Baqaha Ebolaha Oo Sii Kordhaya Iyo Kenya Oo Joojisay Duulimaadyadii Galbeedka Afrika

    Nairobi:Aug,17,2014(SDN/QJ)-Xilli uu sii xoogaysanayo Xawaaraha uu ku socdo Cudurka Ebola, ayaa waxa soo Badanaya Dalalka joojinaya Duulimaadyada ka imana Dalalka Galbeedka Afrika oo ah Meeshii cudurkani ka dillaacay. Shirkadaha diyaaraha ee Iska joojiyey tegitaankii Galbeedka Afrika, ayaa waxa ugu dambeeyey Shirkadda Kenyan Airways oo soo saartay war ah inay joojisay duulimaadyadii ay Dalalkaas ku tegi…

    Read More

      Garbo(Kaawo) Soo Duntay Oo Keentay Dhimasho Iyo Dhaawac Dad Danyar ahaa

      Muqdisho:Aug,17,2014(SDN/QJ)-Ilaa iyo Haatan inta la Ogyahay Saddex Qof ayaa dhimatay Toddoba kalena waxa soo gaadhay Dhaawac kadib markii ay soo duntay Garbo ama Kaawo laga qodayey Dhagaxa dhismaha loo adeegsado. Kaawada Duntay oo ku Taallay Agagaarka Magaalada Muqdisho, ayaa dadka ku waxyeeloobay ay  ahaayeen shakhsiyaadkii noloshooda kala soo bixi jirey Qodiska ciidda iyo dhagaxa, kuwaas…

      Read More

        “Ninbaa been sheegay, kadibna Aduunka dagaal geliyay Qiso Cajiib ah,Ciraaqi hore u sheegay in Sadaam Xuseen Haysto Nuclear Muxuu Sidaa u Yidhi DAAWO?

        Parlini 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Curveball ama Rafid Ahmed Alwan Al-Janabi waa nin Ciraaqi ah 1999 ayuu Jarmalka iska dhiibay, sida dhacdo badanaa, dacwadiisii uu ku doonaayay Magangalyada ayuu ka been sheegay, been aad u weyn oo ah in uu yahay Injineer, kana soo shaqeeyay Sadaam Xuseen meesha uu Hubka Halista ah ee Nuclear-ka ku abuuro,…

        Read More

          Suldaanka Guud ee Beesha Arab oo Luqad aan looga baran kula hadlay Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirkiisa Boosaha DAAWO

          Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha ARAB Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa ku baaqay in Ciidamada ay xukuumadu geysay deegaanka Bali-Diiriye Guuleed ay ka saarto,isla markaana laga shaqeeyo umadda nabadgelyadeeda. Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax waxa uu sidaa ku sheegay shir-jaraa’id oo uu  ku qabtay Magaalada Hargeysa. Suldaan Cumar Suldaan…

          Read More

            “Waxaanu leenahay Xukumaddu degdeg ha u horkeento Golaha wakiilada Sharciyada Komishanka Doorashooyinka” Xildhibaan Ibraahin Buubaa

            Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha gudiga Joogtada  ah ee golalaha Wakiiladda Somaliland Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa,ayaa Xukuumadda Somaliland ka dalbaday in ay si deg deg ah ugu soo gudbiso golaha wakiiladda Somaliland xeerka gudiga doorashooyinka Qaranka. Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa waxaa uu tilmaamay in xeerka gudiga Dooradhooyinka Qaranku in uu yahay mid muhiimadiisa leh isal markaana…

            Read More

              Hub-ka-dhigista Muqdisho Oo Aan Saamayn Doonin Yuusuf Indha-cadde Iyo Sababaha Keenay

              Muqdisho:Aug,17,2014(SDN/QJ)-Waxa Magaalada Muqdisho ka socda Hawlgallo Ballaadhan oo Hubka lagaga dhigayo Qabqablayaal dagaal ooh ore iyo Rag xilal hore kasoo qabtay Dawladihii kala dambeeyey ee Somalia oo Aqalladooda ku Haysta Hub iyo Maleshiyo ay gaar u leeyihiin. Hubka dhigista socota oo keentay dhimasho iyo dhaawac badan, ayaa la sheegayaa inaan loo sinayn, isla-markaana aan wada…

              Read More

                `“Raggii wuu soo qaxay oo bahalkii Qaadka la odhan jiray markii laga joojiyay” Muuse Biixi oo Sheegay in Muqayiliintii Qurbejoogta ahaa hargaysa ku soo bateen sannadkan

                Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Tirada Qurbo-joogta dalka ku soo noqday ayaa sanadkan ka badan sanadihii hore, sida waxa xaqiijiyay Sarkaal ka hawl-gala Madaarada dadku ka soo degaan ee Somaliland. Madaxtooyada Somaliland ayaa Munaasibad casho sharaf u sameysay qurbo-joogta dalka ku sugan, taasoo lagu qabtay hudheel weyn oo ku yaalla Magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha Xisbiga talada haya…

                Read More

                  Kulan Maanta Garowe ku Dhex Mari doona Danjire Key iyo Isimada Punt land iyo Waxyaabaha uu daaran yahay

                  Garowe 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud QM u qaabilsan arrimaha Somalia Danjire Nichalos Key ayaa lagu wadaa maanta inuu magalo madaxda Puntland ee Garowe kulan kula yeesho Isimadda Puntand intooda ku sugan magalada Garowe. Kulankan uu Kay Waxgaradka Puntland la qaadanayo ayaan wax badan laga ogayn iyo sababaha keenay inuu la…

                  Read More

                    Dawlada Federaalka Somalia oo La sheegay inay Si Hoose uga baxday Heshiiskii Qaxoontiga

                    Muqdisho 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Dowlada Federaalka Somalia ayaa markii Labaad ka baxdey heshiis la damacsanaa in dib loogu celiyo 500,000 oo Somali ah kuwaasoo qaxooti ku jooga dalka Kenya, sidaas waxaa sheegey saraakiil ka tirsan Wasarada arrimaha dibada Kenya. Kulan arinkaan looga wadaxaajoon lahaa ayaa la baajiyey maalintii shaley kadib markii waftigii ka socdey dowlada…

                    Read More

                      Mac-hadka Faafinta Islaamka oo kulan-diimeed u qabtay qaar ka mid ah dhalinyarada Hargeysa.

                      Hargeysa,17,August 2014,(SDN/QJ)- Mac-hadka Faafinta Islaamka ee ka hawlgala Somaliland ayaa kulan-diimeed u qabtay in ka badan 150 dhalinyada reer Hargeysa. Kulankaas oo lagu qabtay hotel Shiraaqle ee Magaalada Hargeysa. Kulankan ayaa dhaliyarada lagaga wacyi geliyay arimaha ka soo horjeeda diinteena suuban ee ay ka mid yihiin tahriibta, Waalid caasiga, isqarxinta iyo akhlaaq xumada ka soo…

                      Read More

                        Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland oo Xukun dil ah ku riday Askari Gacan ku dhiigle ah oo dilay Marxuun Rayid ah

                        Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee JSL ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari  gacan ku dhiigle ah oo hore u dilay qof rayid ah. Go’aanka Xukunka Maxakamadda oo nuqul ka mid ah la soo gaadhsiiyey Shabakada Qurbejoog.com uuna ku saxiixan yahay garsooraha Maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka sida Gaashaanle sare Maxamed…

                        Read More

                          “Cali Khaliif waxa ka muuqata nebcaansho iyo ciil aan lala Qabin, ciilkaana waa inuu naftiisa ku koobaa Oo…..”Faysal Cali Waraabe.

                          Hargeysa:Aug,17,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka Hadlay Doorashada Madaxtinimo ee Cali Khaliif Galaydh oo sheegay inuu Noqday Madaxweynaha Khaatumo. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inaanay wax la aqbali karo ahayn in Cali khaliif uu qori dab leh kula dhex wareego bulshada walaalaha ee Somaliland ku wada Nool, isagoo…

                          Read More

                            Kenya Oo Ka Cadhootay Dawladda Somalia, Heshiisna La Gashay Maamulka Jubba Land iyo Nuxurka Arrinta La Isku Hayo

                            Nairobi:Aug,17,2014(SDN/QJ)-Warar sheegaya in Xukuumadda Kenya ay si weyn uga Cadhootay dhiggeeda Somalia, isla-markaana ay Xidhiidh dhaw la samaysatay Maamulka Jubba, ayaa waxa Baahisay Warbaahinta Dalka Kenya kasoo Baxda. Wargeyska The Star ee kasoo baxa dalka Kenya oo soo xiganaya mas’uul ka tirsan wasaaradda arrimaha dibbadda Kenya ayaa ku waramaya in xukuumadda Nairobi ay ku eedeysay…

                            Read More

                              Turkiga Oo Mucaawimo Gaadhsiiyey Deegaano Ka Tirsan Somaliland Oo Uu Taariikh Hore Ku Lahaa

                              Saylac:Aug,17,2014(SDN/QJ)-Dawladda Dalka Turkiga ayaa mucaawimooyin kala duwan gaadhsiisay Shacabka ku dhaqan Deegaanka Gobolka Salal iyo xeebihiisa oo ah Goob uu Turkigu ku Lahaa Taariikh Soo Jireen ah. Mucaawimaddan ayaa waxa Keentay Safaaradda Dalka Turkigu ku leeyahay Magaalada Djibouti, waxana Gaadiid Tiro badan oo Mucaawimadan ku rarani kasoo gudbeen Xuduudda dalka Djibouti oo iyadu wali iska…

                              Read More

                                Ku-xigeenka Duqa magaalada Hargeysa oo Arooskiisa aan loo kala harin(SAWIRO)

                                Hargyeysa Aug 16,2014(SDN/QJ)-Ku-xigeenka duqa magaalada Hargeysa Cabdicasiis Cagaweyne ayaa manta arooskiisu uu ka dhacay Hotelka Ambassador ee magaalada Hargeysa. Arooska ku-xigeenka duqa magaalada Hargeysa ayaa noqday ka uGu hadal heynta badnaa magaalada Hargeysa sanadihii ina dhaafay. HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA ARODKA CABDICASIIS CAGAWEYNE SDN/QJ-Hargesa contact@qurbejoog.com

                                Read More

                                  Xisbiga UCID oo masuuliyiin u magacaabay dalka France

                                  Hargeysa Aug 16,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee uUCID Md Faysal Cali Waraabe ayaa dalka France u magacaabay masuuliyiin xisbiga dalkaa uga hawlgeli doona, qoraalka lagu magacaabay labadan masuul ayaa sidan u qornaa: Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Magacaabo Xilalka Banaan ee xisbaga waxa uu manta oo…

                                  Read More

                                    Xukuumadda Siilaanyo : Saarka Dhaantada Fanaaniinta Kililka 5aad, Ficiltankeeda Fannaaniinta Geeska iyo Dhaawaca ka soo gaadhay Madaxweyne lagu Doortay Gudaha Dalka; Saddex aan Is-qaban

                                    Hargeysa Aug 16,2014(SDN/QJ)-Xukuumada Somaliland ee uu Madaxweyne Siilaanyo hogaanka uyahey ayaa bilowdey inay Laficiltanto Fanaaniinta Xidigaha Geeska kuwaas oo ah faniin ku adag qaranimada iyo Jiritaanka Somaliland. Waxa maanta deegaanka Saax-dheer oo katirsan gobolka laascaanood lagu doortey madaxweyne Cusub oo ay caleemo saareen kooxda maleeshiyada ah ee KHAATUMO . Xukuumadan ayaa ku foogan in ay umadeeda iyo shacbigii  Somaliland…

                                    Read More

                                      Somalia pulls out of refugee talks again

                                      Somalia for the second time has pulled out of a long-awaited deal to repatriate more than half a million Somali refugees, and Kenya is now considering dealing with the administration of the Jubaland region. The tripartite commission was to be launched yesterday but the Somalia delegation failed to “show commitment” to the process, hence, cancellation…

                                      Read More

                                        QADIYADDA SOMALILAND IYO CALI KHALIIF GALAYDH

                                        Somaliland waa dal nabad ah isla markaana dimuqraadi ah oo leh dhamaan hay’addo dawli oo dastuuri ah iyo kuwa shacbiga ee ururada bulshadda. Waxa dalka aasaaskiisa dhaqaale yahay suuqa xorta ah, waxa kale oo seddex iyo labaatan kii sano ee u dambeeyey si toosa uga shaqeyneysey saxaafada madaxabanaan, cabirka iyo rayiga dadweynuhuna waxa uu ahaa…

                                        Read More

                                          Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta soo saaray war-murtiyeed ku aadan arrimaha amniga

                                          Muqdisho, 16, August, 2014… Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir gudoominayey Ra’iiusl Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed, waxaa sidoo kale kulanka ka soo qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamud. Kulanka oo looga hadlayey ariimaha amniga iyo xaaladihii ugu danbeeyey…

                                          Read More