Iraan Oo Diyaarado Dagaal Ugu Deeqday Dhiggeeda Ciraaq iyo Saamaynta ay Sunniyiinta ku Yeelan Karto

    Tehran:July,03,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Shiicada ah ee Dalka Iran ayaa dhiggeeda Ciraaq ugu deeqday Diyaaradaha Dagaalka, si ay ugaga hortagaan Kooxda Awoodda Badan ee ISIS. Iiraan ayaa hora u balan-qaaday in dowladda Ciraaq ay ka taageerayaan dagaalka lagula jiro kooxda Islaamiga ee Daacish iyo suniyiinta taageeraya ee qabsaday dhamaan magaalooyinka dalka, isla-markaana kusoo siqiya dhinaca Caasimada Baqdaad. Madaxweynaha…

    Read More

      Maxkamad Ku Taalla Kenya Oo Soo Saartay Amar ah In Soomaalida Qaxootiga ahi ku Noqdaan Xeryahoodii

      Nairobi:July,03,2014(SDN/QJ)-Xilli aanu ammaanka Dalka Kenya Fiicnayn ayey Maxkamadda Sare ee Dalkaasi Taageero u muujisya Go’aankii Wasiirka Arrimaha Guduhu hore ugu sheegay inay Waajib Tahay in qaxootiga ku sugan Magaalooyinka waaweyn dib loogu celiyo xeryihii ay ka yimaadeen ee  Dhadhaab iyo Kaakuma. Garsoore david majanja ayaa waxa uu go’aankiisa ku sheegay in wasiirka arimaha guduhu uu…

      Read More

        Degmo Ka Mid ah Degmooyinka Somalida Oo Markii Ugu Horraysay Laga Waayey Hal Qof Oo Shacab ah iyo Sababta Keentay

          Cee-buur:July,03,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan saraakiisha ciidamada Xoogga Dalka Somalia, waxa Magaalada Ceel-buur ee Gobolka Galgaduud markii  ugu horraysay Taariikhda Laga Waayey Hal Qof oo shacab ah. Cabdi Xasan oo ah Sarkaal ka tirsan ciidanka Somalia eek u sugan Ceel-buur ayaa warbaahinta u sheegay in shacabkii magaalada ku noolaa ay iskaga qaxeen, iyagoo u yaacay degaamo…

        Read More

          Koox Hubaysan Oo Weerarro Ka Geysan Lahaa Maamulka Gal-mudug Oo Gacanta Lagu Dhigay

          Galkacyo:July,03,2014(SDN/QJ)-Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, waxa lagu qabtay koox dablay ah oo doonayey inay Halkaas Weerarro ka Geystaan. Raggan Gacanta lagu dhigay, ayaa waxaa lagu qab qabtay hawlgal shalay laga sameeyay Koonfurta Magaalada Galkacyo, waxaana lagu hayaa Saldhiga Booliska ee Koonfurta Galkacyo. Ciidamada Maamulka Galmudug, ayaa waxay shalay hawlgal gaar ah ay ka sameeyeen…

          Read More

            Baydhabo Oo Toogasho Loogu Geystay Ganacsade Caan ahaa

            Baydhabo:July,03,2014(SDN/QJ)-Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, waxa Goor dhaweyd lagu toogtay ganacsade Caan ka ahaa Deegaankaas. Toogashadan ayaa wararka  na soo gaadhayaa sheegayaan inay Fuliyeen Saddex dhallinyaro ah oo ku hubaysnaa Baastoolada, kuwaas oo isla Goobta ka baxsaday dilka kadib. Ganacsadaha, ayaa waxaa lagu dhex Toogtay gudaha Suuqa Sarifka ee Magaalada Baydhabo, waxaana Magaciisa lagu…

            Read More

              Shiinaha Oo Muslimiinta Dalkiisa Ka Mamnuucay Soonka Bisha Ramadaan

              Bejin:July,03,2014(SDN/QJ)-Dawladda dalkaasi Chine ayaa ka mamnuucday inay Bisha barakaysan ee Ramadanta Soomaan Muslimiinta ku dhaq Gobolka Xinjiang ee Galbeedka dalkaasi ku yaalla. Dadka la badhtilmaameedsaday ayaa waxaa ka mid ah shaqaalaha dowladda, macalimiinta iyo ardayda, kuwaas oo ka soo jeeda qowmiyadda Uighur ee laga tirada badan yahay ee degta gobolkaasi isla markaana u badan Muslimiin….

              Read More

              Golhayaha USA oo xilka Obama lala jeclaaday iyo daawashada Kubedda cagta oo heerkii u sareysay gaartay

              Washington July 03,2014(SDN/QJ)-Ciyaaryahanka Tim Howard ee u ciyaara kooxda kubedda cagta ee qaranka Mareykanka ayaa wacdarihii uu ka dhigay ciyaartii ay shalay la yeesheen kooxda Belgium waxa uu ku muteystay amaan faro badan. Tim ayaa ciyaartii shalay waxa uu 16 jeer badbaadiyay goolka Mareykanka isla markaana waxa uu dhiirigeliyay saaxiibadii oo loo itaal sheegtay. Kooxda…

              Read More

                Xukuumada Somaliland oo u adkeysan la’ eedaha kaga imanaya madaxdhaqmeedyada, waxgaradka, odayaasha iyo dhalinyarada galbeedka Hargeysa

                 Hab dhaqanka xukuumada Siinlaayo kuna suntan,  xukuumad taag daran, go’aamadeeda hadba burisa, una dhabar adeegi Karin eedaha iyo caga jugleenta saxaafada loo mariyo. Maalmahan waxa soo ifafaalo baxaya, in xukuumadu marin ama qiil saamixid u raadinayso sidii lagu sii deen lahaa eedeesanaha mulkiilahii wargeyskii la odhanjiray Haatuf oo dhawaan lagu xukumay xadhig, ganaax iyo kala…

                Read More

                  Somali youth: We are not terrorists

                  NAIROBI—For days, Mohammed Farhan could not sleep, just waiting for the security officers’ knock on the door. And when he got tired, his identification had to be in the open, where security officers could see it. “I was forced to sleep with my identity card on the neck, so that when the police officers come,…

                  Read More

                    Revealed: US operating secretly in Somalia since 2007

                    American military advisers have been operating secretly in Somalia since around 2007, a revelation that shows the United States has had a presence in the African country for years without acknowledging the situation publicly. The latest details provided by a Reuters report reveals that the American presence in Somalia stretches all the way back to…

                    Read More

                      Duufaanadan Isitee i Walwaalayaa Xagay igu Wadaan

                      Dadkaygu dhago maleh wax lagu maqlo, indho maleh wax lagu arko, san maleh wax lagu uriyo, carab maleh wax lagu dhadhamiyo, badana maaha bulsho wax u dhaadhacda, waa dad had iyo jeer caanku ah inay mikirifoonka (micro-phone) wax ka dhagaysato (oral society) tuuguna bartay halka looga soo dhaco sahan la laba celiyeyna lagu darasadeeyey inaanay…

                      Read More

                        Dib u Eeg, 24 Saacadood Gudahood, oo ay Magool ku Kulmeen Saddex Qodob,Oo Hore Loogu Saadaaliyey.

                        Boqoraddii codka, udub dhexaadkii fanka Soomaaliyeed, fanka baalashiisii iyo gabadhii magacyada badneyd, ee noqotay qofka seddexaad, ee dadyowga madow ee caalamka ugu codka wanaagsaneyd. Inkasta oo aanan kaga hadli karin hal maqaal ama wax ka badan ma-hadhooyinka iyo sooyaalkii taariikheed, ee boqoradda codka Soomaalida Marxuumad Xaliimo Cumar Khaliif (Magool)  Alla ha u naxariistee, ayaa waxa…

                        Read More

                          Gaalkacayo: Xaalada Cisbitaalka Guud ee Magaaladaas oo laga dayriyay Iyo Agaasimaha Cisbitaalkaas oo ka hadlay {DHAGAYSO}

                          Gaalkacayo 02.July 2014 (SDN/QJ)- Mamulka Isbitaalka guud ee magalada Gaalkacyo ayaa ka dayriyay xaalada isbitaalka ka dib markii agabkii iyo dhaqaalihii lagu shaqaynayay ay gababsi noqdeen. Agaasimaha Isbitaalka Dr.Maxamed Xuseen Aadan oo shir jaraa’id maanta Gaalkacyo ku qabtay ayaa tilmaamay xaalad deg deg ah inuu ku sugan yahay isbitaalka isla markasna ay muhiim tahay in…

                          Read More

                            Dhaq Dhaqaaqa Madaarka Hargaysa ee Cigaal oo Kor u kacay iyo Cabasho ka soo Yeedhaysa Dadka ku xidhan madaarka

                            Hargaysa 02.July 2014 (SDN/QJ)- Maamulaha Madaarka Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa ka hadlay shaqada baaxada leh ee wakhtigan Xagaaga ka socota Madaarka caasimada Cigaal Airport. Maamulaha Madaarka Cigaal International Airport ayaa sidoo kalena waxa uu ka jawaab ka bixiyey cabasho ka timid qaar ka mida Rakaabka Madaarka adeegsada oo ka cawaday in ay dib uga…

                            Read More

                              Isu Duwaha Gobolka Togdheer oo furay Bali lagu Kaydiyo Biyaha Roobka

                              Burco 02.July 2014 (SDN/QJ)- Isku duwaha wasaaradda macdanta iyo biyaha  gobolka Togdheer ayaa furay baliga lugu kaydiyo biyaha roobka oo laga hirgaliyey deegaanka Waraabeeye ee   gobolka Togdheer. Baligan ayaa waxaa hirgalisey hay’adda Caritas, waana tii 4aad oo ay hay’addu ka hirgalisey gobollada Togdheer iyo Sool, sida uu sheegay Maxamed Yuusuf  Kenyaati oo kamid ah hawl-wadeennada…

                              Read More