Tartankii Xifdiga Qur’aanka Ee Qaybta Hablaha Oo Lasoo Gunaanaday Iyadoo Abaal-marino Kala Duwan La Siiyey Hablihii Ugu Sarreeyey +SAWIRRO
Hargeysa 08.July 2014 (SDN/QJ):- Tartankii Xifdiga Qur’aanka Kariimka ee qaybtii hablaha ee maalmahan ka socday masjidka Cali-Mataan, ayaa shalay gelinkii hore lagu soo gunaanaday masjidka Rusheeye/Nuural Hudaa ee badhtamaha magaalada Hargeysa. Xaflad ballaadhan oo loo qabtay ardaydii ka qayb-qaadatay tartankaasi ayaa waxaa kasoo qayb-galay qaar ka mid ah culimada waaweyn ee dalka. Waxaana halkaasi abaal-marinno…
