Hawl galo ay Ciidamada Amaanka ee Somalia ka Fuliyeen Muqdisho iyo Sadex Nin oo ay Ku soo Xidheen Daawo

    Muqdisho 10.July 2014 (SDN/QJ)- Ciidamada amaanka ee Somalia ayaa Gacanta ku soo dhigay Xubno lala Xidhiidhinayo inay ka tirsan Yihiin Kooxda Alshabaab. Hawlgalkan ay Ciidamadu Fuliyeen ayaa ka danbeeyay Kadib markii Kooxda Alshabaab ay Weerar ku soo qaaday Habeen hore Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia . https://www.youtube.com/watch?v=iteYOVPer6M#t=55 Muqdisho SDN/QJ contact@qurbejoog.com

    Read More

      25 Qodob oo laga Saaray Xeerka Saxaafada ee Maamul Goboleedka Punt land iyo Ururka Suxufiyiinta oo Sida Fiinta uga Qaylyay Isagana dab qaaday Baarlamanka iyo Madaxtooyada

      Garowe 10.July 2014 (SDN/QJ)- Ururka saxafiyiinta Puntland ayaa sheegay in wax badal lagu sameeyay xeerkii lagu hishiiyay ee saxaafada puntland, kaas oo Doraad la horgeeyay  barlamaanka Puntland. Ilaa 25 qodob ayuu ururku Map xaqiijiyay in laga saaray qodabadii ku qornaa xeerka saxaafada. Waxayna arintaan ku eedeeyeen wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland oo iyadu xeerkaan ugudbisay barlamaanka…

      Read More

        “Waxaanan xasuustaa Markii Madaxwaynaha Somaliland xilka ii magacaabay oo aan Hurday, markii uu iga qaadayna waan Hurday,” Wasiirkii Hore ee Xidhiidhka Golayaasha

        Hargaysa 10.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha, Cilmi-baadhista iyo Tiknoolajiga Somaliland Md. Aadan Axmed Warsame oo xilka ku wareejiyey wasiirka cusub ee Madaxweyne Siilaanyo dhawaan u magacaabay xilkaas, ayaa sheegay in xukuumaddu hagratay shaqada wasaaraddaasi oo uu xusay in aan waxba lagu tarin intii uu madaxda ka ahaa. Mr. Aadan Axmed Warsame…

        Read More

        Qaramada Midoobay oo Codka Dhiilada kaga Dayrinaysa macaluusha Adag ee ka taagan Somaalia iyo Bayaan ay soo Saartay

        Nairobi 10.July 2014 (SDN/QJ)- Qaramada Midoobay ayaa ka digtay Saamaynta ka dhalan karta Macluusha Adag ee ka taagan dalka Somalia  Waxaanay dalbadeen Sidii loo Heli lahaa Gargaar bani aadanimo oo lagu samato bixiyo dadka la il daran Macluusha Bayaankan ayaa u dhignaa Sidan . “daraasadkii ugu dambeeyey ee ay soo saartay hayadda cuntada adduunka FAO…

        Read More

          Xisbiga Ucid oo ka hadlay Xoolo Sucuudigu soo Celiyay ,Iyo Diiwaangelin ay Sheegeen in Xukuumadu Lugta ku walaaqayso Daawo

          Hargaysa 10.July 2014 (SDN/QJ)- Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen  ayaa  Ku Tilmaamay Shirkad La Siiyey Hirgalinta Diiwaangalinta Madaniga Mid Ku Lug Leh Madaxtoonyada. Waxaa kaloo uu Musharaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID,ayaa Xukuumadda ku dhaliilay siyaasadda arrimaha dibadda oo uu tilmaamay in ay ku fashilanay soona xidhmeen…

          Read More

            Wasiir ku Xigeenka Cusub ee Kalluumaysiga Mudane C.kariin Axmed Mooge oo Ka hadlay Aragtidiisa ku soo biirista Siyaasada iyo Waxa uu qaban karo Daawo.

            Hargaysa 10.July 2014 (SDN/QJ)- Xubnihii Cusbaa ee Madaxweyne Siilaanyo ku soo daray Golihiisa Wasiirada ayaa ka bixi waayay Casuumado ay u samaynayaan Qaar ka mid ah Wasiirada, Agaasimayaasha dawlada iyo Ururada Waddaniga ah. Wasiiradan oo kala ah Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Cali Xaamud Jibriil iyo Wasiir ku Xigeenka Cusub ee Wasaaradda Kalluumaysiga Mudane Cabdi kariin Axmed…

            Read More

              Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo soo Kormeeray Dhismaha Jidka Hargaysa ilaa Balli Gubadle iyo Arrimaha uu ku soo arkay Daawo.

              Hargaysa10.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Md:Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shalay soo kormeeray  jidka dhismaha isku xidha Balligubadle iyo Hargeysa oo wajigii koobaad ee dhismahaasi uu gaba gabo ku dhaw yahay shanii KM ee ugu horreeyay. Madaxweyne Ku-xigeenka   Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil,ayaa bulshada Somaliland ku hambalyeeyay sida ay ugu tartamayaan wax wada  qabsiga isla…

              Read More

                Somali security chiefs sacked after attack

                Somalia’s president sacked his security chiefs yesterday after Islamist Shebaab fighters struck the heart of government in an escalating campaign of attacks in the capital and across east Africa. Al Qaeda-linked Shebaab commandos stormed the presidential palace late Tuesday for the second time this year, demonstrating again their ability to infiltrate Mogadishu and hit the…

                Read More

                Xulka Argentina oo Rigoorayaal Minciinsadey & Holland oo Samirkii Looga Bartey Ku Qanacdey(Germany vs Argentina Finals World Cup 2014) By Jaahuur.

                Brazil-09-June-2014 (SDN) Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula jahaysaneynaa xagaa iyo magaalada baayac mushtariga caanka ku ah ee Sao Paulo waxaana isku arkay oo foodda isla galey xulka Argentina iyo Netherland (World Cup Semi Finals 2014). Ciyaartan oo ka dhacdey (Arena Connthians) ayaa ahayd ciyaar aad u xiisaa baadan waxaana ka soo qeybgaley dadweyne iyo taageerayaal…

                Read More

                  Hadaad Xoriyad haysato Waxaa Jira kuwo ku Afura Nabad la’aan

                  Haddii nabad aad ku seexato ood kusoo toosto ,dalkaaguna kuu xoryahay waxaad dooontaba ku haysoo waxa jira dar ku afura,gabbal iyo waa’na ay u tahay xorriyad la’aan,dhulkoodoo lagu haysto,iyo xadgudubyo kala duwan oo gumaysiga Yuhuudddu kula kaco ooy kamidyihiin dil, dhaawac, burbur iyo duqen,dhul boob,gadoomin, ,handadaad iyo qaar badan oo kale oo tacadiyo ah,kuwaasi oon…

                  Read More

                    Ciidan ka Tirsanaa Ciidamada Asluubta ee Maamul Goboleedka Punt land oo Maanta Ka soo Goostay laguna soo dhaweeyay Laascaanood Daawo

                    Laascaanood 09.July 2014 (SDN/QJ)- Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Asluubta Maamul Goboleedka Puntland Kana  Soo Goostay Maamulkaas Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Gobolka Sool. Badhasaab ku Xigeenka Gobolka Sool,ayaa sheegay in Ciidankan ka soo goostay Maamul Goboleedka Punt land ee go’aansaday inay dadkooda iyo dalkooda wax la qaybadaan ay ku biiri doonaan Ciidanka isla markaana Mushaharkooda…

                    Read More

                      Musharax Jamaal Cali Xuseen “Waad arkayseen in Xuduudaheenii la soo xidhay iyo Siyaasadeenii arrimaha dibada oo Jah-wareersan”

                      Hargaysa 09.July 2014 (SDN/QJ)- Musharaxa Jagada Madaxweynaha  Xisbiga Mucaaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen,ayaa Xukuumadda u soo jeediyay in ya ka baxdo gabi ahaanba wada hadalka la filayo in ay dhawaan ku dhex maraan Somaliland iyo Soomaaliya dalka Turkiga. Waxaa kaloo uu Musharaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID,ayaa Xukuumadda ku dhaliilay siyaasadda…

                      Read More

                        Agaasimaha sirdoonka iyo nabad sugidda qaranka oo la magacaabay

                        Muqdisho 09.July 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya,Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa magacaabay agaasimaha hey’adda sirdoonka iyo nabad Sugidda qaranka. Ra’iisal wasaaraha ayaa xilka u magacaabay, C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo horey u ahaa safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Ingariiska. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa aqbalay magacaabista ( San-baloolshe), sida ay…

                        Read More

                          R.W Cabdiweli oo kulan isagu yeeray guddiyada Amniga iyo Siyaasadda ee golaha Wasiirrada.

                          Muqdisho, July, 09, 2014 (SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa kulan deg-deg ah isugu yeeray guddiyada Amniga iyo Siyaasadda ee golaha Wasiirrada, waxaana ay ka hadleen xaaladihii u dambeyay ee dalka iyo go’aamadii uu qaatay Ra’iisul Wasaaruhu ee uu ku magacaabay Wasiirka amniga Qaranka iyo taliyayaasha Ciidamadda Booliska iyo Nabad-sugida….

                          Read More