Tuhun Ka Dhashay Shirkadda La Siiyey Diiwaangelinta Madaniga ah iyo Siyaasiyiin Ka Qaylo-dhaan Ka Diray
Hargeysa:July,09,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa lagu eedeeyey inay Diiwaangelinta Codbixiya-yaasha siisay Shirkad gaar ah oo aan wax tartan ah u soo marin, isla-markaana dhinac ka dhaaftay shirkadihii soo codsaday inay u tartamaan Diiwaangelintaas. Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga Ucid Aqoon Jamaal Cali Xuseen ayaa afkiisa ka sheegay in diiwaangelintaas la siiyey shirkad gaar loo leeyahay, isla-markaana dibadda ka…
