumaan Taageerayaa Ayaa iskugu Soo Baxay Barxada Way Brandenburg Tor ee Barlin Halkaas oo ay Qaab Toosa uga Daanab Deenaan Dabaal Dega iyo Soodhawaynta Koobka Aduunka oo…

            Read More

              Al-Shabaab Executes Two Men in Barawe Accused of Spying

              Al-Shabaab militants in Barawe on Sunday (July 13th) publicly executed two Somali men accused of spying for the Somali government, Hiiraan Online reported. An al-Shabaab judge found both men — Said Hussein Ali, 26, and Abdi Hassan Hussein, 19 — guilty of spying for the Somali government, including for the Somali National Intelligence and Security…

              Read More

                Waa xukuumadii ugu safarka badanayd uguna waxtarka darnayd xaga dibada

                Hargeysa July 15,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha arrimaha Gudaha iyo xiriirka Gobolada dalka ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Abdiqani Ibrahim Salaf (Kaptanka) ayaa qoraal uu na soo gaarsiiyay waxa uu si mug leh uga warbixinayaa guuldarooyinka Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo madaxweyne Axmed Siilaanyo. Xogahayaha ayaa qoraalkiisa ku yiri:    “Waxaan maalinba maalinta ka danbaysa hoos u…

                Read More

                  Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka Danjire Cumar Cabdirashi​id Cali Sharmaarke oo Waraaqihii Safiirnnim​o uu ka Guddoomay Madaxweyna​ha Mareykanka Barack Obama

                  Muqdisho July 15,2014(SDN/QJ) Danjire Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maalintii Isniinta ee shalay, 14kii bisha Luuliyo 2014 waxa uu gudbiyey waraaqihiisii aqoonsiga Safiirnnimo isaga oo noqday Safiirkii Soomaaliyeed ee ugu horreeyey ee Soomaaliya Mareykanka u fariista ilaa iyo sanadkii1991. Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama, ayaa waxa uu waraaqaha kaga guddoomay Danjire Sharmake munaasabad ka dhacday Aqalka Cad…

                  Read More

                    Somalia’s Ambassador to the United States, Mr Omar Abdirashid Ali Sharmake, confirmed by US President Barack Obama

                    Mogadishu: Mr Omar Abdirashid Ali Sharmake, was confirmed on Monday 14 July 2014, as Somalia’s first ambassador to the United States of America since 1991. US President Barack Obama, in a ceremony at the White House, confirmed Ambassador Sharmake. Ambassador Sharmake has held several leadership positions within the Somali Government, including as Prime Minister for…

                    Read More

                      War saxaafadeed uu soo saaray ku xigeenka xoghayaha warfaafinta xisbiga Ucid Mustafe Sheekh Cismaan Cali ayaa faah faahin lagaga bixiyey xaalada nabad galyo ee dalka.

                      Hargeysa 15/7/2014(SDN/QJ):- Xisbiga UCIDmarkuu si qoto dheer ugu kuurgalay Xaaladda Amni ee Dalka, waxa noo caddaaytay in Sumcad xumida nabadgelyo ee Dalka ku habsatay ay mas’uul ka yihiin Madax katirsan Hay’adaha Qaranka ugu sareeya Qaarkood oo aan ilaa hadda la fahmin cidda ka dambaysa. xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa xukuumada uu hogaaminayo madaxweyne Siilaanyo u…

                      Read More

                        Wasiirka Duulita Hawada Somaliland Maxamud Xaashi Cabdi iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo ka Qayb galay Shir Caalamiya oo Ka Dhacay Magalada London

                        Hargeisa 15/7/2014 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda Duulista Hawada iyo Gadiidka Cirka Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyey shir caalami ah oo isaga iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayaa ay maanta kaga qayb galeen London. Waftigaasi ka socday Somaliland ee Wasiirka Duulistu uu hogaaminayey ayaa kale ahaa Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Gaashaanle Dhaxe Maxamed Cali…

                        Read More

                          Halkan Ka Daawo Xibiga mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Waxba kama Jiraan Ku Tilmaamay Eedaymo Uu Gudoomiyaha Xisbigaasi U Soo jeediyey Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Ee Somaliland

                          Hargeisa 15/7/2014 (SDN/QJ)xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa beeniyey eedaymo uu gudoomiyaha xibigaasi usoo jediyey xildhibaanka tirsan golaha wakiilada ee somaliland kasi oo sheegay in gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani uu xidhiidh dhaw la leeyahay mas,uuliyiinta dawlada fedaraalka ah ee somaliya isla markaana ay kulamo uu la yeeshay madaxda ugun saraysa dawlada dalka somaliya…

                          Read More

                            Mas’uul Sare oo Xisbiga Waddani ah oo Ku Eedeeyay Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali inuu Meel kaga dhacay Magacii Bukhaari ,Kuna Booriyay In Siyaasadda uu Isaga Baxo oo ku Noqdo Diinta iyo Shiikhnimadiisii Hore

                            Hargaysa 15.July 2014 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani UK Mudane Xusein Adan Cadde , ayaa simiisaan leh uga jawaabay hadal kasoo yeedhay Xillibaan Bukhaari oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye, oo maalintii shalay Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Eedaymo culus u soo jeediyey ka dib markii uu siilaanyo ku canaanta in aanu waxba kaga filan…

                            Read More

                              Xildhibaan Sheegay Inay Xukuumad Madaxawyne axamed (siilanyo) Ku Tumatay Dastuurka Iyo Xeerarka dalka

                                Hargeysa 15/7/2014 (SDN/QJ) Guddoomiyaha Guddida Kheyraadka Golaha Wakiilada Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane), kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa Xukuumadda taladda dalka haysa ku dhaliilay inay Sharcigii iyo Dastuurkii Somaliland u yaalay baal martay isla markaana jabisay, oo aanay ku dhaqmin, isaga oo sheegay inay ku kari la’ yihiin Xukuumada in Heshiisyada lala…

                              Read More